{"id":178861,"date":"2023-08-26T19:09:58","date_gmt":"2023-08-26T16:09:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178861"},"modified":"2023-08-26T19:09:58","modified_gmt":"2023-08-26T16:09:58","slug":"daawo-muuse-biixi-iyo-cirro-oo-kahadlay-dagaalkii-shalay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-cirro-oo-kahadlay-dagaalkii-shalay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Muuse Biixi iyo Cirro oo kahadlay dagaalkii shalay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178863\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023826638286305427001334.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"384\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023826638286305427001334.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023826638286305427001334-300x175.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland iyo musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Waddani, oo shir ku yeeshay madaxtooyada, ayaa shacabka ugu baaqay in ay muujiyaan midnimado, oo ay garab istaagaan ciidamada millateriga.<\/p>\n<p>Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, oo hadalka ku horeeyay ayaa shacabka u sheegay in ciidanka Somaliland ay leeyihiin awoodii ay hore u lahaayeen, isla markaana ay jawaab ka bixin doonaan weerarkii shalay lagu jabiyay.<\/p>\n<p>&#8220;Waxan u sheegaya shacabka Somaliland in ciidanku sidiisii yahay, dhibaato way soo gaadhay lakiin xoogiisii iyo fikirkiisii, geesinimadiisii iyo dal jacaylkiisii intiiba waa sidii, inshallana dhibaatada deg deg ayaynu uga soo waaqsan doonaa oo aynu uga soo aargudan doonaa cadawga huwanta ah ee dhibaatadaasi inaga soo gaadhay&#8221; ayuu yidhi Biixi.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu shacabka ugu haaqay in ay midoobaan, oo difaaca Somaliland ay meel uga soo wada jeedsadaan, waxaanu sheegay in siyaasada lagu tartamayo, lakiin danta guud la wada ilaalinayo.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu sheegay in guddi ka kooban wasiiro iyo xubno ka tirsan golayaasha baarlamaanka Somaliland, loo saaray in ay soo baadhaan qaladka keenay in ciidamada Somaliland dagaalkii shalay lagu jabiyo.<\/p>\n<p>Musharaxa Madaxweynaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo madaxweynaha shirka jaraa&#8217;id ku wehelinayay, ayaa sheegay in ay u istaageen difaaca Somaliland.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan u caddaynaya shacabka Somaliland in xisbiga Waddani oo aan afkiisa ku hadlayo, uu qaranka kala midaysanyahay dhamaan hawlaha qaranka, iyo difaaca qaranka&#8221; ayuu yidhi Cirro.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in ay wax walba ka horaysiinayaan midnimada iyo didaaca Somaliland &#8220;Khilaafka siyaasiga ahi maalinta la xalin doono iyo halkeeda ayuu leeyahay, lakiin maanta wax walba waxaanu ka horaysiinaynaa midnimada shacbiga iyo qaranimada ayaa kaw noo ah&#8221;.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FHassangallaydh%2Fvideos%2F840335114081738%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland iyo musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Waddani, oo shir ku yeeshay madaxtooyada, ayaa shacabka ugu baaqay in ay muujiyaan midnimado, oo ay garab istaagaan ciidamada millateriga. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, oo hadalka ku horeeyay ayaa shacabka u sheegay in ciidanka Somaliland ay leeyihiin awoodii ay hore u lahaayeen, isla markaana ay jawaab ka bixin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178862,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178861","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Muuse Biixi iyo Cirro oo kahadlay dagaalkii shalay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-cirro-oo-kahadlay-dagaalkii-shalay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Muuse Biixi iyo Cirro oo kahadlay dagaalkii shalay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Somaliland iyo musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Waddani, oo shir ku yeeshay madaxtooyada, ayaa shacabka ugu baaqay in ay muujiyaan midnimado, oo ay garab istaagaan ciidamada millateriga. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, oo hadalka ku horeeyay ayaa shacabka u sheegay in ciidanka Somaliland ay leeyihiin awoodii ay hore u lahaayeen, isla markaana ay jawaab ka bixin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-cirro-oo-kahadlay-dagaalkii-shalay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-26T16:09:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-26-at-17.07.39-1024x761.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"761\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-cirro-oo-kahadlay-dagaalkii-shalay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-cirro-oo-kahadlay-dagaalkii-shalay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Muuse Biixi iyo Cirro oo kahadlay dagaalkii shalay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-cirro-oo-kahadlay-dagaalkii-shalay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-cirro-oo-kahadlay-dagaalkii-shalay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-26-at-17.07.39.png\",\"datePublished\":\"2023-08-26T16:09:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-cirro-oo-kahadlay-dagaalkii-shalay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-cirro-oo-kahadlay-dagaalkii-shalay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-cirro-oo-kahadlay-dagaalkii-shalay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-26-at-17.07.39.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-26-at-17.07.39.png\",\"width\":1556,\"height\":1156},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-cirro-oo-kahadlay-dagaalkii-shalay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Muuse Biixi iyo Cirro oo kahadlay dagaalkii shalay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Muuse Biixi iyo Cirro oo kahadlay dagaalkii shalay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-cirro-oo-kahadlay-dagaalkii-shalay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Muuse Biixi iyo Cirro oo kahadlay dagaalkii shalay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Somaliland iyo musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Waddani, oo shir ku yeeshay madaxtooyada, ayaa shacabka ugu baaqay in ay muujiyaan midnimado, oo ay garab istaagaan ciidamada millateriga. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, oo hadalka ku horeeyay ayaa shacabka u sheegay in ciidanka Somaliland ay leeyihiin awoodii ay hore u lahaayeen, isla markaana ay jawaab ka bixin [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-cirro-oo-kahadlay-dagaalkii-shalay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-26T16:09:58+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":761,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-26-at-17.07.39-1024x761.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-cirro-oo-kahadlay-dagaalkii-shalay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-cirro-oo-kahadlay-dagaalkii-shalay\/","name":"DAAWO:-Muuse Biixi iyo Cirro oo kahadlay dagaalkii shalay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-cirro-oo-kahadlay-dagaalkii-shalay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-cirro-oo-kahadlay-dagaalkii-shalay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-26-at-17.07.39.png","datePublished":"2023-08-26T16:09:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-cirro-oo-kahadlay-dagaalkii-shalay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-cirro-oo-kahadlay-dagaalkii-shalay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-cirro-oo-kahadlay-dagaalkii-shalay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-26-at-17.07.39.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-26-at-17.07.39.png","width":1556,"height":1156},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-cirro-oo-kahadlay-dagaalkii-shalay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Muuse Biixi iyo Cirro oo kahadlay dagaalkii shalay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178861"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178861"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178861\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178864,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178861\/revisions\/178864"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178862"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178861"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178861"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178861"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}