{"id":178689,"date":"2023-08-15T11:26:17","date_gmt":"2023-08-15T08:26:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178689"},"modified":"2023-08-15T12:10:50","modified_gmt":"2023-08-15T09:10:50","slug":"daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-halka-uu-kaga-guuri-doono-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-halka-uu-kaga-guuri-doono-galmudug\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyey halka uu kaga guuri  doono  Galmudug"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178630\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30.png\" alt=\"\" width=\"1198\" height=\"806\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30.png 1198w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30-300x202.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30-1024x689.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30-768x517.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30-696x468.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30-1068x719.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30-624x420.png 624w\" sizes=\"(max-width: 1198px) 100vw, 1198px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa khudbad ka jeediyey munaasabad lagu xusayey sanad guurada 17-aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay Galmudug, taas oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda dalka iyo rajada laga qabo dib u soo kabashada dalkaan, si gaar ah dagaalka Al-Shabaab, dib u heshiisiinta iyo dhismaha dalka iyo dowladnimada.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa madaxda Galmudug ku amaanay sida ay muddo kooban ugu guuleysteen dib u dhiska maamulka, deegaanada iyo dib u heshiisiinta oo reer Galmudug ay ka gaareen heer wanaagsan.<\/p>\n<p>Sidoo kale madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku dheeraaday dagaalka Al-Shabaab oo dartiis uu Dhuusamareeb u joogo, isagoo rajo weyn ka muujiyey in mar aan fugeyn ay dowladiisu ka guuleysa doonto kooxda.<\/p>\n<p>\u201cShabaab ha iska siin dhaqaalahaaga adiga ayey kugu halaagayaan, dadka adiga ayaa ugu cuqubo badan, adiga ayey kuu hor-dilayaan, qaraxa ka wareeg kuma dhahayaan, meeqa Shabaab lacag sii jirtay ayey qarax ku dileen? Maanta gabagabo ayey joogaan ee maanku ha idiin soo laabto,\u201d ayuu yiri Maxaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh wuxuu sheegay in Galmudug uu ku xiji doono Koonfur Galbeed, kadibna uu uga sii gudbi doono Jubbaland, intaasna uu daba soca doono Khawaarijta Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka hadlay la dagaalanka Musuq-maasuqa, isagoo mar kale masuuliyiinta dowladda uga digay inay ku kacaan xatooyo xoolo dadweyne.<\/p>\n<p>\u201cNin wax xaday waa tuug ee tuug ha noqon, cafis malihid hadii tuugnimo laguugu helo, qaanta dowladu ma harto, maalintii wax idaba-marinta waa dhamaatay,\u201d ayuu yiri Maxaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FXulashadaWararka1%2Fvideos%2F3715119925425993%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa khudbad ka jeediyey munaasabad lagu xusayey sanad guurada 17-aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay Galmudug, taas oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb. Madaxweynaha ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda dalka iyo rajada laga qabo dib u soo kabashada dalkaan, si gaar ah dagaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178630,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178689","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyey halka uu kaga guuri doono Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-halka-uu-kaga-guuri-doono-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyey halka uu kaga guuri doono Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa khudbad ka jeediyey munaasabad lagu xusayey sanad guurada 17-aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay Galmudug, taas oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb. Madaxweynaha ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda dalka iyo rajada laga qabo dib u soo kabashada dalkaan, si gaar ah dagaalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-halka-uu-kaga-guuri-doono-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-15T08:26:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-08-15T09:10:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1198\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"806\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-halka-uu-kaga-guuri-doono-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-halka-uu-kaga-guuri-doono-galmudug\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyey halka uu kaga guuri doono Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-halka-uu-kaga-guuri-doono-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-halka-uu-kaga-guuri-doono-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30.png\",\"datePublished\":\"2023-08-15T08:26:17+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-15T09:10:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-halka-uu-kaga-guuri-doono-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-halka-uu-kaga-guuri-doono-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-halka-uu-kaga-guuri-doono-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30.png\",\"width\":1198,\"height\":806},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-halka-uu-kaga-guuri-doono-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyey halka uu kaga guuri doono Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyey halka uu kaga guuri doono Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-halka-uu-kaga-guuri-doono-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyey halka uu kaga guuri doono Galmudug - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa khudbad ka jeediyey munaasabad lagu xusayey sanad guurada 17-aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay Galmudug, taas oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb. Madaxweynaha ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda dalka iyo rajada laga qabo dib u soo kabashada dalkaan, si gaar ah dagaalka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-halka-uu-kaga-guuri-doono-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-15T08:26:17+00:00","article_modified_time":"2023-08-15T09:10:50+00:00","og_image":[{"width":1198,"height":806,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-halka-uu-kaga-guuri-doono-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-halka-uu-kaga-guuri-doono-galmudug\/","name":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyey halka uu kaga guuri doono Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-halka-uu-kaga-guuri-doono-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-halka-uu-kaga-guuri-doono-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30.png","datePublished":"2023-08-15T08:26:17+00:00","dateModified":"2023-08-15T09:10:50+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-halka-uu-kaga-guuri-doono-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-halka-uu-kaga-guuri-doono-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-halka-uu-kaga-guuri-doono-galmudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30.png","width":1198,"height":806},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-halka-uu-kaga-guuri-doono-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyey halka uu kaga guuri doono Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178689"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178689"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178689\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178691,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178689\/revisions\/178691"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178630"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178689"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178689"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178689"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}