{"id":179117,"date":"2023-09-05T17:52:38","date_gmt":"2023-09-05T14:52:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179117"},"modified":"2023-09-05T17:52:38","modified_gmt":"2023-09-05T14:52:38","slug":"daawo-wasiirka-gaashaandhiggu-amaro-qaldan-oo-uu-bixiyay-ayaa-lagu-laayay-ciidamo-iyo-saraakiil","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiggu-amaro-qaldan-oo-uu-bixiyay-ayaa-lagu-laayay-ciidamo-iyo-saraakiil\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Wasiirka gaashaandhiggu amaro qaldan oo uu bixiyay ayaa lagu laayay ciidamo iyo saraakiil"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179118\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202395638294825333055058.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"359\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202395638294825333055058.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202395638294825333055058-300x163.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare, ayaa ku eedeeyay wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya , Cabdiqaadir Maxamed Nuur, inuu masuul ka yahay askartii iyo saraakiishii ku dhintay weeraradii ka kala dhacay magaalooyinka Galcad iyo Cowswayne.<\/p>\n<p>Maxamed Cabdi Waare, oo haatan ah ergayga madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan ilaalinta rayidka ee goobaha colaadaha, wuxuu sheegay, wasiirka gaashaandhigga amaro qaldan oo uu bixiyay isagoo hareer maraya taliyayaasha xoogga dalka, lagu laayay ciidamo iyo saraakiil.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waare wuxuu sidoo kale sheegay in wasiirka gaashaandhigga uu ka dhego adaygay talooyin ay bixiyeen saraakiisha ciidanka xoogga dalka, kuwaaas oo ku taliyay in aan ciidamada la dejin meelaha lagasoo weerari karo, islamarkaana aysan ka heli karin gurmad ciidan.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay amarkii ugu dambeeyay ee ciidamada lagu dajiyay Cowswayne inuu lahaa wasiirka, xilli uu sheegay in taliyayaasha xoogga ku baaqayeen in ciidamadu ku socdaan saf ballaaran, si ay isku garab sadaan.<\/p>\n<p>Waare wuxuu sidoo kale sheegay in xog qaldan uu bixiyay dhawaan ay naftooda Halis ku gashay Taliye Mahad salaad iyo Xasan Cali nuur Shuute.<\/p>\n<p>\u201cWasiirka gaashaandhiggu amaro qaldan oo uu bixiyay ayaa lagu laayay ciidamo badan iyo saraakiil uu ku jiro Xasan Tuure&#8230; lacago ayuu siin jiray Taliyaal urur, Taliyaal Horin iyo kuwa kale, kumanaan kun ayuuna u diri jiray, waliba halis ayuu galiyay Mahad Salaad iyo Shuute,\u201dayuu yiri madaxweyne hore Waare.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle, ayaa sheegay beesha Hawiye in dagaalka Alshabaab aysan diyaar u ahayn. wuxuu sheegay qabaa\u2019ilada Hawiye in aysan mowqif mid ah kalahayn dagaalka Alshabaab iyo qofkii la qabto oo Shabaab ah sida laga yeelayo.<\/p>\n<p>\u201cDad inay yiraahdaan wiilkii ila dhashay ee Shabaabka ahaa ayaan qooraha &amp; Madaxa kasoo jaraynaa, dadna ninkii qaraxyadii lagu xasuuqmay ka dambeyay oo saraakiil dilay in ay isku sawiraan yiraahdaan anigaa wasiirkiisa &amp; xildhibaankiisa ah ,,, dadkaas miyaa isku mid noqon kara oo daacad ay ka wada tahay la dagaalanka Khawaariijta,, ayuu yiri Waare.<\/p>\n<p>Waare wuxuu ku taliyay haddii la doonayo in dagaalka Alshabaab laga gaaro guul, in qabaail kaste uu si gaar ah uga arrinsado arrintaas islamarkaasna ay mowqif midaysan ka qaataan waxa ay ka yeelayaan qofkooda Shabaabka ah.<\/p>\n<p>Wuxuu madaxweynaha ugu baaqay inuu si gaar ah isha ugu eego kuwa uu ku tilmaamay inay fashiliniyaan dadaalkiisa ku aadan dagaalka Alshabaab. Wuxuu sheegay joogitaankiisa furimaha dagaalka in aanay waxba soo kordhinayn haddii uusan wax ka beddelin sida ay hadda wax ku socdaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Madaxweyne Waare - Hawiye dagaalka #Shabab dhab kama ahan ee Soomaali ha ogaato!\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/0TpypucGNM4\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare, ayaa ku eedeeyay wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya , Cabdiqaadir Maxamed Nuur, inuu masuul ka yahay askartii iyo saraakiishii ku dhintay weeraradii ka kala dhacay magaalooyinka Galcad iyo Cowswayne. Maxamed Cabdi Waare, oo haatan ah ergayga madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan ilaalinta rayidka ee goobaha colaadaha, wuxuu sheegay, wasiirka gaashaandhigga amaro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179118,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179117","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Wasiirka gaashaandhiggu amaro qaldan oo uu bixiyay ayaa lagu laayay ciidamo iyo saraakiil - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiggu-amaro-qaldan-oo-uu-bixiyay-ayaa-lagu-laayay-ciidamo-iyo-saraakiil\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Wasiirka gaashaandhiggu amaro qaldan oo uu bixiyay ayaa lagu laayay ciidamo iyo saraakiil - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare, ayaa ku eedeeyay wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya , Cabdiqaadir Maxamed Nuur, inuu masuul ka yahay askartii iyo saraakiishii ku dhintay weeraradii ka kala dhacay magaalooyinka Galcad iyo Cowswayne. Maxamed Cabdi Waare, oo haatan ah ergayga madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan ilaalinta rayidka ee goobaha colaadaha, wuxuu sheegay, wasiirka gaashaandhigga amaro [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiggu-amaro-qaldan-oo-uu-bixiyay-ayaa-lagu-laayay-ciidamo-iyo-saraakiil\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-05T14:52:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202395638294825333055058.