{"id":179087,"date":"2023-09-04T12:47:08","date_gmt":"2023-09-04T09:47:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179087"},"modified":"2023-09-04T12:47:08","modified_gmt":"2023-09-04T09:47:08","slug":"aqriso-liiska-masuuliyiin-ku-eedeysan-musuq-maasuq","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-liiska-masuuliyiin-ku-eedeysan-musuq-maasuq\/","title":{"rendered":"Aqriso: Liiska mas\u2019uuliyiin ku eedeysan musuq-maasuq"},"content":{"rendered":"<p>Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay eedda saraakiil ka tirsan Hey\u2019adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda, Xafiiska Hanti-dhowrga guud ee Qaranka iyo Wasaaradda Maaliyadda.<\/p>\n<p>Ragaan oo gaaraya toddobo qof ayaa lasoo saaray liis ay ku qoran yihiin magacyadooda, waxaana warqadda ku xusan in dhamaantood ay yihiin maqaneyaal oo hal masuul uusan ku jirin gacanta dowladda.<\/p>\n<p>Toddobada masuul ee liiskaan ku qoran waxaa ugu horeeya Agaasime ku xigeenka guud ee hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Cismaan Xasan Cosoble oo maqane ah.<\/p>\n<p>Masuulka 2-aad waa Agaasimihii guud ee waaxda dakhliga ee wasaaradda maaliyadda Jacfar Maxamed Axmed.<\/p>\n<p>Eedeysanaha 3-aad waa Cabdikaafi Xasan Maxamed Agaasimihii maamulka iyo maaliyadda ee hey\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadda oo maqane ah.<\/p>\n<p>Maxamed Xuseen Nageeye, waa eedeysanaha 4-aad wuxuu ahaa sarkaalkii hey\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadda u qaabilsanaa qaadashada fiisa kordhinta.<\/p>\n<p>Cabdixakiin Cabdullahi Cabdi waa eedeysanaha 5-aad, wuxuu la-taliye u ahaa agaasimaha guud ee hey\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadda, intii u dhaxeysa 15-kii November 2021 ilaa 20-kii April 2023.<\/p>\n<p>Eedeysanaha 6-aad wuxuu ka tirsanaa xafiiska Hantidhowraha guud ee qaranka, waxaa lagu magacaabaa Cabdalla Maxamed Axmed, wuxuuna ahaa agaasimihii qeybta IT-ga ee xafiiskaas, waana maqane sida ku xusan warqadda xeer ilaalinta.<\/p>\n<p>Maxamed Ibraahim Axmed waa eedeysanaha 7-aad, wuxuuna ka tirsanaa waaxda fiiso kordhinta ee hey\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadda \u2013 Sida ku xusan warqadda uu ku soo baxay liiskaan dhamaan eedeysanayaashaan waa maqanayaal.<\/p>\n<p>Sidoo kale qoraalka ka soo baxay xafiiska xeer ilaalinta qaranka waxaa lagu sheegay inay socdaan baaritaano kale oo ku saabsan musuq maasuq ka dhaxay qaar ka mid ah hey\u2019adaha dowladda, waxaana baaritaanka kadib lagu balan qaaday in eedeyntooda loo gudbi doono maxkamadda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179088\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373711934_764100945756514_7740970288631631220_n.webp\" alt=\"\" width=\"1131\" height=\"1600\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373711934_764100945756514_7740970288631631220_n.webp 1131w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373711934_764100945756514_7740970288631631220_n-212x300.webp 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373711934_764100945756514_7740970288631631220_n-724x1024.webp 724w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373711934_764100945756514_7740970288631631220_n-768x1086.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373711934_764100945756514_7740970288631631220_n-1086x1536.webp 1086w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373711934_764100945756514_7740970288631631220_n-696x985.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373711934_764100945756514_7740970288631631220_n-1068x1511.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373711934_764100945756514_7740970288631631220_n-297x420.webp 297w\" sizes=\"(max-width: 1131px) 100vw, 1131px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay eedda saraakiil ka tirsan Hey\u2019adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda, Xafiiska Hanti-dhowrga guud ee Qaranka iyo Wasaaradda Maaliyadda. Ragaan oo gaaraya toddobo qof ayaa lasoo saaray liis ay ku qoran yihiin magacyadooda, waxaana warqadda ku xusan in dhamaantood ay yihiin maqaneyaal oo hal masuul uusan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160496,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179087","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Aqriso: Liiska mas\u2019uuliyiin ku eedeysan musuq-maasuq - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-liiska-masuuliyiin-ku-eedeysan-musuq-maasuq\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Aqriso: Liiska mas\u2019uuliyiin ku eedeysan musuq-maasuq - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay eedda saraakiil ka tirsan Hey\u2019adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda, Xafiiska Hanti-dhowrga guud ee Qaranka iyo Wasaaradda Maaliyadda. Ragaan oo gaaraya toddobo qof ayaa lasoo saaray liis ay ku qoran yihiin magacyadooda, waxaana warqadda ku xusan in dhamaantood ay yihiin maqaneyaal oo hal masuul uusan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-liiska-masuuliyiin-ku-eedeysan-musuq-maasuq\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-04T09:47:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-liiska-masuuliyiin-ku-eedeysan-musuq-maasuq\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-liiska-masuuliyiin-ku-eedeysan-musuq-maasuq\/\",\"name\":\"Aqriso: Liiska mas\u2019uuliyiin ku eedeysan musuq-maasuq - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-liiska-masuuliyiin-ku-eedeysan-musuq-maasuq\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-liiska-masuuliyiin-ku-eedeysan-musuq-maasuq\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\",\"datePublished\":\"2023-09-04T09:47:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-liiska-masuuliyiin-ku-eedeysan-musuq-maasuq\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-liiska-masuuliyiin-ku-eedeysan-musuq-maasuq\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-liiska-masuuliyiin-ku-eedeysan-musuq-maasuq\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\",\"width\":1000,\"height\":780},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-liiska-masuuliyiin-ku-eedeysan-musuq-maasuq\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Aqriso: Liiska mas\u2019uuliyiin ku eedeysan musuq-maasuq\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Aqriso: Liiska mas\u2019uuliyiin ku eedeysan musuq-maasuq - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-liiska-masuuliyiin-ku-eedeysan-musuq-maasuq\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Aqriso: Liiska mas\u2019uuliyiin ku eedeysan musuq-maasuq - Wardoon","og_description":"Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay eedda saraakiil ka tirsan Hey\u2019adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda, Xafiiska Hanti-dhowrga guud ee Qaranka iyo Wasaaradda Maaliyadda. Ragaan oo gaaraya toddobo qof ayaa lasoo saaray liis ay ku qoran yihiin magacyadooda, waxaana warqadda ku xusan in dhamaantood ay yihiin maqaneyaal oo hal masuul uusan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-liiska-masuuliyiin-ku-eedeysan-musuq-maasuq\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-09-04T09:47:08+00:00","og_image":[{"width":1000,"height":780,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-liiska-masuuliyiin-ku-eedeysan-musuq-maasuq\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-liiska-masuuliyiin-ku-eedeysan-musuq-maasuq\/","name":"Aqriso: Liiska mas\u2019uuliyiin ku eedeysan musuq-maasuq - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-liiska-masuuliyiin-ku-eedeysan-musuq-maasuq\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-liiska-masuuliyiin-ku-eedeysan-musuq-maasuq\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","datePublished":"2023-09-04T09:47:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-liiska-masuuliyiin-ku-eedeysan-musuq-maasuq\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-liiska-masuuliyiin-ku-eedeysan-musuq-maasuq\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-liiska-masuuliyiin-ku-eedeysan-musuq-maasuq\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","width":1000,"height":780},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-liiska-masuuliyiin-ku-eedeysan-musuq-maasuq\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Aqriso: Liiska mas\u2019uuliyiin ku eedeysan musuq-maasuq"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179087"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179087"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179089,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179087\/revisions\/179089"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160496"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}