{"id":178999,"date":"2023-08-31T11:37:09","date_gmt":"2023-08-31T08:37:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178999"},"modified":"2023-08-31T11:37:09","modified_gmt":"2023-08-31T08:37:09","slug":"puntland-oo-kabaxday-nidaamkii-furdooyinka-soomaaliya-mid-cusubna-sameesatay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kabaxday-nidaamkii-furdooyinka-soomaaliya-mid-cusubna-sameesatay\/","title":{"rendered":"Puntland oo kabaxday Nidaamkii Furdooyinka Soomaaliya mid cusubna sameesatay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-140205\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1-300x172.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1-696x399.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1-733x420.jpg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Wasaaradda maaliyadda dowlad goboleedka Puntland ayaa shaacisay in ay gabi ahaanba joojiyay nidaamkii furdooyinka Soomaaliya ee SOMSA, waxa ayna wasaaraddu sheegtay mid iyada u gaar ah sameesatay Puntland.<\/p>\n<p>Qoraal kooban oo kasoo baxay wasaaradda maaliyadda Puntland ayaa lagu sheegay in ka maamul ahaan hadda u guureen hab cusub oo computerized ah, kaa u gaar ah maamulkooda loona yaqaan (PUNTCAS).<\/p>\n<p>Nidaamka furdooyinka Soomaaliya ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ku soo dalban jireen cadeynta alaabta ganacsi ahaan u keensadaan, waxaana nidaamkan uu ahaa mid isku xiran, balse hadda Puntland sheegtay in bay ka baxday,.<\/p>\n<p>Kulan wasiiru-dowlaha wasaaradda maaliyadda iyo wasiir kuxigeenka maaliyadda Puntland ka qeyb galeen ayaa lagu soo bandhigay in xafiiska ICT-gu uu ku guulaystay in uu dhamays tiro nidaamkii ay gacnacsatua ku soo dalban jirtay markii ay badeecadooda ay cashuuranayaan ayna gaar u yahay dowlada Puntland.<\/p>\n<p>Wasaaradda Maaliyadda Puntland ma faahfaahin sababta ay uga guurtay nidaamkii guud ee furdooyinka Soomaaliya oo ay hore u isticmaali jirtay, waxa uuna go\u00e1ankan imaanayaa xilli uu khilafa xooggan ka dhax jiro dowladda federaalka iyo maamulka Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda maaliyadda dowlad goboleedka Puntland ayaa shaacisay in ay gabi ahaanba joojiyay nidaamkii furdooyinka Soomaaliya ee SOMSA, waxa ayna wasaaraddu sheegtay mid iyada u gaar ah sameesatay Puntland. Qoraal kooban oo kasoo baxay wasaaradda maaliyadda Puntland ayaa lagu sheegay in ka maamul ahaan hadda u guureen hab cusub oo computerized ah, kaa u gaar ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144384,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178999","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo kabaxday Nidaamkii Furdooyinka Soomaaliya mid cusubna sameesatay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kabaxday-nidaamkii-furdooyinka-soomaaliya-mid-cusubna-sameesatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo kabaxday Nidaamkii Furdooyinka Soomaaliya mid cusubna sameesatay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda maaliyadda dowlad goboleedka Puntland ayaa shaacisay in ay gabi ahaanba joojiyay nidaamkii furdooyinka Soomaaliya ee SOMSA, waxa ayna wasaaraddu sheegtay mid iyada u gaar ah sameesatay Puntland. Qoraal kooban oo kasoo baxay wasaaradda maaliyadda Puntland ayaa lagu sheegay in ka maamul ahaan hadda u guureen hab cusub oo computerized ah, kaa u gaar ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kabaxday-nidaamkii-furdooyinka-soomaaliya-mid-cusubna-sameesatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-31T08:37:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kabaxday-nidaamkii-furdooyinka-soomaaliya-mid-cusubna-sameesatay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kabaxday-nidaamkii-furdooyinka-soomaaliya-mid-cusubna-sameesatay\/\",\"name\":\"Puntland oo kabaxday Nidaamkii Furdooyinka Soomaaliya mid cusubna sameesatay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kabaxday-nidaamkii-furdooyinka-soomaaliya-mid-cusubna-sameesatay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kabaxday-nidaamkii-furdooyinka-soomaaliya-mid-cusubna-sameesatay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\",\"datePublished\":\"2023-08-31T08:37:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kabaxday-nidaamkii-furdooyinka-soomaaliya-mid-cusubna-sameesatay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kabaxday-nidaamkii-furdooyinka-soomaaliya-mid-cusubna-sameesatay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kabaxday-nidaamkii-furdooyinka-soomaaliya-mid-cusubna-sameesatay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kabaxday-nidaamkii-furdooyinka-soomaaliya-mid-cusubna-sameesatay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo kabaxday Nidaamkii Furdooyinka Soomaaliya mid cusubna sameesatay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo kabaxday Nidaamkii Furdooyinka Soomaaliya mid cusubna sameesatay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kabaxday-nidaamkii-furdooyinka-soomaaliya-mid-cusubna-sameesatay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo kabaxday Nidaamkii Furdooyinka Soomaaliya mid cusubna sameesatay - Wardoon","og_description":"Wasaaradda maaliyadda dowlad goboleedka Puntland ayaa shaacisay in ay gabi ahaanba joojiyay nidaamkii furdooyinka Soomaaliya ee SOMSA, waxa ayna wasaaraddu sheegtay mid iyada u gaar ah sameesatay Puntland. Qoraal kooban oo kasoo baxay wasaaradda maaliyadda Puntland ayaa lagu sheegay in ka maamul ahaan hadda u guureen hab cusub oo computerized ah, kaa u gaar ah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kabaxday-nidaamkii-furdooyinka-soomaaliya-mid-cusubna-sameesatay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-31T08:37:09+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kabaxday-nidaamkii-furdooyinka-soomaaliya-mid-cusubna-sameesatay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kabaxday-nidaamkii-furdooyinka-soomaaliya-mid-cusubna-sameesatay\/","name":"Puntland oo kabaxday Nidaamkii Furdooyinka Soomaaliya mid cusubna sameesatay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kabaxday-nidaamkii-furdooyinka-soomaaliya-mid-cusubna-sameesatay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kabaxday-nidaamkii-furdooyinka-soomaaliya-mid-cusubna-sameesatay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","datePublished":"2023-08-31T08:37:09+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kabaxday-nidaamkii-furdooyinka-soomaaliya-mid-cusubna-sameesatay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kabaxday-nidaamkii-furdooyinka-soomaaliya-mid-cusubna-sameesatay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kabaxday-nidaamkii-furdooyinka-soomaaliya-mid-cusubna-sameesatay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kabaxday-nidaamkii-furdooyinka-soomaaliya-mid-cusubna-sameesatay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo kabaxday Nidaamkii Furdooyinka Soomaaliya mid cusubna sameesatay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178999"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178999"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178999\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179000,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178999\/revisions\/179000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144384"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178999"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178999"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178999"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}