{"id":179032,"date":"2023-09-01T11:01:04","date_gmt":"2023-09-01T08:01:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179032"},"modified":"2023-09-01T11:01:04","modified_gmt":"2023-09-01T08:01:04","slug":"midowga-afrika-oo-talaabo-qaaday-ka-dib-afgembigii-ka-dhacay-gabon","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-talaabo-qaaday-ka-dib-afgembigii-ka-dhacay-gabon\/","title":{"rendered":"Midowga Afrika oo talaabo qaaday ka dib afgembigii ka dhacay Gabon"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179033\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/clean-thumb_0.webp\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/clean-thumb_0.webp 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/clean-thumb_0-300x169.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/clean-thumb_0-1024x576.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/clean-thumb_0-768x432.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/clean-thumb_0-696x392.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/clean-thumb_0-1068x601.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/clean-thumb_0-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Midowga Afrika ayaa hakiyay xubinimada Gabon hal maalin kadib markii saraakiisha militariga ay xilka ka tuureen Madaxweyne Ali Bongo, taasoo jawaab celin u ah afgambigii sideedaad ee ka dhaca Galbeedka iyo Bartamaha Afrika tan iyo 2020.<\/p>\n<p>afgembiga ayaa soo afjaraya ku dhawaad lixdan sano oo xukunka qoyska Bongo ay xukunka hayeen waxayna abuurtay jahawareer cusub oo la xiriira mowjado afgambi ah oo ka dhacay galbeedka Afrika.<\/p>\n<p>General Brice Oligui Nguema, hogaamiyihii afgambiga sameeyay, ahaana madaxii hore ee ilaalada madaxtooyada, ayaa lagu wadaa in maanta loo dhaariyo xilka madaxtinimada.<\/p>\n<p>Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa qaaday tallaabadii ugu horreysay Khamiistii isagoo ka mamnuucay inay Gabon ka qayb-gasho dhammaan howlaheeda, illaa inta laga soo celinayo nidaamka dastuuriga ah.<\/p>\n<p>Urur-siyaasadeedka Afrikada Dhexe oo ay Gabon xubin ka tahay, ayaa sidoo kale bayaan uu soo saaray ku cambaareeyay afgambiga, waxayna sheegeen inay qorsheynayaan shir ay yeelanayaan madaxda dalalkaasi, si loo go\u2019aamiyo sida looga jawaabi karo.<\/p>\n<p>Saraakiisha sarsare ee Gabon ayaa ku dhawaaqay afgambigooda ka hor waaberigii Arbacadii, wax yar ka dib markii guddiga doorashada uu ku dhawaaqay in Bongo uu si raaxo leh ugu guuleystay mar saddexaad codbixintii Sabtidii. Ciidamada Milatariga ayaa ku dhawaaqay in codbixintu aysan waxba ka jirin, waxa ayna kala direen hay\u2019adaha dawliga ah iyagoo xuduudaha xiray.<\/p>\n<p>Goor dambe oo Arbacadii ah, waxaa soo baxay muuqaal muujinaya Bongo oo lagu xiray hoygiisa, isagoo weydiistay xulafada caalamiga ah inay caawiyaan, laakiin sida muuqata ma oga waxa hareerihiisa ka dhacaya.<\/p>\n<p>Isbaheysiga mucaaradka ugu weyn ee Gabon, Alternance 2023, ayaa uga mahad celiyay ciidamada soo afjarida xukunkii dheeraa ee Bongo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Midowga Afrika ayaa hakiyay xubinimada Gabon hal maalin kadib markii saraakiisha militariga ay xilka ka tuureen Madaxweyne Ali Bongo, taasoo jawaab celin u ah afgambigii sideedaad ee ka dhaca Galbeedka iyo Bartamaha Afrika tan iyo 2020. afgembiga ayaa soo afjaraya ku dhawaad lixdan sano oo xukunka qoyska Bongo ay xukunka hayeen waxayna abuurtay jahawareer cusub [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179033,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179032","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Midowga Afrika oo talaabo qaaday ka dib afgembigii ka dhacay Gabon - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-talaabo-qaaday-ka-dib-afgembigii-ka-dhacay-gabon\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Midowga Afrika oo talaabo qaaday ka dib afgembigii ka dhacay Gabon - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Midowga Afrika ayaa hakiyay xubinimada Gabon hal maalin kadib markii saraakiisha militariga ay xilka ka tuureen Madaxweyne Ali Bongo, taasoo jawaab celin u ah afgambigii sideedaad ee ka dhaca Galbeedka iyo Bartamaha Afrika tan iyo 2020. afgembiga ayaa soo afjaraya ku dhawaad lixdan sano oo xukunka qoyska Bongo ay xukunka hayeen waxayna abuurtay jahawareer cusub [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-talaabo-qaaday-ka-dib-afgembigii-ka-dhacay-gabon\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-01T08:01:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/clean-thumb_0.