{"id":178636,"date":"2023-08-11T16:34:24","date_gmt":"2023-08-11T13:34:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178636"},"modified":"2023-08-11T16:34:24","modified_gmt":"2023-08-11T13:34:24","slug":"daawo-saadaq-joon-oo-shaaciyey-ciqaab-ka-dhalatay-carruurtii-lalaayey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saadaq-joon-oo-shaaciyey-ciqaab-ka-dhalatay-carruurtii-lalaayey\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Saadaq Joon oo shaaciyey ciqaab ka dhalatay carruurtii lalaayey"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-178637\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/download.jpeg\" alt=\"\" width=\"516\" height=\"401\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) oo Cadaado uga qeyb galay xaflad sanad guuro ah oo golaha deegaanka degmadaas ay dhigteen ayaa ka hadlay carruurtii dhawaan lagu laayey deegaanka Kaxandhaale ee waqooyiga gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Saadaq Joon ayaa sheegay in dhibaato xoog leh ay ka dhalatay carruurtii lagu laayey ay laayeen maleeshiyaad ka tirsan beeshiisa.<\/p>\n<p>\u201cIlmihii lagu laayey meeshaan waa dhinteen, laakiin ilmihiina ayaa u ciqaaban maanta, dadka miyaga jira ilmahooda hadda waa la ilaaliyaan, si aan looga aarsan dhibaatadii aad geysateen,\u201d ayuu yiri Saadaq Joon oo la hadlaayey dadka reer Cadaado.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku sii daray in carruurta beesha Saleebaan ee ku nool miyiga hadda lagu waardiyeeyo qoryo, isla markaana laga saaray dugsiyadii ay dhiga jireen, iyadoo cabsi laga qabo in laga aar guto.<\/p>\n<p>\u201cCarruurtii waa disheen, laakiin ciqaab adduun ayaa idinka idin heysata, raggii dilay magacyadooda waa lasoo qoray ee la wadaaga hey\u2019adaha amniga si loo soo qabto idinkuna aad uga nasataan carruurtaan aad qoryaha ku waardiyeyneysaan,\u201d ayuu yiri Xildhibaan Saadaq.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xildhibaanka ayaa sheegay inuu ku kalsoonyahay in Galmudug iyo DF ay soo qaba doonaan raggii dhibkaas geystay, \u201cHadaa qarsatii ragaas cadaaladu waa kala dheeraa kartaa, laakiin hadaa hey\u2019adaha amniga ku garabsiisaan waa ka baxaysaan dhibkaan.\u201d<br \/>\nDanta dadka reer Cadaado wuxuu sheegay in aysan ku jirin in sidaan lahu sii jiro, \u201cU daneeya carruurtiina qoryahaan aad ku waardiyeysaan idinku intaa iska dili la heydeen,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray Saadaq Joon.<\/p>\n<p>Galmudug ayaa ciidan u dirtay raggii dilay carruurta si loosoo qabto, hadda waxaa socda baadi goobka kooxdii dishay carruurtaas oo gaareysay shan carruur ah oo dugsiley ah.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F5SomaliTV%2Fvideos%2F244637744587768%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) oo Cadaado uga qeyb galay xaflad sanad guuro ah oo golaha deegaanka degmadaas ay dhigteen ayaa ka hadlay carruurtii dhawaan lagu laayey deegaanka Kaxandhaale ee waqooyiga gobolka Galgaduud. Saadaq Joon ayaa sheegay in dhibaato xoog leh ay ka dhalatay carruurtii lagu laayey ay laayeen maleeshiyaad ka tirsan beeshiisa. \u201cIlmihii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178637,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178636","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Saadaq Joon oo shaaciyey ciqaab ka dhalatay carruurtii lalaayey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saadaq-joon-oo-shaaciyey-ciqaab-ka-dhalatay-carruurtii-lalaayey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Saadaq Joon oo shaaciyey ciqaab ka dhalatay carruurtii lalaayey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) oo Cadaado uga qeyb galay xaflad sanad guuro ah oo golaha deegaanka degmadaas ay dhigteen ayaa ka hadlay carruurtii dhawaan lagu laayey deegaanka Kaxandhaale ee waqooyiga gobolka Galgaduud. Saadaq Joon ayaa sheegay in dhibaato xoog leh ay ka dhalatay carruurtii lagu laayey ay laayeen maleeshiyaad ka tirsan beeshiisa. \u201cIlmihii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saadaq-joon-oo-shaaciyey-ciqaab-ka-dhalatay-carruurtii-lalaayey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-11T13:34:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/download.