{"id":178764,"date":"2023-08-20T15:28:24","date_gmt":"2023-08-20T12:28:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178764"},"modified":"2023-08-20T15:28:24","modified_gmt":"2023-08-20T12:28:24","slug":"daawo-ma-jirto-walaahi-hadii-markayga-laysiin-waayo-xabad-baan-ku-qaadanayaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-jirto-walaahi-hadii-markayga-laysiin-waayo-xabad-baan-ku-qaadanayaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-&#8220;Ma Jirto Walaahi hadii markayga laysiin waayo Xabad baan ku qaadanayaa&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178765\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692531969620.webp\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"693\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692531969620.webp 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692531969620-300x193.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692531969620-1024x657.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692531969620-768x493.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692531969620-696x447.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692531969620-1068x685.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692531969620-655x420.webp 655w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xisbiyada mucaaradka ah u sheegay in ay la tartamaan ururada cusub, isaga oo sheegay in dadku ay xaq u wada leeyihiin in la doorto.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo hadal ka jeedinayay shirwaynaha xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye oo maanta ka furmay magaalada Burco, ayaa sheegay in doorashooyinka loo raacayo sharciga.<\/p>\n<p>&#8220;Sharcigu siduu dhigayo ayaanu u raacaynaa doorashooyinka, sharciga hadii laga leexdana dalku ma soconayo, xisbiyadii wakhtigii ayaa ka dhacay, mucaaradkana xisbiyo cusub ayaanu wada dhisnay oo baarlamaanka ayay kasoo ogolaadeen&#8221; ayuu yidhi Biixi.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in nidaamka dimuquraadiga ahi aanu ahayn Tooko, ama sannadba aan qof loo dhiibayn talada, lakiin kursiga lagu tartamayo oo kolba cidii ay shacabku doortaan ay madax noqonayso.<\/p>\n<p>&#8220;Kuma jirto dimuquraadiyada waa markaygii ee ha la ii dhiibo, ma jirto walaahi hadii markayga la isiin waayo xabad ayaan ku qaadanayaa, taa rag hore ayuu ugu waayay haku lug gu&#8217;in walaalow, qaranku taa kumuu heshiin, dastuurku muu keenin, iskuma quudhno, af-waayeel maaha&#8221; ayuu yidhi Biixi.<\/p>\n<p>Mucaaradka iyo xukuumada Somaliland ayaa wali isku maan dhaafsan sida loo soo kala horaysiinayo doorashooyinka ururada iyo madaxtooyada, iyada oo ay dhawaan guddida doorashooyinku go&#8217;aamisay in doorashada ururadu soo horayso taasi oo mucaraadku ka biyo diidanyihiin.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FHassangallaydh%2Fvideos%2F839148617769870%2F&amp;show_text=false&amp;width=380&amp;t=0\" width=\"380\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xisbiyada mucaaradka ah u sheegay in ay la tartamaan ururada cusub, isaga oo sheegay in dadku ay xaq u wada leeyihiin in la doorto. Madaxweynaha oo hadal ka jeedinayay shirwaynaha xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye oo maanta ka furmay magaalada Burco, ayaa sheegay in doorashooyinka loo raacayo sharciga. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178765,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178764","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-&quot;Ma Jirto Walaahi hadii markayga laysiin waayo Xabad baan ku qaadanayaa&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-jirto-walaahi-hadii-markayga-laysiin-waayo-xabad-baan-ku-qaadanayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-&quot;Ma Jirto Walaahi hadii markayga laysiin waayo Xabad baan ku qaadanayaa&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xisbiyada mucaaradka ah u sheegay in ay la tartamaan ururada cusub, isaga oo sheegay in dadku ay xaq u wada leeyihiin in la doorto. Madaxweynaha oo hadal ka jeedinayay shirwaynaha xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye oo maanta ka furmay magaalada Burco, ayaa sheegay in doorashooyinka loo raacayo sharciga. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-jirto-walaahi-hadii-markayga-laysiin-waayo-xabad-baan-ku-qaadanayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-20T12:28:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692531969620.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"693\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-jirto-walaahi-hadii-markayga-laysiin-waayo-xabad-baan-ku-qaadanayaa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-jirto-walaahi-hadii-markayga-laysiin-waayo-xabad-baan-ku-qaadanayaa\/\",\"name\":\"DAAWO:-\\\"Ma Jirto Walaahi hadii markayga laysiin waayo Xabad baan ku qaadanayaa\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-jirto-walaahi-hadii-markayga-laysiin-waayo-xabad-baan-ku-qaadanayaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-jirto-walaahi-hadii-markayga-laysiin-waayo-xabad-baan-ku-qaadanayaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692531969620.webp\",\"datePublished\":\"2023-08-20T12:28:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-jirto-walaahi-hadii-markayga-laysiin-waayo-xabad-baan-ku-qaadanayaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-jirto-walaahi-hadii-markayga-laysiin-waayo-xabad-baan-ku-qaadanayaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-jirto-walaahi-hadii-markayga-laysiin-waayo-xabad-baan-ku-qaadanayaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692531969620.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692531969620.webp\",\"width\":1080,\"height\":693},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-jirto-walaahi-hadii-markayga-laysiin-waayo-xabad-baan-ku-qaadanayaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-&#8220;Ma Jirto Walaahi hadii markayga laysiin waayo Xabad baan ku qaadanayaa&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\"Ma Jirto Walaahi hadii markayga laysiin waayo Xabad baan ku qaadanayaa\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-jirto-walaahi-hadii-markayga-laysiin-waayo-xabad-baan-ku-qaadanayaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\"Ma Jirto Walaahi hadii markayga laysiin waayo Xabad baan ku qaadanayaa\" - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xisbiyada mucaaradka ah u sheegay in ay la tartamaan ururada cusub, isaga oo sheegay in dadku ay xaq u wada leeyihiin in la doorto. Madaxweynaha oo hadal ka jeedinayay shirwaynaha xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye oo maanta ka furmay magaalada Burco, ayaa sheegay in doorashooyinka loo raacayo sharciga. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-jirto-walaahi-hadii-markayga-laysiin-waayo-xabad-baan-ku-qaadanayaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-20T12:28:24+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":693,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692531969620.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-jirto-walaahi-hadii-markayga-laysiin-waayo-xabad-baan-ku-qaadanayaa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-jirto-walaahi-hadii-markayga-laysiin-waayo-xabad-baan-ku-qaadanayaa\/","name":"DAAWO:-\"Ma Jirto Walaahi hadii markayga laysiin waayo Xabad baan ku qaadanayaa\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-jirto-walaahi-hadii-markayga-laysiin-waayo-xabad-baan-ku-qaadanayaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-jirto-walaahi-hadii-markayga-laysiin-waayo-xabad-baan-ku-qaadanayaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692531969620.webp","datePublished":"2023-08-20T12:28:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-jirto-walaahi-hadii-markayga-laysiin-waayo-xabad-baan-ku-qaadanayaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-jirto-walaahi-hadii-markayga-laysiin-waayo-xabad-baan-ku-qaadanayaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-jirto-walaahi-hadii-markayga-laysiin-waayo-xabad-baan-ku-qaadanayaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692531969620.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692531969620.webp","width":1080,"height":693},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-jirto-walaahi-hadii-markayga-laysiin-waayo-xabad-baan-ku-qaadanayaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-&#8220;Ma Jirto Walaahi hadii markayga laysiin waayo Xabad baan ku qaadanayaa&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178764"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178764"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178764\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178766,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178764\/revisions\/178766"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178765"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178764"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178764"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178764"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}