{"id":178977,"date":"2023-08-30T11:44:55","date_gmt":"2023-08-30T08:44:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178977"},"modified":"2023-08-30T11:44:55","modified_gmt":"2023-08-30T08:44:55","slug":"xasan-oo-saldhigna-ka-dhiganaya-maxaas","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-saldhigna-ka-dhiganaya-maxaas\/","title":{"rendered":"Xasan oo saldhigna ka dhiganaya Maxaas"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178716\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023818638279241828230488.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"363\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023818638279241828230488.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023818638279241828230488-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo dhoorkii isbuuc ee lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Dhuusomareeb halkaasi kasoo guurayo saldhigna ka dhiganayo gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Sida aan xogta ku helnay madaxweyne Xasan Sheekh ayaa qorsheenaya in taliska uu ka hoggaaminayo howlgalada la doonayo in Al Shabaab looga saaro bariga Galgaduud ka dhigto degmada Maxaas . kaddib fashil badan uu Dhuusomareen kala kulmay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan oo wadahadalo hoose la yeeshay Ugaaska guud ee Beesha Xawaadle iyo guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte ayaa la isku fahmay in madaxweynaha yimaado Maxaas kana hoggaamiyo howlgalka wajiga labaad.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa la filayaa in isbuuca soo socda usoo wareego degmada Maxaas kana hoggaamiyo howlgalka xureynta Al Shabaab wajigiisa labaad, waxaana hadda lasii diyaarinayaa goobihii uu degi lahaa madaxweynaha iyo ammaanka aagaasi.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa horey u sheegay in Muqdisho ku laaban doono marka lasoo afjaro howlgalka ayaa u muuqda in uu ka niyad jabay joogista magaalada Dhuusomareeb uu kala kulmay niyad jab iyo garab istaag la\u00e1an.<\/p>\n<p>Beesha degta Dhuusomareeb iyo beelo kale oo madaxweynaha u ballan-qaaday garab istaag ayaa ballanta uga baxay, waxa ayna madaxweynaha ku xireen beelahaasi shuruudo adag oo madaxweynaha fulintooda ku adkaatay.<\/p>\n<p>Ciidanka dowladda ayaa intii uu joogay madaxweynaha Dhuusomareeb la wareegay degmada Ceelbuur iyo deegaanno kale oo hoostaga, hasa ahaatee ciidamada ayaa dib uga soo baxay deegaannadaasi sababo aysan dowladda wali cadeyn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo dhoorkii isbuuc ee lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Dhuusomareeb halkaasi kasoo guurayo saldhigna ka dhiganayo gobolka Hiiraan. Sida aan xogta ku helnay madaxweyne Xasan Sheekh ayaa qorsheenaya in taliska uu ka hoggaaminayo howlgalada la doonayo in Al Shabaab looga saaro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178899,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178977","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan oo saldhigna ka dhiganaya Maxaas - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-saldhigna-ka-dhiganaya-maxaas\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan oo saldhigna ka dhiganaya Maxaas - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo dhoorkii isbuuc ee lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Dhuusomareeb halkaasi kasoo guurayo saldhigna ka dhiganayo gobolka Hiiraan. Sida aan xogta ku helnay madaxweyne Xasan Sheekh ayaa qorsheenaya in taliska uu ka hoggaaminayo howlgalada la doonayo in Al Shabaab looga saaro [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-saldhigna-ka-dhiganaya-maxaas\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-30T08:44:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-saldhigna-ka-dhiganaya-maxaas\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-saldhigna-ka-dhiganaya-maxaas\/\",\"name\":\"Xasan oo saldhigna ka dhiganaya Maxaas - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-saldhigna-ka-dhiganaya-maxaas\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-saldhigna-ka-dhiganaya-maxaas\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-08-30T08:44:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-saldhigna-ka-dhiganaya-maxaas\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-saldhigna-ka-dhiganaya-maxaas\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-saldhigna-ka-dhiganaya-maxaas\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n.jpeg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-saldhigna-ka-dhiganaya-maxaas\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan oo saldhigna ka dhiganaya Maxaas\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan oo saldhigna ka dhiganaya Maxaas - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-saldhigna-ka-dhiganaya-maxaas\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan oo saldhigna ka dhiganaya Maxaas - Wardoon","og_description":"Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo dhoorkii isbuuc ee lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Dhuusomareeb halkaasi kasoo guurayo saldhigna ka dhiganayo gobolka Hiiraan. Sida aan xogta ku helnay madaxweyne Xasan Sheekh ayaa qorsheenaya in taliska uu ka hoggaaminayo howlgalada la doonayo in Al Shabaab looga saaro [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-saldhigna-ka-dhiganaya-maxaas\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-30T08:44:55+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-saldhigna-ka-dhiganaya-maxaas\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-saldhigna-ka-dhiganaya-maxaas\/","name":"Xasan oo saldhigna ka dhiganaya Maxaas - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-saldhigna-ka-dhiganaya-maxaas\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-saldhigna-ka-dhiganaya-maxaas\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n.jpeg","datePublished":"2023-08-30T08:44:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-saldhigna-ka-dhiganaya-maxaas\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-saldhigna-ka-dhiganaya-maxaas\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-saldhigna-ka-dhiganaya-maxaas\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369697926_716532397184569_659720867729277106_n.jpeg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-saldhigna-ka-dhiganaya-maxaas\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan oo saldhigna ka dhiganaya Maxaas"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178977"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178977"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178977\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178978,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178977\/revisions\/178978"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178899"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178977"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178977"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178977"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}