{"id":178926,"date":"2023-08-28T15:49:36","date_gmt":"2023-08-28T12:49:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178926"},"modified":"2023-08-28T15:49:36","modified_gmt":"2023-08-28T12:49:36","slug":"daawo-xisbiga-ucid-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-guddida-dhexdhexaadinta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-ucid-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-guddida-dhexdhexaadinta\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xisbiga UCID oo soo dhaweeyay go&#8217;aanka guddida dhexdhexaadinta"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178927\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023828638287971269476626.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"402\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023828638287971269476626.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023828638287971269476626-300x183.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID ayaa soo dhaweeyay go&#8217;aankii ay khilaafka doorashooyinka Somaliland kasoo saareen guddida dhaqanku.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, oo isaga oo tuute ciidan xidhan la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ka xisbi ahaan ay aqbaleen go&#8217;aankii guddida dhaqanka.<\/p>\n<p>&#8220;Hadaanunahay xisbiga cadaalada iyo daryeelka, waxaanu doonaynaa in aanu idin ogaysiino in aanu soo dhawaynay go&#8217;aankii guddida, anaga kiniin qadhaaq ayuu nagu ahaa, lakiin waxa la yidhi hadii shaadhkaaga lagugu qabsado waa laga gar baxaa&#8221; ayuu yidhi Faysal.<\/p>\n<p>Faysal waxa uu sheegay in danta Somaliland, wadajirka iyo nabadgalyada darteed ay u aqbaleen go&#8217;aanka ay soo saareen guddida dhexdhexaadintu, shacbiga guud ahaan ayuu usoo jeediyay in ay go&#8217;aanka soo dhaweeyaan.<\/p>\n<p>Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa isaguna aqbalay go&#8217;aanka guddida dhexdhexaadintu ay soo saartay, ilaa hadana 6 kamid ah tobanka urur siyaasadeed ayaa diiday.<\/p>\n<p>Ugu danbayn, madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, iyo xisbigiisa Kulmiye ayaa la sugayaa go&#8217;aanka ay ka qaadan doonaan go&#8217;aanka guddida.<\/p>\n<p>Guddi dhaqan oo isku xilqaantay dhexdhexaadinta khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Somaliland, ayaa xalay go&#8217;aamiyay in la isku sidko doorashooyinka ururada iyo madaxtooyada, ilaa iyo hada qaar kamid ah ururada cusub ayaa diiday go&#8217;aaanka guddida.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fmmsomalitv%2Fvideos%2F680433644136566%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID ayaa soo dhaweeyay go&#8217;aankii ay khilaafka doorashooyinka Somaliland kasoo saareen guddida dhaqanku. &nbsp; Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, oo isaga oo tuute ciidan xidhan la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ka xisbi ahaan ay aqbaleen go&#8217;aankii guddida dhaqanka. &#8220;Hadaanunahay xisbiga cadaalada iyo daryeelka, waxaanu doonaynaa in aanu idin ogaysiino [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178928,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178926","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xisbiga UCID oo soo dhaweeyay go&#039;aanka guddida dhexdhexaadinta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-ucid-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-guddida-dhexdhexaadinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xisbiga UCID oo soo dhaweeyay go&#039;aanka guddida dhexdhexaadinta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID ayaa soo dhaweeyay go&#8217;aankii ay khilaafka doorashooyinka Somaliland kasoo saareen guddida dhaqanku. &nbsp; Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, oo isaga oo tuute ciidan xidhan la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ka xisbi ahaan ay aqbaleen go&#8217;aankii guddida dhaqanka. &#8220;Hadaanunahay xisbiga cadaalada iyo daryeelka, waxaanu doonaynaa in aanu idin ogaysiino [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-ucid-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-guddida-dhexdhexaadinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-28T12:49:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023828638287971269476626-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"402\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-ucid-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-guddida-dhexdhexaadinta\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-ucid-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-guddida-dhexdhexaadinta\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xisbiga UCID oo soo dhaweeyay go'aanka guddida dhexdhexaadinta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-ucid-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-guddida-dhexdhexaadinta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-ucid-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-guddida-dhexdhexaadinta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023828638287971269476626-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-08-28T12:49:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-ucid-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-guddida-dhexdhexaadinta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-ucid-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-guddida-dhexdhexaadinta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-ucid-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-guddida-dhexdhexaadinta\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023828638287971269476626-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023828638287971269476626-1.jpeg\",\"width\":660,\"height\":402},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-ucid-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-guddida-dhexdhexaadinta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xisbiga UCID oo soo dhaweeyay go&#8217;aanka guddida dhexdhexaadinta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xisbiga UCID oo soo dhaweeyay go'aanka guddida dhexdhexaadinta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-ucid-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-guddida-dhexdhexaadinta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xisbiga UCID oo soo dhaweeyay go'aanka guddida dhexdhexaadinta - Wardoon","og_description":"Xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID ayaa soo dhaweeyay go&#8217;aankii ay khilaafka doorashooyinka Somaliland kasoo saareen guddida dhaqanku. &nbsp; Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, oo isaga oo tuute ciidan xidhan la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ka xisbi ahaan ay aqbaleen go&#8217;aankii guddida dhaqanka. &#8220;Hadaanunahay xisbiga cadaalada iyo daryeelka, waxaanu doonaynaa in aanu idin ogaysiino [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-ucid-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-guddida-dhexdhexaadinta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-28T12:49:36+00:00","og_image":[{"width":660,"height":402,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023828638287971269476626-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-ucid-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-guddida-dhexdhexaadinta\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-ucid-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-guddida-dhexdhexaadinta\/","name":"DAAWO:-Xisbiga UCID oo soo dhaweeyay go'aanka guddida dhexdhexaadinta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-ucid-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-guddida-dhexdhexaadinta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-ucid-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-guddida-dhexdhexaadinta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023828638287971269476626-1.jpeg","datePublished":"2023-08-28T12:49:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-ucid-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-guddida-dhexdhexaadinta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-ucid-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-guddida-dhexdhexaadinta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-ucid-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-guddida-dhexdhexaadinta\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023828638287971269476626-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023828638287971269476626-1.jpeg","width":660,"height":402},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-ucid-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-guddida-dhexdhexaadinta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xisbiga UCID oo soo dhaweeyay go&#8217;aanka guddida dhexdhexaadinta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178926"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178926"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178926\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178929,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178926\/revisions\/178929"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178928"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178926"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178926"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178926"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}