{"id":178892,"date":"2023-08-27T21:48:32","date_gmt":"2023-08-27T18:48:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178892"},"modified":"2023-08-27T21:48:32","modified_gmt":"2023-08-27T18:48:32","slug":"aqriso-shan-qodob-laga-soo-saaray-shirkii-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-shan-qodob-laga-soo-saaray-shirkii-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Aqriso: Shan qodob laga soo saaray shirkii Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178899\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n-1024x683.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n-1536x1024.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n-1068x712.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Shirka 7-aad ee Golaha Wada-tashiga Qaran ee uu shir guddoomiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qabsoomey Caasimadda Dowladda Galmudug ee Dhuusamareeb, 26 \u2013 27 Agoosto 2023.<\/p>\n<p>Golaha Wada-tashiga Qaran ayaa kulankoodii 7-aad diiradda ku saaray seddax qodob oo kala ah:<\/p>\n<p>1 \u2013 Dhameystirka howlgallada dib-u-xoreynta deegaannada kooban ee weli ku harsan gacanta cadawga iyo dardargelinta wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah khawaarijta.<\/p>\n<p>2 \u2013 Xasilinta deegaannada laga xoreeyay khawaarijta iyo degaannada lagu xorayn doono howlgallada wajiga 2-aad.<\/p>\n<p>3 \u2013 Dib-u-heshiisiinta bulshada ku nool deegaannada laga xoreeyay khawaarijta.<\/p>\n<p>Bogaadin: Goluhu wuxuu Bogaadinayaa guulaha waaweyn ee ciidamada qalabka sida oo kaashanaya shacabka deegaannada ay ka gaareen dagaalladii u danbeeyay ee khawaarijta looga xoreeyay degaanno badan oo muhiim ah ee dhaca Gobolka Galguduud ee Dowladda Galmudug.<\/p>\n<p><strong>QODOBADA SHIRKA KA SOO BAXAY:<\/strong><\/p>\n<p>Golaha Wada-tashiga Qaran ayaa falanqeyn dheer kadib ku heshiiyay qodobada hoos ku xusan:<br \/>\n<strong>HOWLGALLADA DIB-U-XOREYNTA\u2022<\/strong><\/p>\n<p>Goluhu wuxuu adkeynayaa in dowladda federaalka, dowladdaha xubnaha ka ah iyo shacabka Soomaaliyeed ay si wadajir iyo isku tashi leh u xaqiijiyaan amniga una xajistaan amniga deegaanada la xoreeyay.<br \/>\nGoluhu wuxuu isku raacey in howlgallada la waafajiyo istraatiijiyadda qaran ee la dagaalanka khawaarijta, la iskuna dubbarido dadaallada kala duwan ee hey\u2019addaha dalka.<br \/>\nGoluhu waxuu adkeynayaa in dalku uu ku jiro xaalad dagaal ayna waajib tahay in aan loo kala harin dadaallada dib-u-xoraynta dalka.<br \/>\nGoluhu wuxuu go\u2019aamiyay in la mideeyo qorshaha iyo hoggaanka hawlgallada lagu cirib tirayo khawaarijta, lana ballaariyo howlgallada dib-u-xoraynta.<\/p>\n<p><strong>XASILINTA DEEGAANADA LAGA XOREEYAY KHAWAARIJTA&#x25aa;<\/strong><\/p>\n<p>Goluhu wuxuu adkeynayaa ahamiyadda ay leedahay hanashada guulaha qiimaha weyn ugu fadhiya ummadda Soomaaliyeed ee laga gaaray dagaalka lagula jiro khawaarijta.<\/p>\n<p>Goluhu wuxuu farayaa hay\u2019adaha heerarka kala duwan ee dowladda in ay mideeyaan qorsheyaasha mashaariicda iyo adeegyada bulshada sida maamul-sameynta, amniga, caafimaadka, cadaaladda, waxbarashada ee ay sida deg dega ah ugu baahanyihiin degaanada la xoreeyay.<\/p>\n<p>&#x25aa; Goluhu wuxuu ka codsanayaa ganacsatada, hantileyda Soomaaliyeed iyo kuwa kheyrka jecel in ay ka qeybqaataan dadaalada dib u soo kabashada deegaannada la xoreeyay.<\/p>\n<p>Goluhu wuxuu ka codsanayaa saaxiibada caalamka ee Soomaaliya in ay kaalmo wax ku ool ah ka geystaan degaanada laga xoreeyay khawaarijta si waafaqsan qorshaha xasilinta dowladda.<\/p>\n<p><strong>U DIYAARGAROWGA WAJIGA LABAAD EE HOWLAGALLADA&#x25aa;<\/strong><\/p>\n<p>Golohu wuxuu isla qaatay in si wadajir ah loo dardargaliyo diyaargarowga DFS iyo DXDF ay ugu jiraan wajiga 2-aad ee dagaalka lagu xoreynayo deegannada wali ku jira gacanta khawaarijta ee Jubalaand, Koonfur Galbeed, iyo Hirshabeelle (Galbeedka Wabi Shabeelle).<br \/>\n&#x25aa; Golohu wuxuu ku boorinayaa dhallinyarada iyo horjoogayaasha khawaarijta in ay isku soo dhiibaan dowladda, iyagoo ka faa\u2019iidaysataan fursadda xeerka cafiska, kana tanaasulaan fekerka xagjirnimada.<\/p>\n<p><strong>DIB-U-HESHIISIIN IYO NABADAYN BULSHO\u2022<\/strong><\/p>\n<p>Goluhu wuxuu go\u2019aamiyay u diyaar-garowga dib-u-heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed si colaadaha ay khawaarijtu dhex dhigeen xal- waara looga gaaro.<br \/>\nGoluhu wuxuu farayaa hay\u2019adaha heerarka kala duwan ee dowladda in ay dardar galiyaan fulinta istaraatiijiyada iyo qorshaha Qaran ee dib-u-heshiisinta, nabadaynta bulshada iyo ciribtirka xagjirnimada.<br \/>\n<strong>QODOBBO KALE&#x25aa;<\/strong><\/p>\n<p>Goluhu wuxuu adkaynayaa midnimada iyo wadajirka dadka iyo dalka Soomaaliyeed.<br \/>\n&#x25aa; Goluhu wuxuu si weyn uga walaacsan yahay colaadda ka taagan Sool, wuxuuna ugu baqayaa labada dhinac in ay isxakameeyaan, kana fogaadaan talaabooyin sii dheereyn kara colaadda.<\/p>\n<p>&#x25aa; Goluhu wuxuu ugu baaqayaa labada dhinacba inay ilaaliyaan xuquuqda maxaabiista.<\/p>\n<p>&#x25aa; Goluhu wuxuu sidoo kale ku baaqayaa in si degdeg ah loogu gurmado dadka ku barakacay dagaallada Sool.<\/p>\n<p><strong>MAHADCELIN&#x25aa;<\/strong><\/p>\n<p>Goluhu wuxuu mahadcelin ballaaran u jeedinayaa Dowladda iyo shacabka Galmudug oo si buuxda u martigeliyay shirka 7-aad ee Golaha Wada-tashiga Qaran.<\/p>\n<p><strong>\u2013DHAMMAAD\u2013<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178893\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369634451_716531217184687_4312358304574738836_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369634451_716531217184687_4312358304574738836_n.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369634451_716531217184687_4312358304574738836_n-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369634451_716531217184687_4312358304574738836_n-1024x683.