{"id":178736,"date":"2023-08-19T18:23:22","date_gmt":"2023-08-19T15:23:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178736"},"modified":"2023-08-19T18:49:59","modified_gmt":"2023-08-19T15:49:59","slug":"jeneraal-sheegow-oo-lasoo-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-sheegow-oo-lasoo-qabtay\/","title":{"rendered":"Jeneraal Sheegow oo lasoo qabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178737\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369463315_1359049508024032_2408043708441012183_n.webp\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"573\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369463315_1359049508024032_2408043708441012183_n.webp 480w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369463315_1359049508024032_2408043708441012183_n-251x300.webp 251w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369463315_1359049508024032_2408043708441012183_n-352x420.webp 352w\" sizes=\"(max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Boolis Milataaro ayaa goordhow gacanta ku dhigay Jeneraal Sheegow oo ah sarkaal ka tirsan milatariga Soomaaliya, kaas oo xalay ciidamada xasilinta caasimada oo kaashanaya kuwa Booliska Soomaaliyeed kula dagaalamay xaafadda Kaawo Godey ee degmada Dharkenley.<\/p>\n<p>Dagaalka oo soo billowday abaare 9:00 habeenimo ee xalay ayaa soo gaaray illaa saaka, waxaa ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray labada dhinac iyo sidoo kale dad shacab ah.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa innoo sheegay in ciidamada ay nolosha ku qabteen Jeneraalka yo ciidmo uu watay oo gaaraya 25 askari, waxaana soo dhamaaday dagaalka.<\/p>\n<p>Booliska ayaa sidoo kale la wareegay goobta lagu dagaalamay, waxaana haatan gaaray saraakiil sar sare oo ka tirsan hay\u2019adaha ammaanka ee dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Saraakiisha amniga ee dowladda ayaa la filayaa inay ka hadlaan arrinta sarkaalkan iyo dagaalkii xooganaa ee xalay ka dhacay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Iska hor imaadkan ayaa sidoo kale sababay barakac ay sameeyeen dadka deegaanka, kadib markii uu sameeyay dagaalka culus ee ka dhacay halkaasi.<\/p>\n<p>dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Boolis Milataaro ay ku baxeen dhibaato la sheegay in ciidamada uu wato sarkaalkan ay ku hayeen dadka deegaanka, waxaana kadib sidaas ku qarxay dagaalka.<\/p>\n<p>Sida aan xogta ku helnay ciidamada xasilinta ayaa soo xiray laba kamid ah ciidamada taabacsan sarkaalkaasi, ayaga oo lagu eedeynayo inay dhac geysteen, taas oo la sheegay inay dhalisay dagaalka qarxay.<br \/>\nDagaalkan ayaa noqday kii ugu xooganaa ee dhex mara ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda marka loo eego dagaallada sanadihii u dambeeyay ka dhacay Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Boolis Milataaro ayaa goordhow gacanta ku dhigay Jeneraal Sheegow oo ah sarkaal ka tirsan milatariga Soomaaliya, kaas oo xalay ciidamada xasilinta caasimada oo kaashanaya kuwa Booliska Soomaaliyeed kula dagaalamay xaafadda Kaawo Godey ee degmada Dharkenley. Dagaalka oo soo billowday abaare 9:00 habeenimo ee xalay ayaa soo gaaray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178745,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178736","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jeneraal Sheegow oo lasoo qabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-sheegow-oo-lasoo-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jeneraal Sheegow oo lasoo qabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Boolis Milataaro ayaa goordhow gacanta ku dhigay Jeneraal Sheegow oo ah sarkaal ka tirsan milatariga Soomaaliya, kaas oo xalay ciidamada xasilinta caasimada oo kaashanaya kuwa Booliska Soomaaliyeed kula dagaalamay xaafadda Kaawo Godey ee degmada Dharkenley. Dagaalka oo soo billowday abaare 9:00 habeenimo ee xalay ayaa soo gaaray [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-sheegow-oo-lasoo-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-19T15:23:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-08-19T15:49:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Sheega.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1424\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1134\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-sheegow-oo-lasoo-qabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-sheegow-oo-lasoo-qabtay\/\",\"name\":\"Jeneraal Sheegow oo lasoo qabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-sheegow-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-sheegow-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Sheega.webp\",\"datePublished\":\"2023-08-19T15:23:22+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-19T15:49:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-sheegow-oo-lasoo-qabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-sheegow-oo-lasoo-qabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-sheegow-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Sheega.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Sheega.webp\",\"width\":1424,\"height\":1134},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-sheegow-oo-lasoo-qabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jeneraal Sheegow oo lasoo qabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jeneraal Sheegow oo lasoo qabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-sheegow-oo-lasoo-qabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jeneraal Sheegow oo lasoo qabtay - Wardoon","og_description":"Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Boolis Milataaro ayaa goordhow gacanta ku dhigay Jeneraal Sheegow oo ah sarkaal ka tirsan milatariga Soomaaliya, kaas oo xalay ciidamada xasilinta caasimada oo kaashanaya kuwa Booliska Soomaaliyeed kula dagaalamay xaafadda Kaawo Godey ee degmada Dharkenley. Dagaalka oo soo billowday abaare 9:00 habeenimo ee xalay ayaa soo gaaray [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-sheegow-oo-lasoo-qabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-19T15:23:22+00:00","article_modified_time":"2023-08-19T15:49:59+00:00","og_image":[{"width":1424,"height":1134,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Sheega.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-sheegow-oo-lasoo-qabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-sheegow-oo-lasoo-qabtay\/","name":"Jeneraal Sheegow oo lasoo qabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-sheegow-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-sheegow-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Sheega.webp","datePublished":"2023-08-19T15:23:22+00:00","dateModified":"2023-08-19T15:49:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-sheegow-oo-lasoo-qabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-sheegow-oo-lasoo-qabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-sheegow-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Sheega.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Sheega.webp","width":1424,"height":1134},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-sheegow-oo-lasoo-qabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jeneraal Sheegow oo lasoo qabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178736"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178736"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178736\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178738,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178736\/revisions\/178738"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178745"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178736"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178736"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178736"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}