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-talaabo-qaaday-ka-dib-afgembigii-ka-dhacay-gabon\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-talaabo-qaaday-ka-dib-afgembigii-ka-dhacay-gabon\/\",\"name\":\"Midowga Afrika oo talaabo qaaday ka dib afgembigii ka dhacay Gabon - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-talaabo-qaaday-ka-dib-afgembigii-ka-dhacay-gabon\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-talaabo-qaaday-ka-dib-afgembigii-ka-dhacay-gabon\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/clean-thumb_0.webp\",\"datePublished\":\"2023-09-01T08:01:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-talaabo-qaaday-ka-dib-afgembigii-ka-dhacay-gabon\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-talaabo-qaaday-ka-dib-afgembigii-ka-dhacay-gabon\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-talaabo-qaaday-ka-dib-afgembigii-ka-dhacay-gabon\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/clean-thumb_0.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/clean-thumb_0.webp\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-talaabo-qaaday-ka-dib-afgembigii-ka-dhacay-gabon\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Midowga Afrika oo talaabo qaaday ka dib afgembigii ka dhacay Gabon\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Midowga Afrika oo talaabo qaaday ka dib afgembigii ka dhacay Gabon - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-talaabo-qaaday-ka-dib-afgembigii-ka-dhacay-gabon\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Midowga Afrika oo talaabo qaaday ka dib afgembigii ka dhacay Gabon - Wardoon","og_description":"Midowga Afrika ayaa hakiyay xubinimada Gabon hal maalin kadib markii saraakiisha militariga ay xilka ka tuureen Madaxweyne Ali Bongo, taasoo jawaab celin u ah afgambigii sideedaad ee ka dhaca Galbeedka iyo Bartamaha Afrika tan iyo 2020. afgembiga ayaa soo afjaraya ku dhawaad lixdan sano oo xukunka qoyska Bongo ay xukunka hayeen waxayna abuurtay jahawareer cusub [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-talaabo-qaaday-ka-dib-afgembigii-ka-dhacay-gabon\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-09-01T08:01:04+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/clean-thumb_0.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-talaabo-qaaday-ka-dib-afgembigii-ka-dhacay-gabon\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-talaabo-qaaday-ka-dib-afgembigii-ka-dhacay-gabon\/","name":"Midowga Afrika oo talaabo qaaday ka dib afgembigii ka dhacay Gabon - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-talaabo-qaaday-ka-dib-afgembigii-ka-dhacay-gabon\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-talaabo-qaaday-ka-dib-afgembigii-ka-dhacay-gabon\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/clean-thumb_0.webp","datePublished":"2023-09-01T08:01:04+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-talaabo-qaaday-ka-dib-afgembigii-ka-dhacay-gabon\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-talaabo-qaaday-ka-dib-afgembigii-ka-dhacay-gabon\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-talaabo-qaaday-ka-dib-afgembigii-ka-dhacay-gabon\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/clean-thumb_0.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/clean-thumb_0.webp","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-talaabo-qaaday-ka-dib-afgembigii-ka-dhacay-gabon\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Midowga Afrika oo talaabo qaaday ka dib afgembigii ka dhacay Gabon"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179032"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179032"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179032\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179034,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179032\/revisions\/179034"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179033"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179032"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179032"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179032"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}