{"id":178809,"date":"2023-08-24T14:01:12","date_gmt":"2023-08-24T11:01:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178809"},"modified":"2023-08-24T14:01:50","modified_gmt":"2023-08-24T11:01:50","slug":"dad-la-socday-gaari-lagu-qabtay-isaga-oo-wada-agabka-qaraxyada-oo-xukun-lagu-riday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-la-socday-gaari-lagu-qabtay-isaga-oo-wada-agabka-qaraxyada-oo-xukun-lagu-riday\/","title":{"rendered":"Dad la socday gaari lagu qabtay isaga oo wada agabka qaraxyada oo Xukun lagu riday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178811\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"790\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max-300x170.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max-1024x581.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max-768x436.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max-696x395.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max-1068x606.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max-740x420.webp 740w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukunno klala duwan ku riday rag iyo haween ciidamada ammaanka qabteen, iyaga oo la socda gaari nuuca Layla Calaawi loo yaqaan oo lagu soo qaaday agab loo adeegsado waxhaabaha qaraxyada.<\/p>\n<p>Gaarigan oo kasoo baxay deegaanka Kuunya Barow ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa la socday shan haween ah iyo sidoo kale darawalka gaariga iyo ninkii kirishboyga ka ahaa gaarigaasi.<\/p>\n<p>Maxkamadeynta dadkan oo ka socotay maxkamadda ciidamada qalabnka sida ayaa ugu dambeyn maanta maxkamadda xukunno kala duwan ku riday dadkan lagu qabtay gaariga ay saarnaayeen waxyaabaha qaraxyada loo adeegsado.<\/p>\n<p>Yusuf Cali Nuune Aadan oo ahaa darawalkii gaariga waxay ayaa maxkamadda ku riday saddex sanno oo xabsi ciidan ah, waxaana xukunkan sabab looga dhigay in uu iska hubin waayay rarka uu kusoo qaaday gaariga uu darawalka ka ahaa.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa sidoo kale go\u2019aamisay in ay Muqdisho aysan ka bixi karin haweenkii gaariga lagu qabtay muddo laba sanno ah, sidoo kale isha ku heyn doonaan booliiska ,kuwaa oo kala ah Khadro Maxamed Ciise Warsame, Caaisha Muxudiin Maxamuud Afrax, Sahro Xuseen Ciise Maxamuud, Naciima Faarax Shiiq-Doon Fiidow iyo Khadiijo Socdaal Maxamuud Cadi.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn maxkamadda ciidamada ayaa dambi ku weysay siina deysay Maxamed Sandheere Siyaad Barre , oo ahaa kirisdhbowgii la socday gaariga lagu qabtay agabka qaraxyada lagu sameeyo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178811\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"790\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max-300x170.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max-1024x581.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max-768x436.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max-696x395.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max-1068x606.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max-740x420.webp 740w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-178812\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-maX-2.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"929\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-maX-2.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-maX-2-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-maX-2-1024x683.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-maX-2-768x513.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-maX-2-696x465.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-maX-2-1068x713.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-maX-2-629x420.webp 629w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukunno klala duwan ku riday rag iyo haween ciidamada ammaanka qabteen, iyaga oo la socda gaari nuuca Layla Calaawi loo yaqaan oo lagu soo qaaday agab loo adeegsado waxhaabaha qaraxyada. Gaarigan oo kasoo baxay deegaanka Kuunya Barow ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa la socday shan haween [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178811,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178809","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dad la socday gaari lagu qabtay isaga oo wada agabka qaraxyada oo Xukun lagu riday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-la-socday-gaari-lagu-qabtay-isaga-oo-wada-agabka-qaraxyada-oo-xukun-lagu-riday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dad la socday gaari lagu qabtay isaga oo wada agabka qaraxyada oo Xukun lagu riday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukunno klala duwan ku riday rag iyo haween ciidamada ammaanka qabteen, iyaga oo la socda gaari nuuca Layla Calaawi loo yaqaan oo lagu soo qaaday agab loo adeegsado waxhaabaha qaraxyada. Gaarigan oo kasoo baxay deegaanka Kuunya Barow ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa la socday shan haween [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-la-socday-gaari-lagu-qabtay-isaga-oo-wada-agabka-qaraxyada-oo-xukun-lagu-riday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-24T11:01:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-08-24T11:01:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"790\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-la-socday-gaari-lagu-qabtay-isaga-oo-wada-agabka-qaraxyada-oo-xukun-lagu-riday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-la-socday-gaari-lagu-qabtay-isaga-oo-wada-agabka-qaraxyada-oo-xukun-lagu-riday\/\",\"name\":\"Dad la socday gaari lagu qabtay isaga oo wada agabka qaraxyada oo Xukun lagu riday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-la-socday-gaari-lagu-qabtay-isaga-oo-wada-agabka-qaraxyada-oo-xukun-lagu-riday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-la-socday-gaari-lagu-qabtay-isaga-oo-wada-agabka-qaraxyada-oo-xukun-lagu-riday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max.webp\",\"datePublished\":\"2023-08-24T11:01:12+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-24T11:01:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-la-socday-gaari-lagu-qabtay-isaga-oo-wada-agabka-qaraxyada-oo-xukun-lagu-riday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-la-socday-gaari-lagu-qabtay-isaga-oo-wada-agabka-qaraxyada-oo-xukun-lagu-riday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-la-socday-gaari-lagu-qabtay-isaga-oo-wada-agabka-qaraxyada-oo-xukun-lagu-riday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max.webp\",\"width\":1392,\"height\":790},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-la-socday-gaari-lagu-qabtay-isaga-oo-wada-agabka-qaraxyada-oo-xukun-lagu-riday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dad la socday gaari lagu qabtay isaga oo wada agabka qaraxyada oo Xukun lagu riday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dad la socday gaari lagu qabtay isaga oo wada agabka qaraxyada oo Xukun lagu riday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-la-socday-gaari-lagu-qabtay-isaga-oo-wada-agabka-qaraxyada-oo-xukun-lagu-riday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dad la socday gaari lagu qabtay isaga oo wada agabka qaraxyada oo Xukun lagu riday - Wardoon","og_description":"Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukunno klala duwan ku riday rag iyo haween ciidamada ammaanka qabteen, iyaga oo la socda gaari nuuca Layla Calaawi loo yaqaan oo lagu soo qaaday agab loo adeegsado waxhaabaha qaraxyada. Gaarigan oo kasoo baxay deegaanka Kuunya Barow ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa la socday shan haween [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-la-socday-gaari-lagu-qabtay-isaga-oo-wada-agabka-qaraxyada-oo-xukun-lagu-riday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-24T11:01:12+00:00","article_modified_time":"2023-08-24T11:01:50+00:00","og_image":[{"width":1392,"height":790,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-la-socday-gaari-lagu-qabtay-isaga-oo-wada-agabka-qaraxyada-oo-xukun-lagu-riday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-la-socday-gaari-lagu-qabtay-isaga-oo-wada-agabka-qaraxyada-oo-xukun-lagu-riday\/","name":"Dad la socday gaari lagu qabtay isaga oo wada agabka qaraxyada oo Xukun lagu riday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-la-socday-gaari-lagu-qabtay-isaga-oo-wada-agabka-qaraxyada-oo-xukun-lagu-riday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-la-socday-gaari-lagu-qabtay-isaga-oo-wada-agabka-qaraxyada-oo-xukun-lagu-riday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max.webp","datePublished":"2023-08-24T11:01:12+00:00","dateModified":"2023-08-24T11:01:50+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-la-socday-gaari-lagu-qabtay-isaga-oo-wada-agabka-qaraxyada-oo-xukun-lagu-riday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-la-socday-gaari-lagu-qabtay-isaga-oo-wada-agabka-qaraxyada-oo-xukun-lagu-riday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-la-socday-gaari-lagu-qabtay-isaga-oo-wada-agabka-qaraxyada-oo-xukun-lagu-riday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/xukun-max.webp","width":1392,"height":790},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-la-socday-gaari-lagu-qabtay-isaga-oo-wada-agabka-qaraxyada-oo-xukun-lagu-riday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dad la socday gaari lagu qabtay isaga oo wada agabka qaraxyada oo Xukun lagu riday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178809"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178809"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178809\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178813,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178809\/revisions\/178813"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178811"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178809"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178809"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178809"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}