{"id":179120,"date":"2023-09-05T17:57:21","date_gmt":"2023-09-05T14:57:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179120"},"modified":"2023-09-05T17:57:21","modified_gmt":"2023-09-05T14:57:21","slug":"daawo-xasan-sheekh-oo-beesha-xawaadle-ka-diiday-qorshahooda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-beesha-xawaadle-ka-diiday-qorshahooda\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo beesha Xawaadle \u2018ka diiday\u2019 qorshahooda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179070\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202393638293306985906081-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"344\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202393638293306985906081-1.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/202393638293306985906081-1-300x156.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii labaad kulamo ka wada magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan, waxaana kulamadaas ka soo baxaya xogo muujinaya in la isku fahmi waayey.<\/p>\n<p>Nabadoon Cabdi Gardheere oo ka mid ah waxgaradka beesha Xawaadle ayaa sheegay in seddax fadhi ay ku kala tageen Madaxweynaha, isla markaana uu ka diiday waxyaabihii ay kala hadleen.<\/p>\n<p>Nabadoon ayaa ayaa sheegay in Xasan Sheekh ay talo meel ugu xiran tahay, ayaguna ay wataan dalab aan laga gudbi karin, taas oo sababtay in haba yaraatee la isku fahmi waayo kulamadii ka dhacay Maxaas.<\/p>\n<p>\u201cMaxaas waxaan u nimid dalab, waxaan na cosaday madaxweyne Xasan Sheekh, wixii uu noogu yeeray iyo wixii aan ka codsanay waa is qaba waayeen, seddax fadhi ayaan ku kala tagnay,\u201d ayuu yiri Nabadoonkaan u hadlay beesha Xawaadle.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in madaxweynuhu uu diiday inuu kala hadlo tabashadooda, isla markaana uu hadalkiisa ku ekeeyey \u201cDalka ila xoreeya.\u201d<\/p>\n<p>Cabdi Gardheere wuxuu xusay inay Madaxweynaha u sheegay in dalkaan uu Soomaali ka dhexeeyo waajibkoodana ay ka guteen oo deegaanadii ay ku lahaayen ay xoreysteen.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynuhu wuxuu watay qorshe u gaar ah, anaguna waxaan dhahnay tabashada aan qabno nagala hadal, wuxuuna yiri maya teyda hala fuliyo ee dib noogu dhiga tiina, intaas ayaana ku soo kala tagnay ugu dambeyntii,\u201d ayuu yiri nabadoon Gardheere.<\/p>\n<p>Telefishinka SP oo wareysigaan uu siiyey Nabadoonku ayaa weydiiyey waxa uu dalbanayo Xawaadle ee Xasan Sheekh uu diiday wuxuuna ku jawaabay in maamulka ay dhisteen ee Hiiraan State ay doonayeen inay ka ansixiyaan Madaxweynaha.<\/p>\n<p>\u201cDhammaan Nabadoonadii reer Hiiraan ee Xawaadle iyo beelaha kale ee la dega ayaa Maxaas yimid, intaas oo beelood tabashadooda madaxweynuhu waa dhageysa diiday, waxa aan isku qabanay waxaa ka mid ah Shabeellada Sare iyo Hiiraan State inuu anxisiyo, wuxuuna noogu jawaabay waxa aad sheegeysaan halkaan uma imaan,\u201d ayuu yiri Nabadoon Cabdi Gardheere.<\/p>\n<p>Nabadoonka ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu yiri \u201cWar kale anigu geli maayee dalka aan xoreyno, waxaan u sheegnay in dalka xoreyntiisa aan diyaar u nahay oo dhulkeenii aan ka xoreysanay cadowga, dalka oo la xoreyn wax kale kama hadlaayo ayuu noogu jawaabay, dalkana anaga kaliya dad uma nihin,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray nabadoonkaan.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka daawo<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsomalipeopletv%2Fvideos%2F967906367836122%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii labaad kulamo ka wada magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan, waxaana kulamadaas ka soo baxaya xogo muujinaya in la isku fahmi waayey. Nabadoon Cabdi Gardheere oo ka mid ah waxgaradka beesha Xawaadle ayaa sheegay in seddax fadhi ay ku kala tageen Madaxweynaha, isla markaana uu ka diiday waxyaabihii ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179071,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179120","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xasan Sheekh oo beesha Xawaadle \u2018ka diiday\u2019 qorshahooda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-beesha-xawaadle-ka-diiday-qorshahooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xasan Sheekh oo beesha Xawaadle \u2018ka diiday\u2019 qorshahooda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii labaad kulamo ka wada magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan, waxaana kulamadaas ka soo baxaya xogo muujinaya in la isku fahmi waayey. Nabadoon Cabdi Gardheere oo ka mid ah waxgaradka beesha Xawaadle ayaa sheegay in seddax fadhi