{"id":178800,"date":"2023-08-23T13:19:25","date_gmt":"2023-08-23T10:19:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178800"},"modified":"2023-08-23T13:19:25","modified_gmt":"2023-08-23T10:19:25","slug":"ciidamada-dowlada-oo-kaabiga-ku-haaya-degmada-ceelbuur","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-kaabiga-ku-haaya-degmada-ceelbuur\/","title":{"rendered":"Ciidamada dowlada oo kaabiga ku haaya degmada Ceelbuur"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178801\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023823638283556701567361.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"351\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023823638283556701567361.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023823638283556701567361-300x160.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada huwanta ah ay kaabiga ku hayaan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud oo kooxda Al-shabaab ku sugan yihiin in ka badan 15 sano.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ciidamada is garabsanaya ayaa doonaya iney saacadaha soo socda gudaha u galaan degmada Ceelbuur, sida uu warbaahinta u sheegay wasiir ku xigeenka Wasaaradda amniga maamulka Galmudug Cali Baashi Cabdullaahi.<\/p>\n<p>Wasiir Cali Baashi ayaa sidoo kale xusay in ciidanka dowladda, kuwa Daraawiishta Galmudug iyo kuwa dadka deegaanka ay dhaqdhaqaaqyadii ugu dambeeyay ay ka wadaan agagaarka degmada Ceelbuur.<\/p>\n<p>\u201cCiidamadaan iskaashanaya waxay in muddo ah wadeen gulufka howlgallo dagaal oo lagula jiray maleeshiyaad Khawaarijta, muhiimadda waxay aheyd in laga xureeyo kooxda magaalooyinka ku haray gacantooda, Ceelbuur waxay ka mid tahay degmooyinka ku haray gacanta cadowga insha Allah waxaan rajeyneynaa saacadaha soo socda inaan ka fara maroojino degmadaan oo istaraatiiji ah&#8221; ayuu yiri Wasiir Cali Baashi Cabdullaahi.<\/p>\n<p>Wararka madaxa banaan ee naga soo gaaraya degmada Ceelbuur ayaa sidoo kale tabaaxaya in kooxda Al-shabaab ay amar ku siisay dadka ku nool Ceelbuur in dhamaantood isaga barakacaan gudaha degmadaas, waxaana maanta halkaasi laga soo sheegaya inuu ka socda qaxii ugu balaarna oo ay sameynayaan dadka ku nool magaalada Ceelbuur.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada huwanta ah ay kaabiga ku hayaan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud oo kooxda Al-shabaab ku sugan yihiin in ka badan 15 sano. &nbsp; Ciidamada is garabsanaya ayaa doonaya iney saacadaha soo socda gudaha u galaan degmada Ceelbuur, sida uu warbaahinta u sheegay wasiir ku xigeenka Wasaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178801,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178800","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada dowlada oo kaabiga ku haaya degmada Ceelbuur - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-kaabiga-ku-haaya-degmada-ceelbuur\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada dowlada oo kaabiga ku haaya degmada Ceelbuur - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada huwanta ah ay kaabiga ku hayaan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud oo kooxda Al-shabaab ku sugan yihiin in ka badan 15 sano. &nbsp; Ciidamada is garabsanaya ayaa doonaya iney saacadaha soo socda gudaha u galaan degmada Ceelbuur, sida uu warbaahinta u sheegay wasiir ku xigeenka Wasaaradda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-kaabiga-ku-haaya-degmada-ceelbuur\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-23T10:19:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023823638283556701567361.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"351\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-kaabiga-ku-haaya-degmada-ceelbuur\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-kaabiga-ku-haaya-degmada-ceelbuur\/\",\"name\":\"Ciidamada dowlada oo kaabiga ku haaya degmada Ceelbuur - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-kaabiga-ku-haaya-degmada-ceelbuur\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-kaabiga-ku-haaya-degmada-ceelbuur\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023823638283556701567361.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-08-23T10:19:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-kaabiga-ku-haaya-degmada-ceelbuur\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-kaabiga-ku-haaya-degmada-ceelbuur\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-kaabiga-ku-haaya-degmada-ceelbuur\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023823638283556701567361.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023823638283556701567361.jpeg\",\"width\":660,\"height\":351},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-kaabiga-ku-haaya-degmada-ceelbuur\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada dowlada oo kaabiga ku haaya degmada Ceelbuur\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada dowlada oo kaabiga ku haaya degmada Ceelbuur - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-kaabiga-ku-haaya-degmada-ceelbuur\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada dowlada oo kaabiga ku haaya degmada Ceelbuur - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada huwanta ah ay kaabiga ku hayaan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud oo kooxda Al-shabaab ku sugan yihiin in ka badan 15 sano. &nbsp; Ciidamada is garabsanaya ayaa doonaya iney saacadaha soo socda gudaha u galaan degmada Ceelbuur, sida uu warbaahinta u sheegay wasiir ku xigeenka Wasaaradda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-kaabiga-ku-haaya-degmada-ceelbuur\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-23T10:19:25+00:00","og_image":[{"width":660,"height":351,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023823638283556701567361.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-kaabiga-ku-haaya-degmada-ceelbuur\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-kaabiga-ku-haaya-degmada-ceelbuur\/","name":"Ciidamada dowlada oo kaabiga ku haaya degmada Ceelbuur - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-kaabiga-ku-haaya-degmada-ceelbuur\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-kaabiga-ku-haaya-degmada-ceelbuur\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023823638283556701567361.jpeg","datePublished":"2023-08-23T10:19:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-kaabiga-ku-haaya-degmada-ceelbuur\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-kaabiga-ku-haaya-degmada-ceelbuur\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-kaabiga-ku-haaya-degmada-ceelbuur\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023823638283556701567361.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023823638283556701567361.jpeg","width":660,"height":351},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-kaabiga-ku-haaya-degmada-ceelbuur\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada dowlada oo kaabiga ku haaya degmada Ceelbuur"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178800"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178800"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178802,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178800\/revisions\/178802"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178801"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}