{"id":179067,"date":"2023-09-03T18:05:36","date_gmt":"2023-09-03T15:05:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179067"},"modified":"2023-09-03T18:05:36","modified_gmt":"2023-09-03T15:05:36","slug":"daawo-xasan-sheekh-oo-goordhaw-ka-dagay-magaalada-maxaas-ee-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-goordhaw-ka-dagay-magaalada-maxaas-ee-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo goordhaw ka dagay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179068\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202393638293306985906081.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"344\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202393638293306985906081.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202393638293306985906081-300x156.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhaw gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ujeedka safarka madaxweynaha ee degmada Maxaas ayaa la xariirta sidii u halkaasi uga sii dardar galin lahaa dagaalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee wali haysata qaar ka mid ah degmooyin iyo deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>&#8220;Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddada uu joogo Maxaas kala hadlaya saraakiisha ciidamada qaranka, kuwa halyeeyada difaaca shacabka, mas\u2019uuliyiinta iyo bulshada deegaanka, sidii ay u laban-laabi lahaayeen doorkooda dagaalka ka dhanka argagixisada oo ay dadka ree Hiiraan ku wajaheen si geesinnimo iyo isku-duubni leh&#8221; ayaa lagu yiri Qoraal kooban oo ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Safarka Maanta uu magaalada Maxaas ku tagay madaxweyne Xasan Sheekh ayaa daba socda safar qaatay mudo bil ah oo uu madaxweynaha ku joogay magaalada Dhuusanareeb oo uu ka waday mudadaasi howlahiisa shaqo.<\/p>\n<p>Lama oga mudada ay qaadan doono intuu madaxweynaha joogayo Maxaas sida Dhuusamareeb oo kale inuu joogi doono Maxaas mudo bil ah ama ka yar ama ka badan, waxaasa la filaya in Madaxtooyadu ay shaacin doonto saacadaha soo socda.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka falanqeeya arrimaha amniga iyo siyaasada dalka, waxay sheegayaan in madaxweynaha laga dareemayo sida ay uga go\u2019antahay dagaalka ay dowladdiisa kula jirta Al-Shabaab, xili maanta isagoo ku labisan tuutaha ciidanka uu gaaray degmada Maxaas oo ka mid ah furimaha muhiimka u ah dagaalka Al-shabaab lagula jiro.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FVillaSomaliaOfficial%2Fvideos%2F228209546515296%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179069\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/374146811_721193833385092_4702095487782287207_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1898\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/374146811_721193833385092_4702095487782287207_n.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/374146811_721193833385092_4702095487782287207_n-300x278.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/374146811_721193833385092_4702095487782287207_n-1024x949.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/374146811_721193833385092_4702095487782287207_n-768x712.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/374146811_721193833385092_4702095487782287207_n-1536x1424.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/374146811_721193833385092_4702095487782287207_n-696x645.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/374146811_721193833385092_4702095487782287207_n-1068x990.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/374146811_721193833385092_4702095487782287207_n-453x420.jpeg 453w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179070\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202393638293306985906081-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"344\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202393638293306985906081-1.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202393638293306985906081-1-300x156.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179071\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373739013_721193903385085_6802458948784437763_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373739013_721193903385085_6802458948784437763_n.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373739013_721193903385085_6802458948784437763_n-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373739013_721193903385085_6802458948784437763_n-1024x683.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373739013_721193903385085_6802458948784437763_n-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373739013_721193903385085_6802458948784437763_n-1536x1025.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373739013_721193903385085_6802458948784437763_n-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373739013_721193903385085_6802458948784437763_n-1068x712.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373739013_721193903385085_6802458948784437763_n-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhaw gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. &nbsp; Ujeedka safarka madaxweynaha ee degmada Maxaas ayaa la xariirta sidii u halkaasi uga sii dardar galin lahaa dagaalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee wali haysata qaar ka mid ah degmooyin iyo deegaano ka tirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179068,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179067","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xasan Sheekh oo goordhaw ka dagay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-goordhaw-ka-dagay-magaalada-maxaas-ee-gobolka-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xasan Sheekh oo goordhaw ka dagay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhaw gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. &nbsp; Ujeedka safarka madaxweynaha ee degmada Maxaas ayaa la xariirta sidii u halkaasi uga sii dardar galin lahaa dagaalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee wali haysata qaar ka mid ah degmooyin iyo deegaano ka tirsan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-goordhaw-ka-dagay-magaalada-maxaas-ee-gobolka-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-03T15:05:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202393638293306985906081.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"344\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-goordhaw-ka-dagay-magaalada-maxaas-ee-gobolka-hiiraan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-goordhaw-ka-dagay-magaalada-maxaas-ee-gobolka-hiiraan\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xasan Sheekh oo goordhaw ka dagay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-goordhaw-ka-dagay-magaalada-maxaas-ee-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-goordhaw-ka-dagay-magaalada-maxaas-ee-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202393638293306985906081.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-09-03T15:05:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-goordhaw-ka-dagay-magaalada-maxaas-ee-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-goordhaw-ka-dagay-magaalada-maxaas-ee-gobolka-hiiraan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-goordhaw-ka-dagay-magaalada-maxaas-ee-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202393638293306985906081.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202393638293306985906081.jpeg\",\"width\":660,\"height\":344},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-goordhaw-ka-dagay-magaalada-maxaas-ee-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xasan Sheekh oo goordhaw ka dagay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo goordhaw ka dagay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-goordhaw-ka-dagay-magaalada-maxaas-ee-gobolka-hiiraan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo goordhaw ka dagay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhaw gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. &nbsp; Ujeedka safarka madaxweynaha ee degmada Maxaas ayaa la xariirta sidii u halkaasi uga sii dardar galin lahaa dagaalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee wali haysata qaar ka mid ah degmooyin iyo deegaano ka tirsan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-goordhaw-ka-dagay-magaalada-maxaas-ee-gobolka-hiiraan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-09-03T15:05:36+00:00","og_image":[{"width":660,"height":344,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202393638293306985906081.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-goordhaw-ka-dagay-magaalada-maxaas-ee-gobolka-hiiraan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-goordhaw-ka-dagay-magaalada-maxaas-ee-gobolka-hiiraan\/","name":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo goordhaw ka dagay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-goordhaw-ka-dagay-magaalada-maxaas-ee-gobolka-hiiraan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-goordhaw-ka-dagay-magaalada-maxaas-ee-gobolka-hiiraan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202393638293306985906081.jpeg","datePublished":"2023-09-03T15:05:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-goordhaw-ka-dagay-magaalada-maxaas-ee-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-goordhaw-ka-dagay-magaalada-maxaas-ee-gobolka-hiiraan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-goordhaw-ka-dagay-magaalada-maxaas-ee-gobolka-hiiraan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202393638293306985906081.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202393638293306985906081.jpeg","width":660,"height":344},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-goordhaw-ka-dagay-magaalada-maxaas-ee-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo goordhaw ka dagay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179067"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179067"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179067\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179072,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179067\/revisions\/179072"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179068"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179067"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179067"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179067"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}