{"id":178909,"date":"2023-08-28T11:39:01","date_gmt":"2023-08-28T08:39:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178909"},"modified":"2023-08-28T11:39:01","modified_gmt":"2023-08-28T08:39:01","slug":"maamulka-ssc-khaatumo-oo-sheegay-in-feysal-cabdi-bootaan-la-dhigay-xabsiga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-ssc-khaatumo-oo-sheegay-in-feysal-cabdi-bootaan-la-dhigay-xabsiga\/","title":{"rendered":"Maamulka SSC-Khaatumo oo sheegay in Feysal Cabdi Bootaan la dhigay xabsiga"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178910\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023828638287882445634000.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"389\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023828638287882445634000.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023828638287882445634000-300x177.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Hoggaanka Maamulka SSC-Khaatumo ayaa sheegay in maxbuus Feysal Cabdi Bootaan ay la wareegeen laamaha amniga iyo cadaallada maamulka SSC-Khaatumo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ay soo saareen hoggaanka Khaatuma waxay ku sheegeen in Feysal Cabdi Bootaan la dhigay xabsiga dhexe ee magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Maamulka waxa uu sheegay in dhammaan maxaabiistii kale inta bad qabta la geeyey xabsiyada magaalada, kuwa dhawaaca ahna lagu daaweenayo cisbitaalada.<\/p>\n<p>Hoggaanka Maamulka SSC-Khaatumo waxa uu bulshada Soomaaliyeed iyo caalamka u sheegay in uu ilaalin doono xuquuqda maxaabiista sida ay qabaan diinta Islaamka, xeerarka dhaqanka Soomaaliyeed iyo qawaaniinta caalamiga ah.<\/p>\n<p>Feysal Cali Bootaan ayaa ku eedeysan inuu masuul ka yahay madaafiicdii lagusoo garaacay magaalada Laascaanood, maadaama uu yahay taliyihii ugu sarreeyay ciidamada Somaliland ee aagga gobolka Sool.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaanka Maamulka SSC-Khaatumo ayaa sheegay in maxbuus Feysal Cabdi Bootaan ay la wareegeen laamaha amniga iyo cadaallada maamulka SSC-Khaatumo. &nbsp; War-saxaafadeed ay soo saareen hoggaanka Khaatuma waxay ku sheegeen in Feysal Cabdi Bootaan la dhigay xabsiga dhexe ee magaalada Laascaanood. Maamulka waxa uu sheegay in dhammaan maxaabiistii kale inta bad qabta la geeyey xabsiyada magaalada, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178910,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178909","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maamulka SSC-Khaatumo oo sheegay in Feysal Cabdi Bootaan la dhigay xabsiga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-ssc-khaatumo-oo-sheegay-in-feysal-cabdi-bootaan-la-dhigay-xabsiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maamulka SSC-Khaatumo oo sheegay in Feysal Cabdi Bootaan la dhigay xabsiga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hoggaanka Maamulka SSC-Khaatumo ayaa sheegay in maxbuus Feysal Cabdi Bootaan ay la wareegeen laamaha amniga iyo cadaallada maamulka SSC-Khaatumo. &nbsp; War-saxaafadeed ay soo saareen hoggaanka Khaatuma waxay ku sheegeen in Feysal Cabdi Bootaan la dhigay xabsiga dhexe ee magaalada Laascaanood. Maamulka waxa uu sheegay in dhammaan maxaabiistii kale inta bad qabta la geeyey xabsiyada magaalada, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-ssc-khaatumo-oo-sheegay-in-feysal-cabdi-bootaan-la-dhigay-xabsiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-28T08:39:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023828638287882445634000.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"389\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-ssc-khaatumo-oo-sheegay-in-feysal-cabdi-bootaan-la-dhigay-xabsiga\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-ssc-khaatumo-oo-sheegay-in-feysal-cabdi-bootaan-la-dhigay-xabsiga\/\",\"name\":\"Maamulka SSC-Khaatumo oo sheegay in Feysal Cabdi Bootaan la dhigay xabsiga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-ssc-khaatumo-oo-sheegay-in-feysal-cabdi-bootaan-la-dhigay-xabsiga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-ssc-khaatumo-oo-sheegay-in-feysal-cabdi-bootaan-la-dhigay-xabsiga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023828638287882445634000.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-08-28T08:39:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-ssc-khaatumo-oo-sheegay-in-feysal-cabdi-bootaan-la-dhigay-xabsiga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-ssc-khaatumo-oo-sheegay-in-feysal-cabdi-bootaan-la-dhigay-xabsiga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-ssc-khaatumo-oo-sheegay-in-feysal-cabdi-bootaan-la-dhigay-xabsiga\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023828638287882445634000.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023828638287882445634000.jpeg\",\"width\":660,\"height\":389},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-ssc-khaatumo-oo-sheegay-in-feysal-cabdi-bootaan-la-dhigay-xabsiga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maamulka SSC-Khaatumo oo sheegay in Feysal Cabdi Bootaan la dhigay xabsiga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maamulka SSC-Khaatumo oo sheegay in Feysal Cabdi Bootaan la dhigay xabsiga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-ssc-khaatumo-oo-sheegay-in-feysal-cabdi-bootaan-la-dhigay-xabsiga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maamulka SSC-Khaatumo oo sheegay in Feysal Cabdi Bootaan la dhigay xabsiga - Wardoon","og_description":"Hoggaanka Maamulka SSC-Khaatumo ayaa sheegay in maxbuus Feysal Cabdi Bootaan ay la wareegeen laamaha amniga iyo cadaallada maamulka SSC-Khaatumo. &nbsp; War-saxaafadeed ay soo saareen hoggaanka Khaatuma waxay ku sheegeen in Feysal Cabdi Bootaan la dhigay xabsiga dhexe ee magaalada Laascaanood. Maamulka waxa uu sheegay in dhammaan maxaabiistii kale inta bad qabta la geeyey xabsiyada magaalada, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-ssc-khaatumo-oo-sheegay-in-feysal-cabdi-bootaan-la-dhigay-xabsiga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-28T08:39:01+00:00","og_image":[{"width":660,"height":389,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023828638287882445634000.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-ssc-khaatumo-oo-sheegay-in-feysal-cabdi-bootaan-la-dhigay-xabsiga\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-ssc-khaatumo-oo-sheegay-in-feysal-cabdi-bootaan-la-dhigay-xabsiga\/","name":"Maamulka SSC-Khaatumo oo sheegay in Feysal Cabdi Bootaan la dhigay xabsiga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-ssc-khaatumo-oo-sheegay-in-feysal-cabdi-bootaan-la-dhigay-xabsiga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-ssc-khaatumo-oo-sheegay-in-feysal-cabdi-bootaan-la-dhigay-xabsiga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023828638287882445634000.jpeg","datePublished":"2023-08-28T08:39:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-ssc-khaatumo-oo-sheegay-in-feysal-cabdi-bootaan-la-dhigay-xabsiga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-ssc-khaatumo-oo-sheegay-in-feysal-cabdi-bootaan-la-dhigay-xabsiga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-ssc-khaatumo-oo-sheegay-in-feysal-cabdi-bootaan-la-dhigay-xabsiga\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023828638287882445634000.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023828638287882445634000.jpeg","width":660,"height":389},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-ssc-khaatumo-oo-sheegay-in-feysal-cabdi-bootaan-la-dhigay-xabsiga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maamulka SSC-Khaatumo oo sheegay in Feysal Cabdi Bootaan la dhigay xabsiga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178909"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178909"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178909\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178911,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178909\/revisions\/178911"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178910"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178909"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178909"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178909"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}