ay ku kala tageen Madaxweynaha, isla markaana uu ka diiday waxyaabihii ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-beesha-xawaadle-ka-diiday-qorshahooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-05T14:57:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373739013_721193903385085_6802458948784437763_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-beesha-xawaadle-ka-diiday-qorshahooda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-beesha-xawaadle-ka-diiday-qorshahooda\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xasan Sheekh oo beesha Xawaadle \u2018ka diiday\u2019 qorshahooda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-beesha-xawaadle-ka-diiday-qorshahooda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-beesha-xawaadle-ka-diiday-qorshahooda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373739013_721193903385085_6802458948784437763_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-09-05T14:57:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-beesha-xawaadle-ka-diiday-qorshahooda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-beesha-xawaadle-ka-diiday-qorshahooda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-beesha-xawaadle-ka-diiday-qorshahooda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373739013_721193903385085_6802458948784437763_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373739013_721193903385085_6802458948784437763_n.jpeg\",\"width\":2048,\"height\":1366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-beesha-xawaadle-ka-diiday-qorshahooda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xasan Sheekh oo beesha Xawaadle \u2018ka diiday\u2019 qorshahooda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo beesha Xawaadle \u2018ka diiday\u2019 qorshahooda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-beesha-xawaadle-ka-diiday-qorshahooda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo beesha Xawaadle \u2018ka diiday\u2019 qorshahooda - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii labaad kulamo ka wada magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan, waxaana kulamadaas ka soo baxaya xogo muujinaya in la isku fahmi waayey. Nabadoon Cabdi Gardheere oo ka mid ah waxgaradka beesha Xawaadle ayaa sheegay in seddax fadhi ay ku kala tageen Madaxweynaha, isla markaana uu ka diiday waxyaabihii ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-beesha-xawaadle-ka-diiday-qorshahooda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-09-05T14:57:21+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1366,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373739013_721193903385085_6802458948784437763_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-beesha-xawaadle-ka-diiday-qorshahooda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-beesha-xawaadle-ka-diiday-qorshahooda\/","name":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo beesha Xawaadle \u2018ka diiday\u2019 qorshahooda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-beesha-xawaadle-ka-diiday-qorshahooda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-beesha-xawaadle-ka-diiday-qorshahooda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373739013_721193903385085_6802458948784437763_n.jpeg","datePublished":"2023-09-05T14:57:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-beesha-xawaadle-ka-diiday-qorshahooda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-beesha-xawaadle-ka-diiday-qorshahooda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-beesha-xawaadle-ka-diiday-qorshahooda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373739013_721193903385085_6802458948784437763_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/373739013_721193903385085_6802458948784437763_n.jpeg","width":2048,"height":1366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-beesha-xawaadle-ka-diiday-qorshahooda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo beesha Xawaadle \u2018ka diiday\u2019 qorshahooda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179120"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179120"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179120\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179121,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179120\/revisions\/179121"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179071"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179120"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179120"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179120"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}