{"id":178797,"date":"2023-08-22T22:06:08","date_gmt":"2023-08-22T19:06:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178797"},"modified":"2023-08-22T22:06:08","modified_gmt":"2023-08-22T19:06:08","slug":"dagaal-xoogagan-oo-ka-socda-bariga-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogagan-oo-ka-socda-bariga-laascaanood\/","title":{"rendered":"Dagaal xoogagan oo ka socda bariga Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178798\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023822638282866518994426.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"389\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023822638282866518994426.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023822638282866518994426-300x177.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dagaal xooggan oo dhowr jiho ah oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC- Khaatuma ayaa ka socda bariga magaalada Laascaanood, iyo halka loo yaqaano Maraaga.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dagaalkaan ayaa wuxuu u muuqdaa mid ka xooggan dagaaladii hore, waxaana uu ka bilowday farriismo kala duwan oo ay isku horfadhiyeen ciidamada iskasoo horjeeda.<\/p>\n<p>Weli lama oga khasaaraha ka hashay dagaalkan. Labada dhinacna midna kama hadlin dagaalka.<\/p>\n<p>Dagaalkani wuxuu kusoo aaday, maalmo kadib markii golaha sare ee dhaqanka SSC- Khaatumo ay sheegeen inay qaadidoonaan dagaal aan la mahdin doonin oo ay ugu yeereen &#8220;Gunnimo dagaalan.<\/p>\n<p>Saraakiil katirsan maamulka SSC- Khaatumo ayaa lagasoo xigtay in ciidamadooda ay qabsadeen qeyb kamid ah Maraaga oo ah mid kamid ah talisyada ciidanka Somaliland.<\/p>\n<p>Laakiin, ma jiraan warar madax bannaan oo qabashadaas inoo xaqiijiyay.<\/p>\n<p>Maamulka cusub ee SSC- Khaatumo ayaa labadii cishe ee ugu dambeeyay ku jiray abaabul dagaal, waxaana madaxweynaha maamulkaas uu kormeerayay jiidaha hore ee dagaalka.<\/p>\n<p>Kaddib dilkii AUN, Abwaan Jaamac Kediye oo ku geeriyooday duqayn ay magaalada Laascaanood ka geysteen ciidamada Somaliland, waxaa magaalada Laascaanood ka socday dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo abaabul dagaal.<\/p>\n<p>Wixii kusoo kordha dagaalka kula socoda wararkeenna soo socda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal xooggan oo dhowr jiho ah oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC- Khaatuma ayaa ka socda bariga magaalada Laascaanood, iyo halka loo yaqaano Maraaga. &nbsp; Dagaalkaan ayaa wuxuu u muuqdaa mid ka xooggan dagaaladii hore, waxaana uu ka bilowday farriismo kala duwan oo ay isku horfadhiyeen ciidamada iskasoo horjeeda. Weli lama oga khasaaraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178798,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178797","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal xoogagan oo ka socda bariga Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogagan-oo-ka-socda-bariga-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal xoogagan oo ka socda bariga Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal xooggan oo dhowr jiho ah oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC- Khaatuma ayaa ka socda bariga magaalada Laascaanood, iyo halka loo yaqaano Maraaga. &nbsp; Dagaalkaan ayaa wuxuu u muuqdaa mid ka xooggan dagaaladii hore, waxaana uu ka bilowday farriismo kala duwan oo ay isku horfadhiyeen ciidamada iskasoo horjeeda. Weli lama oga khasaaraha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogagan-oo-ka-socda-bariga-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-22T19:06:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023822638282866518994426.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"389\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogagan-oo-ka-socda-bariga-laascaanood\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogagan-oo-ka-socda-bariga-laascaanood\/\",\"name\":\"Dagaal xoogagan oo ka socda bariga Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogagan-oo-ka-socda-bariga-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogagan-oo-ka-socda-bariga-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023822638282866518994426.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-08-22T19:06:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogagan-oo-ka-socda-bariga-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogagan-oo-ka-socda-bariga-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogagan-oo-ka-socda-bariga-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023822638282866518994426.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023822638282866518994426.jpeg\",\"width\":660,\"height\":389},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogagan-oo-ka-socda-bariga-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal xoogagan oo ka socda bariga Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal xoogagan oo ka socda bariga Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogagan-oo-ka-socda-bariga-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal xoogagan oo ka socda bariga Laascaanood - Wardoon","og_description":"Dagaal xooggan oo dhowr jiho ah oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC- Khaatuma ayaa ka socda bariga magaalada Laascaanood, iyo halka loo yaqaano Maraaga. &nbsp; Dagaalkaan ayaa wuxuu u muuqdaa mid ka xooggan dagaaladii hore, waxaana uu ka bilowday farriismo kala duwan oo ay isku horfadhiyeen ciidamada iskasoo horjeeda. Weli lama oga khasaaraha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogagan-oo-ka-socda-bariga-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-22T19:06:08+00:00","og_image":[{"width":660,"height":389,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023822638282866518994426.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogagan-oo-ka-socda-bariga-laascaanood\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogagan-oo-ka-socda-bariga-laascaanood\/","name":"Dagaal xoogagan oo ka socda bariga Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogagan-oo-ka-socda-bariga-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogagan-oo-ka-socda-bariga-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023822638282866518994426.jpeg","datePublished":"2023-08-22T19:06:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogagan-oo-ka-socda-bariga-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogagan-oo-ka-socda-bariga-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogagan-oo-ka-socda-bariga-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023822638282866518994426.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023822638282866518994426.jpeg","width":660,"height":389},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogagan-oo-ka-socda-bariga-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal xoogagan oo ka socda bariga Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178797"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178797"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178797\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178799,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178797\/revisions\/178799"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178798"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178797"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178797"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178797"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}