{"id":178632,"date":"2023-08-11T16:21:40","date_gmt":"2023-08-11T13:21:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178632"},"modified":"2023-08-11T16:21:40","modified_gmt":"2023-08-11T13:21:40","slug":"dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-somaliland-iyo-jabhada-buurta-gacan-libaax","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-somaliland-iyo-jabhada-buurta-gacan-libaax\/","title":{"rendered":"Dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo jabhada buurta Gacan libaax"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178634\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164572_980105039864123_5230993932367129665_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"541\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164572_980105039864123_5230993932367129665_n.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164572_980105039864123_5230993932367129665_n-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164572_980105039864123_5230993932367129665_n-768x433.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164572_980105039864123_5230993932367129665_n-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164572_980105039864123_5230993932367129665_n-745x420.jpeg 745w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Dagaal u dhexeeya Booliiska Somaliland iyo Jabhadii dhawaan gashay buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil ayaa ka socda degmada Goda-yar.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa bilaabmay salaadii Jimacaha ee maanta kadib, ilaa iyo hadana war sugan lagama hayo sida uu ku bilowday, waana markii labaad oo intii jabahadani buurta dagtay uu dagaal dhexmaro ciidamo booliis ah oo dhawaan la geeyay agagaarka buurta.<\/p>\n<p>Jabhadan ayaa hore afduub ugu gaysatay saraakiil ciidan iyo odayaaal doonayay in ay waan waan la galaan, sidookale Arbacadii weerar ay ku qaadeen degmada Dabagoroyaale ayay afduub ugu gaysteen dirawal iyo 2 baabuur oo ay lahayd hay&#8217;adda Hello Trust.<\/p>\n<p>Xisbiga Waddani iyo qaar kamid ah ururada siyaasada ayaa cambaareeyay weerarka iyo qafaalashada ay jabhadu gaysatay, lakiin xukuumada Somaliland kali ah waxay sheegtay in ay ciqaabi doonto cidii gaysatay weerarka, baadhisna ay samayn doonto.<\/p>\n<p>Jabhadan oo dhawaan soo shaacbaxday ayaa sheegtay in ay kasoo horjeedo nidaamka maamul ee madaxweynaha Somaliland, iyada oo dadka qaarkood ay sheegayaan in xisbiyada mucaaradku ay dabada ka wadaan, inkasta oo ay iska fogeeyeen.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178633\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365129694_980105069864120_2559254146877744643_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"541\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365129694_980105069864120_2559254146877744643_n.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365129694_980105069864120_2559254146877744643_n-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365129694_980105069864120_2559254146877744643_n-768x433.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365129694_980105069864120_2559254146877744643_n-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365129694_980105069864120_2559254146877744643_n-745x420.jpeg 745w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-178634\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164572_980105039864123_5230993932367129665_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"541\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164572_980105039864123_5230993932367129665_n.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164572_980105039864123_5230993932367129665_n-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164572_980105039864123_5230993932367129665_n-768x433.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164572_980105039864123_5230993932367129665_n-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164572_980105039864123_5230993932367129665_n-745x420.jpeg 745w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal u dhexeeya Booliiska Somaliland iyo Jabhadii dhawaan gashay buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil ayaa ka socda degmada Goda-yar. &nbsp; Dagaalka ayaa bilaabmay salaadii Jimacaha ee maanta kadib, ilaa iyo hadana war sugan lagama hayo sida uu ku bilowday, waana markii labaad oo intii jabahadani buurta dagtay uu dagaal dhexmaro ciidamo booliis ah oo dhawaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178633,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178632","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo jabhada buurta Gacan libaax - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-somaliland-iyo-jabhada-buurta-gacan-libaax\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo jabhada buurta Gacan libaax - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal u dhexeeya Booliiska Somaliland iyo Jabhadii dhawaan gashay buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil ayaa ka socda degmada Goda-yar. &nbsp; Dagaalka ayaa bilaabmay salaadii Jimacaha ee maanta kadib, ilaa iyo hadana war sugan lagama hayo sida uu ku bilowday, waana markii labaad oo intii jabahadani buurta dagtay uu dagaal dhexmaro ciidamo booliis ah oo dhawaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-somaliland-iyo-jabhada-buurta-gacan-libaax\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-11T13:21:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365129694_980105069864120_2559254146877744643_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"541\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-somaliland-iyo-jabhada-buurta-gacan-libaax\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-somaliland-iyo-jabhada-buurta-gacan-libaax\/\",\"name\":\"Dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo jabhada buurta Gacan libaax - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-somaliland-iyo-jabhada-buurta-gacan-libaax\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-somaliland-iyo-jabhada-buurta-gacan-libaax\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365129694_980105069864120_2559254146877744643_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-08-11T13:21:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-somaliland-iyo-jabhada-buurta-gacan-libaax\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-somaliland-iyo-jabhada-buurta-gacan-libaax\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-somaliland-iyo-jabhada-buurta-gacan-libaax\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365129694_980105069864120_2559254146877744643_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365129694_980105069864120_2559254146877744643_n.jpeg\",\"width\":960,\"height\":541},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-somaliland-iyo-jabhada-buurta-gacan-libaax\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo jabhada buurta Gacan libaax\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo jabhada buurta Gacan libaax - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-somaliland-iyo-jabhada-buurta-gacan-libaax\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo jabhada buurta Gacan libaax - Wardoon","og_description":"Dagaal u dhexeeya Booliiska Somaliland iyo Jabhadii dhawaan gashay buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil ayaa ka socda degmada Goda-yar. &nbsp; Dagaalka ayaa bilaabmay salaadii Jimacaha ee maanta kadib, ilaa iyo hadana war sugan lagama hayo sida uu ku bilowday, waana markii labaad oo intii jabahadani buurta dagtay uu dagaal dhexmaro ciidamo booliis ah oo dhawaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-somaliland-iyo-jabhada-buurta-gacan-libaax\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-11T13:21:40+00:00","og_image":[{"width":960,"height":541,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365129694_980105069864120_2559254146877744643_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-somaliland-iyo-jabhada-buurta-gacan-libaax\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-somaliland-iyo-jabhada-buurta-gacan-libaax\/","name":"Dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo jabhada buurta Gacan libaax - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-somaliland-iyo-jabhada-buurta-gacan-libaax\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-somaliland-iyo-jabhada-buurta-gacan-libaax\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365129694_980105069864120_2559254146877744643_n.jpeg","datePublished":"2023-08-11T13:21:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-somaliland-iyo-jabhada-buurta-gacan-libaax\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-somaliland-iyo-jabhada-buurta-gacan-libaax\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-somaliland-iyo-jabhada-buurta-gacan-libaax\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365129694_980105069864120_2559254146877744643_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365129694_980105069864120_2559254146877744643_n.jpeg","width":960,"height":541},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-somaliland-iyo-jabhada-buurta-gacan-libaax\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo jabhada buurta Gacan libaax"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178632"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178632"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178632\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178635,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178632\/revisions\/178635"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178633"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178632"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178632"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178632"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}