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369634451_716531217184687_4312358304574738836_n-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369634451_716531217184687_4312358304574738836_n-1536x1024.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369634451_716531217184687_4312358304574738836_n-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369634451_716531217184687_4312358304574738836_n-1068x712.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369634451_716531217184687_4312358304574738836_n-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-178894\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369637750_716531150518027_3600852716334813358_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1475\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369637750_716531150518027_3600852716334813358_n.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369637750_716531150518027_3600852716334813358_n-300x216.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369637750_716531150518027_3600852716334813358_n-1024x738.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369637750_716531150518027_3600852716334813358_n-768x553.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369637750_716531150518027_3600852716334813358_n-1536x1106.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369637750_716531150518027_3600852716334813358_n-696x501.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369637750_716531150518027_3600852716334813358_n-1068x769.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369637750_716531150518027_3600852716334813358_n-583x420.jpeg 583w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-178895\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369654976_716545743849901_1657681671552574291_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369654976_716545743849901_1657681671552574291_n.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369654976_716545743849901_1657681671552574291_n-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369654976_716545743849901_1657681671552574291_n-1024x683.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369654976_716545743849901_1657681671552574291_n-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369654976_716545743849901_1657681671552574291_n-1536x1024.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369654976_716545743849901_1657681671552574291_n-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369654976_716545743849901_1657681671552574291_n-1068x712.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369654976_716545743849901_1657681671552574291_n-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-178896\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369672202_716530950518047_1245804522708114448_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369672202_716530950518047_1245804522708114448_n.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369672202_716530950518047_1245804522708114448_n-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369672202_716530950518047_1245804522708114448_n-1024x683.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369672202_716530950518047_1245804522708114448_n-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369672202_716530950518047_1245804522708114448_n-1536x1024.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369672202_716530950518047_1245804522708114448_n-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369672202_716530950518047_1245804522708114448_n-1068x712.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369672202_716530950518047_1245804522708114448_n-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-178897\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369678043_716531007184708_292355590468091718_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369678043_716531007184708_292355590468091718_n.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369678043_716531007184708_292355590468091718_n-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369678043_716531007184708_292355590468091718_n-1024x683.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369678043_716531007184708_292355590468091718_n-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369678043_716531007184708_292355590468091718_n-1536x1024.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369678043_716531007184708_292355590468091718_n-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369678043_716531007184708_292355590468091718_n-1068x712.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369678043_716531007184708_292355590468091718_n-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-178898\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369684344_716531197184689_7233656514946997593_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369684344_716531197184689_7233656514946997593_n.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369684344_716531197184689_7233656514946997593_n-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369684344_716531197184689_7233656514946997593_n-1024x683.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369684344_716531197184689_7233656514946997593_n-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369684344_716531197184689_7233656514946997593_n-1536x1024.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369684344_716531197184689_7233656514946997593_n-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369684344_716531197184689_7233656514946997593_n-1068x712.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369684344_716531197184689_7233656514946997593_n-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-178899\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n-1024x683.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n-1536x1024.