{"id":178793,"date":"2023-08-22T22:00:56","date_gmt":"2023-08-22T19:00:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178793"},"modified":"2023-08-22T22:00:56","modified_gmt":"2023-08-22T19:00:56","slug":"baarlamanka-somalia-oo-ku-dhegan-wasiirkii-amray-in-la-xiro-tiktok","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-somalia-oo-ku-dhegan-wasiirkii-amray-in-la-xiro-tiktok\/","title":{"rendered":"Baarlamanka Somalia oo ku dhegan Wasiirkii amray in la xiro Tiktok"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-178795\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369604419_771730881627996_6802783485239359380_n-1.webp\" alt=\"\" width=\"535\" height=\"368\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369604419_771730881627996_6802783485239359380_n-1.webp 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369604419_771730881627996_6802783485239359380_n-1-100x70.webp 100w\" sizes=\"(max-width: 535px) 100vw, 535px\" \/><\/p>\n<p>Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka wasaaradda isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda ee XFS, si su\u2019aalo looga weydiiyo go\u2019aan uu dhawaan ku dhawaaqay.<\/p>\n<p>Wasiirka oo dhawaan guddoomiyay shir ka qabsoomay xarunta wasaaradda ayaa sheegay in la xirayo qaar kamid ah baraha bulshada po dadka Soomaaliyeed ay aad u isticmaalaan.<\/p>\n<p>Barahan ayaa kala ah TikTok, Telegram iyo aaladda qamaarka lagu dheelo ee 1XBET, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay wasaaradda isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddiga Warfaafinta ee Golaha Shacabka ayaa warqad wargelin ah u diray si uu usoo xaadiro kulanka guddiga ee qabsoomaya 27-kaa bishaan, si su\u2019aalo looga weydiiyo arrimo ku saabsan howlaha wasaaradda.<\/p>\n<p>\u201cGuddiga oo gudanaya waajibaadkiisa Dastuuriga ah ee ku xusan qodobka 69-aad Faqradda 2-aad xarafka (C) iyo qodobka 53-aad faqradda 1-aad ee xeer hoosaadka Golaha Shacabka, waxaa si xushmad leh lagugu wargelinayaa in aad hor imaado kulanka guddiga oo qabsoomaya Agoosto 27, 2023,\u201d ayaa lagu yiri warqadda guddiga u diray wasiirka.<\/p>\n<p>Arrintaan ayaa sidoo kale waxaa wax ka og guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe, sida ku cad warqadda wargelinta ah ee loo diray wasiirka wasaaradda isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>U yeerista wasiirka ayaa salka ku haysa buuqa durba ka dhashay go\u2019aanka uu ku dhawaaqay, kaasi oo diidmo kala horyimaadeen qaar kamid ah dhalinta sida joogtada ah ugu xiran barahaasi.<\/p>\n<p>Inta badan go\u2019aannada masiiriga ee noocaan ah ayaa mara Golayaasha sharci dejinta ee dalalka ay ka jirto warbaahinta xorta ah, kuwaasoo ka yeesha dooddo adag iyo go\u2019aan gaaris guud.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178794\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369532500_6444157418973068_5945560118165304096_n.webp\" alt=\"\" width=\"714\" height=\"1024\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369532500_6444157418973068_5945560118165304096_n.webp 714w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369532500_6444157418973068_5945560118165304096_n-209x300.webp 209w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369532500_6444157418973068_5945560118165304096_n-696x998.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369532500_6444157418973068_5945560118165304096_n-293x420.webp 293w\" sizes=\"(max-width: 714px) 100vw, 714px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka wasaaradda isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda ee XFS, si su\u2019aalo looga weydiiyo go\u2019aan uu dhawaan ku dhawaaqay. Wasiirka oo dhawaan guddoomiyay shir ka qabsoomay xarunta wasaaradda ayaa sheegay in la xirayo qaar kamid ah baraha bulshada po dadka Soomaaliyeed ay aad u isticmaalaan. Barahan ayaa kala ah TikTok, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178795,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178793","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baarlamanka Somalia oo ku dhegan Wasiirkii amray in la xiro Tiktok - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-somalia-oo-ku-dhegan-wasiirkii-amray-in-la-xiro-tiktok\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baarlamanka Somalia oo ku dhegan Wasiirkii amray in la xiro Tiktok - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka wasaaradda isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda ee XFS, si su\u2019aalo looga weydiiyo go\u2019aan uu dhawaan ku dhawaaqay. Wasiirka oo dhawaan guddoomiyay shir ka qabsoomay xarunta wasaaradda ayaa sheegay in la xirayo qaar kamid ah baraha bulshada po dadka Soomaaliyeed ay aad u isticmaalaan. Barahan ayaa kala ah