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"255\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"198\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saadaq-joon-oo-shaaciyey-ciqaab-ka-dhalatay-carruurtii-lalaayey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saadaq-joon-oo-shaaciyey-ciqaab-ka-dhalatay-carruurtii-lalaayey\/\",\"name\":\"DAAWO:-Saadaq Joon oo shaaciyey ciqaab ka dhalatay carruurtii lalaayey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saadaq-joon-oo-shaaciyey-ciqaab-ka-dhalatay-carruurtii-lalaayey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saadaq-joon-oo-shaaciyey-ciqaab-ka-dhalatay-carruurtii-lalaayey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/download.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-08-11T13:34:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saadaq-joon-oo-shaaciyey-ciqaab-ka-dhalatay-carruurtii-lalaayey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saadaq-joon-oo-shaaciyey-ciqaab-ka-dhalatay-carruurtii-lalaayey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saadaq-joon-oo-shaaciyey-ciqaab-ka-dhalatay-carruurtii-lalaayey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/download.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/download.jpeg\",\"width\":255,\"height\":198},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saadaq-joon-oo-shaaciyey-ciqaab-ka-dhalatay-carruurtii-lalaayey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Saadaq Joon oo shaaciyey ciqaab ka dhalatay carruurtii lalaayey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Saadaq Joon oo shaaciyey ciqaab ka dhalatay carruurtii lalaayey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saadaq-joon-oo-shaaciyey-ciqaab-ka-dhalatay-carruurtii-lalaayey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Saadaq Joon oo shaaciyey ciqaab ka dhalatay carruurtii lalaayey - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) oo Cadaado uga qeyb galay xaflad sanad guuro ah oo golaha deegaanka degmadaas ay dhigteen ayaa ka hadlay carruurtii dhawaan lagu laayey deegaanka Kaxandhaale ee waqooyiga gobolka Galgaduud. Saadaq Joon ayaa sheegay in dhibaato xoog leh ay ka dhalatay carruurtii lagu laayey ay laayeen maleeshiyaad ka tirsan beeshiisa. \u201cIlmihii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saadaq-joon-oo-shaaciyey-ciqaab-ka-dhalatay-carruurtii-lalaayey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-11T13:34:24+00:00","og_image":[{"width":255,"height":198,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/download.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saadaq-joon-oo-shaaciyey-ciqaab-ka-dhalatay-carruurtii-lalaayey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saadaq-joon-oo-shaaciyey-ciqaab-ka-dhalatay-carruurtii-lalaayey\/","name":"DAAWO:-Saadaq Joon oo shaaciyey ciqaab ka dhalatay carruurtii lalaayey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saadaq-joon-oo-shaaciyey-ciqaab-ka-dhalatay-carruurtii-lalaayey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saadaq-joon-oo-shaaciyey-ciqaab-ka-dhalatay-carruurtii-lalaayey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/download.jpeg","datePublished":"2023-08-11T13:34:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saadaq-joon-oo-shaaciyey-ciqaab-ka-dhalatay-carruurtii-lalaayey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saadaq-joon-oo-shaaciyey-ciqaab-ka-dhalatay-carruurtii-lalaayey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saadaq-joon-oo-shaaciyey-ciqaab-ka-dhalatay-carruurtii-lalaayey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/download.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/download.jpeg","width":255,"height":198},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saadaq-joon-oo-shaaciyey-ciqaab-ka-dhalatay-carruurtii-lalaayey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Saadaq Joon oo shaaciyey ciqaab ka dhalatay carruurtii lalaayey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178636"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178636"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178636\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178638,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178636\/revisions\/178638"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178637"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178636"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178636"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178636"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}