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n-1068x712.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka 7-aad ee Golaha Wada-tashiga Qaran ee uu shir guddoomiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qabsoomey Caasimadda Dowladda Galmudug ee Dhuusamareeb, 26 \u2013 27 Agoosto 2023. Golaha Wada-tashiga Qaran ayaa kulankoodii 7-aad diiradda ku saaray seddax qodob oo kala ah: 1 \u2013 Dhameystirka howlgallada dib-u-xoreynta deegaannada kooban ee weli ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178895,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178892","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Aqriso: Shan qodob laga soo saaray shirkii Dhuusamareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-shan-qodob-laga-soo-saaray-shirkii-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Aqriso: Shan qodob laga soo saaray shirkii Dhuusamareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shirka 7-aad ee Golaha Wada-tashiga Qaran ee uu shir guddoomiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qabsoomey Caasimadda Dowladda Galmudug ee Dhuusamareeb, 26 \u2013 27 Agoosto 2023. Golaha Wada-tashiga Qaran ayaa kulankoodii 7-aad diiradda ku saaray seddax qodob oo kala ah: 1 \u2013 Dhameystirka howlgallada dib-u-xoreynta deegaannada kooban ee weli ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-shan-qodob-laga-soo-saaray-shirkii-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-27T18:48:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369654976_716545743849901_1657681671552574291_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-shan-qodob-laga-soo-saaray-shirkii-dhuusamareeb\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-shan-qodob-laga-soo-saaray-shirkii-dhuusamareeb\/\",\"name\":\"Aqriso: Shan qodob laga soo saaray shirkii Dhuusamareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-shan-qodob-laga-soo-saaray-shirkii-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-shan-qodob-laga-soo-saaray-shirkii-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369654976_716545743849901_1657681671552574291_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-08-27T18:48:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-shan-qodob-laga-soo-saaray-shirkii-dhuusamareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-shan-qodob-laga-soo-saaray-shirkii-dhuusamareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-shan-qodob-laga-soo-saaray-shirkii-dhuusamareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369654976_716545743849901_1657681671552574291_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369654976_716545743849901_1657681671552574291_n.jpeg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-shan-qodob-laga-soo-saaray-shirkii-dhuusamareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Aqriso: Shan qodob laga soo saaray shirkii Dhuusamareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Aqriso: Shan qodob laga soo saaray shirkii Dhuusamareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-shan-qodob-laga-soo-saaray-shirkii-dhuusamareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Aqriso: Shan qodob laga soo saaray shirkii Dhuusamareeb - Wardoon","og_description":"Shirka 7-aad ee Golaha Wada-tashiga Qaran ee uu shir guddoomiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qabsoomey Caasimadda Dowladda Galmudug ee Dhuusamareeb, 26 \u2013 27 Agoosto 2023. Golaha Wada-tashiga Qaran ayaa kulankoodii 7-aad diiradda ku saaray seddax qodob oo kala ah: 1 \u2013 Dhameystirka howlgallada dib-u-xoreynta deegaannada kooban ee weli ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-shan-qodob-laga-soo-saaray-shirkii-dhuusamareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-27T18:48:32+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369654976_716545743849901_1657681671552574291_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-shan-qodob-laga-soo-saaray-shirkii-dhuusamareeb\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-shan-qodob-laga-soo-saaray-shirkii-dhuusamareeb\/","name":"Aqriso: Shan qodob laga soo saaray shirkii Dhuusamareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-shan-qodob-laga-soo-saaray-shirkii-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-shan-qodob-laga-soo-saaray-shirkii-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369654976_716545743849901_1657681671552574291_n.jpeg","datePublished":"2023-08-27T18:48:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-shan-qodob-laga-soo-saaray-shirkii-dhuusamareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-shan-qodob-laga-soo-saaray-shirkii-dhuusamareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-shan-qodob-laga-soo-saaray-shirkii-dhuusamareeb\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369654976_716545743849901_1657681671552574291_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369654976_716545743849901_1657681671552574291_n.jpeg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-shan-qodob-laga-soo-saaray-shirkii-dhuusamareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Aqriso: Shan qodob laga soo saaray shirkii Dhuusamareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178892"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178892"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178892\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178901,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178892\/revisions\/178901"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178895"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178892"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178892"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178892"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}