TikTok, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-somalia-oo-ku-dhegan-wasiirkii-amray-in-la-xiro-tiktok\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-22T19:00:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369604419_771730881627996_6802783485239359380_n-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"218\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"150\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-somalia-oo-ku-dhegan-wasiirkii-amray-in-la-xiro-tiktok\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-somalia-oo-ku-dhegan-wasiirkii-amray-in-la-xiro-tiktok\/\",\"name\":\"Baarlamanka Somalia oo ku dhegan Wasiirkii amray in la xiro Tiktok - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-somalia-oo-ku-dhegan-wasiirkii-amray-in-la-xiro-tiktok\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-somalia-oo-ku-dhegan-wasiirkii-amray-in-la-xiro-tiktok\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369604419_771730881627996_6802783485239359380_n-1.webp\",\"datePublished\":\"2023-08-22T19:00:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-somalia-oo-ku-dhegan-wasiirkii-amray-in-la-xiro-tiktok\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-somalia-oo-ku-dhegan-wasiirkii-amray-in-la-xiro-tiktok\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-somalia-oo-ku-dhegan-wasiirkii-amray-in-la-xiro-tiktok\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369604419_771730881627996_6802783485239359380_n-1.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369604419_771730881627996_6802783485239359380_n-1.webp\",\"width\":218,\"height\":150},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-somalia-oo-ku-dhegan-wasiirkii-amray-in-la-xiro-tiktok\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baarlamanka Somalia oo ku dhegan Wasiirkii amray in la xiro Tiktok\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baarlamanka Somalia oo ku dhegan Wasiirkii amray in la xiro Tiktok - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-somalia-oo-ku-dhegan-wasiirkii-amray-in-la-xiro-tiktok\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baarlamanka Somalia oo ku dhegan Wasiirkii amray in la xiro Tiktok - Wardoon","og_description":"Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka wasaaradda isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda ee XFS, si su\u2019aalo looga weydiiyo go\u2019aan uu dhawaan ku dhawaaqay. Wasiirka oo dhawaan guddoomiyay shir ka qabsoomay xarunta wasaaradda ayaa sheegay in la xirayo qaar kamid ah baraha bulshada po dadka Soomaaliyeed ay aad u isticmaalaan. Barahan ayaa kala ah TikTok, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-somalia-oo-ku-dhegan-wasiirkii-amray-in-la-xiro-tiktok\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-22T19:00:56+00:00","og_image":[{"width":218,"height":150,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369604419_771730881627996_6802783485239359380_n-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-somalia-oo-ku-dhegan-wasiirkii-amray-in-la-xiro-tiktok\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-somalia-oo-ku-dhegan-wasiirkii-amray-in-la-xiro-tiktok\/","name":"Baarlamanka Somalia oo ku dhegan Wasiirkii amray in la xiro Tiktok - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-somalia-oo-ku-dhegan-wasiirkii-amray-in-la-xiro-tiktok\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-somalia-oo-ku-dhegan-wasiirkii-amray-in-la-xiro-tiktok\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369604419_771730881627996_6802783485239359380_n-1.webp","datePublished":"2023-08-22T19:00:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-somalia-oo-ku-dhegan-wasiirkii-amray-in-la-xiro-tiktok\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-somalia-oo-ku-dhegan-wasiirkii-amray-in-la-xiro-tiktok\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-somalia-oo-ku-dhegan-wasiirkii-amray-in-la-xiro-tiktok\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369604419_771730881627996_6802783485239359380_n-1.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369604419_771730881627996_6802783485239359380_n-1.webp","width":218,"height":150},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-somalia-oo-ku-dhegan-wasiirkii-amray-in-la-xiro-tiktok\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baarlamanka Somalia oo ku dhegan Wasiirkii amray in la xiro Tiktok"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178793"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178793"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178793\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178796,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178793\/revisions\/178796"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178795"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178793"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178793"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178793"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}