{"id":179073,"date":"2023-09-03T18:11:14","date_gmt":"2023-09-03T15:11:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179073"},"modified":"2023-09-03T18:16:11","modified_gmt":"2023-09-03T15:16:11","slug":"daawo-kumanaan-askari-oo-ku-wajahan-furumaha-dagaalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kumanaan-askari-oo-ku-wajahan-furumaha-dagaalka\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Kumanaan askari oo ku wajahan Furumaha Dagaalka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179074\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-03-at-16.09.27.png\" alt=\"\" width=\"1438\" height=\"858\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-03-at-16.09.27.png 1438w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-03-at-16.09.27-300x179.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-03-at-16.09.27-1024x611.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-03-at-16.09.27-768x458.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-03-at-16.09.27-696x415.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-03-at-16.09.27-1068x637.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-03-at-16.09.27-704x420.png 704w\" sizes=\"(max-width: 1438px) 100vw, 1438px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ciidamo dheeraad ah u dirtay jiidda hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Ciidamadan oo tiro ahaan gaarayaa illaa 1,500 oo askari ayaa laga sagootiyay degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaas oo ay kula hadleen xildhibaano iyo saraakiil ciidan.<\/p>\n<p>Askartan ayaa isugu jirta Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka ee Macawiisleyda oo halkaas lagu diyaariyay, waxaana u dhameystiran qalabkooda iyo gaadiidkooda.<\/p>\n<p>Xildhibaan Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud (Yaasiin Farey) oo khudbad dardaaran ah u jeediyay ciidamada ayaa u rajeeyay guul iyo inay xoreeyaan bariga gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rabaa horta inaan idin xaqiijiyo halganka, dadaalka iyo howsha aad ku jirtaan inuu yahay halgan iyo dadaal la\u2019idinla ogyahay oo dowaddu ka war qaybto\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Dhankiisa Sarreeye Gaas Cali Caraaye Cosoble (Gacmaduule) oo kamid ah saraakiisha ciidamad Xoogg dalka ayaa ka hadlay goobta, wuxuuna sheegay in ciidamadan ay qayb ka noqon doonaan dagaalka Al-Shabaab, isla-markaana ay ku biirayaan gulufka socda.<\/p>\n<p>Gacmaduule ayaa sidoo kale soo hadal qaaday deegaanada laga soo baxay, wuxuuna sheegay in ujeedka u ahaa in dib u habeyn lagu sameeyo ciidamada, haatana ay dib ugu labaan doonaan dhammaan magaalooyinkii iyo deegaanada ay kasoo baxeen.<\/p>\n<p>\u201cWaad ogtihiin hadda dib u habeyn ayaa la sameeyay ciidankii soo baxay dib ayaa loogu celiyay xeryahoodii habeyntii ayaa ku socota, maalmaha soo socda nin walba aaggii uu lahaa iyo goobta loo diro ka howlgeli doonaa\u201d ayuu isna yire Sarreeya Gaas Gacamaduule.<\/p>\n<p>Dhaq-dhaqaaqan ayaa qayb ka ah qorshaha iyo abaabulka dagaal ee dowladda federaalka, kaas oo haatan xoogiisa uu ka socda deegaanada HirShabelle iyo Galmudug.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F1106194803714635%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ciidamo dheeraad ah u dirtay jiidda hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Galgaduud. Ciidamadan oo tiro ahaan gaarayaa illaa 1,500 oo askari ayaa laga sagootiyay degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaas oo ay kula hadleen xildhibaano iyo saraakiil ciidan. Askartan ayaa isugu jirta Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179075,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179073","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Kumanaan askari oo ku wajahan Furumaha Dagaalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kumanaan-askari-oo-ku-wajahan-furumaha-dagaalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Kumanaan askari oo ku wajahan Furumaha Dagaalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ciidamo dheeraad ah u dirtay jiidda hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Galgaduud. Ciidamadan oo tiro ahaan gaarayaa illaa 1,500 oo askari ayaa laga sagootiyay degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaas oo ay kula hadleen xildhibaano iyo saraakiil ciidan. Askartan ayaa isugu jirta Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kumanaan-askari-oo-ku-wajahan-furumaha-dagaalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-03T15:11:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-09-03T15:16:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-03-at-16.10.14.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1278\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"770\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kumanaan-askari-oo-ku-wajahan-furumaha-dagaalka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kumanaan-askari-oo-ku-wajahan-furumaha-dagaalka\/\",\"name\":\"DAAWO:-Kumanaan askari oo ku wajahan Furumaha Dagaalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kumanaan-askari-oo-ku-wajahan-furumaha-dagaalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kumanaan-askari-oo-ku-wajahan-furumaha-dagaalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-03-at-16.10.14.png\",\"datePublished\":\"2023-09-03T15:11:14+00:00\",\"dateModified\":\"2023-09-03T15:16:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kumanaan-askari-oo-ku-wajahan-furumaha-dagaalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kumanaan-askari-oo-ku-wajahan-furumaha-dagaalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kumanaan-askari-oo-ku-wajahan-furumaha-dagaalka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-03-at-16.10.14.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-03-at-16.10.14.png\",\"width\":1278,\"height\":770},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kumanaan-askari-oo-ku-wajahan-furumaha-dagaalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Kumanaan askari oo ku wajahan Furumaha Dagaalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Kumanaan askari oo ku wajahan Furumaha Dagaalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kumanaan-askari-oo-ku-wajahan-furumaha-dagaalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Kumanaan askari oo ku wajahan Furumaha Dagaalka - Wardoon","og_description":"Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ciidamo dheeraad ah u dirtay jiidda hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Galgaduud. Ciidamadan oo tiro ahaan gaarayaa illaa 1,500 oo askari ayaa laga sagootiyay degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaas oo ay kula hadleen xildhibaano iyo saraakiil ciidan. Askartan ayaa isugu jirta Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kumanaan-askari-oo-ku-wajahan-furumaha-dagaalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-09-03T15:11:14+00:00","article_modified_time":"2023-09-03T15:16:11+00:00","og_image":[{"width":1278,"height":770,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-03-at-16.10.14.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kumanaan-askari-oo-ku-wajahan-furumaha-dagaalka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kumanaan-askari-oo-ku-wajahan-furumaha-dagaalka\/","name":"DAAWO:-Kumanaan askari oo ku wajahan Furumaha Dagaalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kumanaan-askari-oo-ku-wajahan-furumaha-dagaalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kumanaan-askari-oo-ku-wajahan-furumaha-dagaalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-03-at-16.10.14.png","datePublished":"2023-09-03T15:11:14+00:00","dateModified":"2023-09-03T15:16:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kumanaan-askari-oo-ku-wajahan-furumaha-dagaalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kumanaan-askari-oo-ku-wajahan-furumaha-dagaalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kumanaan-askari-oo-ku-wajahan-furumaha-dagaalka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-03-at-16.10.14.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-03-at-16.10.14.png","width":1278,"height":770},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kumanaan-askari-oo-ku-wajahan-furumaha-dagaalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Kumanaan askari oo ku wajahan Furumaha Dagaalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179073"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179073"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179073\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179076,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179073\/revisions\/179076"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179075"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179073"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179073"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179073"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}