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"359\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiggu-amaro-qaldan-oo-uu-bixiyay-ayaa-lagu-laayay-ciidamo-iyo-saraakiil\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiggu-amaro-qaldan-oo-uu-bixiyay-ayaa-lagu-laayay-ciidamo-iyo-saraakiil\/\",\"name\":\"DAAWO:-Wasiirka gaashaandhiggu amaro qaldan oo uu bixiyay ayaa lagu laayay ciidamo iyo saraakiil - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiggu-amaro-qaldan-oo-uu-bixiyay-ayaa-lagu-laayay-ciidamo-iyo-saraakiil\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiggu-amaro-qaldan-oo-uu-bixiyay-ayaa-lagu-laayay-ciidamo-iyo-saraakiil\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202395638294825333055058.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-09-05T14:52:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiggu-amaro-qaldan-oo-uu-bixiyay-ayaa-lagu-laayay-ciidamo-iyo-saraakiil\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiggu-amaro-qaldan-oo-uu-bixiyay-ayaa-lagu-laayay-ciidamo-iyo-saraakiil\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiggu-amaro-qaldan-oo-uu-bixiyay-ayaa-lagu-laayay-ciidamo-iyo-saraakiil\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202395638294825333055058.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202395638294825333055058.jpeg\",\"width\":660,\"height\":359},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiggu-amaro-qaldan-oo-uu-bixiyay-ayaa-lagu-laayay-ciidamo-iyo-saraakiil\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Wasiirka gaashaandhiggu amaro qaldan oo uu bixiyay ayaa lagu laayay ciidamo iyo saraakiil\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Wasiirka gaashaandhiggu amaro qaldan oo uu bixiyay ayaa lagu laayay ciidamo iyo saraakiil - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiggu-amaro-qaldan-oo-uu-bixiyay-ayaa-lagu-laayay-ciidamo-iyo-saraakiil\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Wasiirka gaashaandhiggu amaro qaldan oo uu bixiyay ayaa lagu laayay ciidamo iyo saraakiil - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare, ayaa ku eedeeyay wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya , Cabdiqaadir Maxamed Nuur, inuu masuul ka yahay askartii iyo saraakiishii ku dhintay weeraradii ka kala dhacay magaalooyinka Galcad iyo Cowswayne. Maxamed Cabdi Waare, oo haatan ah ergayga madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan ilaalinta rayidka ee goobaha colaadaha, wuxuu sheegay, wasiirka gaashaandhigga amaro [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiggu-amaro-qaldan-oo-uu-bixiyay-ayaa-lagu-laayay-ciidamo-iyo-saraakiil\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-09-05T14:52:38+00:00","og_image":[{"width":660,"height":359,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202395638294825333055058.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiggu-amaro-qaldan-oo-uu-bixiyay-ayaa-lagu-laayay-ciidamo-iyo-saraakiil\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiggu-amaro-qaldan-oo-uu-bixiyay-ayaa-lagu-laayay-ciidamo-iyo-saraakiil\/","name":"DAAWO:-Wasiirka gaashaandhiggu amaro qaldan oo uu bixiyay ayaa lagu laayay ciidamo iyo saraakiil - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiggu-amaro-qaldan-oo-uu-bixiyay-ayaa-lagu-laayay-ciidamo-iyo-saraakiil\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiggu-amaro-qaldan-oo-uu-bixiyay-ayaa-lagu-laayay-ciidamo-iyo-saraakiil\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202395638294825333055058.jpeg","datePublished":"2023-09-05T14:52:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiggu-amaro-qaldan-oo-uu-bixiyay-ayaa-lagu-laayay-ciidamo-iyo-saraakiil\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiggu-amaro-qaldan-oo-uu-bixiyay-ayaa-lagu-laayay-ciidamo-iyo-saraakiil\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiggu-amaro-qaldan-oo-uu-bixiyay-ayaa-lagu-laayay-ciidamo-iyo-saraakiil\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202395638294825333055058.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202395638294825333055058.jpeg","width":660,"height":359},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiggu-amaro-qaldan-oo-uu-bixiyay-ayaa-lagu-laayay-ciidamo-iyo-saraakiil\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Wasiirka gaashaandhiggu amaro qaldan oo uu bixiyay ayaa lagu laayay ciidamo iyo saraakiil"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179117"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179117"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179117\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179119,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179117\/revisions\/179119"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179118"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179117"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179117"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179117"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}