{"id":179134,"date":"2023-09-07T19:43:46","date_gmt":"2023-09-07T16:43:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179134"},"modified":"2023-09-07T19:43:46","modified_gmt":"2023-09-07T16:43:46","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-itoobiya-oo-maanta-muqdisho-tagay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-itoobiya-oo-maanta-muqdisho-tagay-sawirro\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Itoobiya oo maanta Muqdisho tagay +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179137\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/AAAAAAAAA.webp\" alt=\"\" width=\"1023\" height=\"624\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/AAAAAAAAA.webp 1023w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/AAAAAAAAA-300x183.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/AAAAAAAAA-768x468.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/AAAAAAAAA-696x425.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/AAAAAAAAA-689x420.webp 689w\" sizes=\"(max-width: 1023px) 100vw, 1023px\" \/><\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta kasoo dagay ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka waddanka Itoobiya, Mudane Dekeme Mekonnen Hassan iyo wafdi oo uu hoggaaminayo, kaas oo booqaasho kusoo gaaray dalka.<\/p>\n<p>Dekeme Mekonnen iyo wafdigiisa oo ay qayb ka yihiin wasiiro ayaa waxaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay dhiggiisa Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac.<\/p>\n<p>Ujeedka wafdiga ka socda dalka Itoobiya ayaa ah sidii uu dowladda federaalka Soomaaliya ula bilaabi lahaa wada-hadallo ku dhisan danaha labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa iskaashi dhinacyada kala duwan ee u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya.<\/p>\n<p>Saalax Axmed Jaamac ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka, ahna ku simaha ra\u2019iisul wasaaraha oo soo dhoweynta ka hadlay ayaa xusay muhiimadda iskaashiga labada dal ee dhinacyada ganacsiga, kaabayaasha dhaqaalaha, waxbarashada iyo amniga<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa ay labada dhinac iska wareysan doonaan arrimaha ku aadan dagaalka haatan lagula jiro kooxda Al-Shabaab, maadaama ay qayb ka tahay dowladda Itoobiya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka dalka Itoobiya, Mudane Dekeme Mekonnen Hassan ayaa sidoo kale inta uu joogo dalka la kulmi doono madaxda sare ee dalka, inkastoo madaxweynaha uu hadda ku maqan yahay jiidda hore ee dagaalka, ra\u2019iisul wasaarahana uu jiro Qatar.<\/p>\n<p>Itoobiya ayaa qayb ka ah dalalka daris la ah Soomaaliya, isla-markaana haatan xiriir wanaagsan la leh dowladda federaalka oo ay ka gacan siiso la dagaallanka Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Booqashada wafdigan ka socda Itoobiya ayaa ku soo aaday xilli xasaasi ah, isla-markaana guullo waa weyn laga gaaray howlgallada xoreynta ee haatan ka socda gobollada dalka.<\/p>\n<p>Si kastaba, wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ayaa la filayaa inay ciidamo horleh kusoo biirayaan dalalka dariska ah, sida Itoobiya, Jabuuti iyo Kenya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179135\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/DDDDDDDDDD-1024x732-1.webp\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"732\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/DDDDDDDDDD-1024x732-1.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/DDDDDDDDDD-1024x732-1-300x214.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/DDDDDDDDDD-1024x732-1-768x549.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/DDDDDDDDDD-1024x732-1-696x498.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/DDDDDDDDDD-1024x732-1-588x420.webp 588w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/DDDDDDDDDD-1024x732-1-100x70.webp 100w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179136\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/GGGGGGGGG.webp\" alt=\"\" width=\"1014\" height=\"646\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/GGGGGGGGG.webp 1014w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/GGGGGGGGG-300x191.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/GGGGGGGGG-768x489.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/GGGGGGGGG-696x443.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/GGGGGGGGG-659x420.webp 659w\" sizes=\"(max-width: 1014px) 100vw, 1014px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179137\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/AAAAAAAAA.webp\" alt=\"\" width=\"1023\" height=\"624\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/AAAAAAAAA.webp 1023w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/AAAAAAAAA-300x183.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/AAAAAAAAA-768x468.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/AAAAAAAAA-696x425.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/AAAAAAAAA-689x420.webp 689w\" sizes=\"(max-width: 1023px) 100vw, 1023px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179138\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/rt-5.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"927\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/rt-5.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/rt-5-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/rt-5-1024x682.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/rt-5-768x511.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/rt-5-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/rt-5-1068x711.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/rt-5-631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179139\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/rt-1.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"1218\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/rt-1.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/rt-1-300x263.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/rt-1-1024x896.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/rt-1-768x672.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/rt-1-696x609.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/rt-1-1068x935.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/rt-1-480x420.webp 480w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta kasoo dagay ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka waddanka Itoobiya, Mudane Dekeme Mekonnen Hassan iyo wafdi oo uu hoggaaminayo, kaas oo booqaasho kusoo gaaray dalka. Dekeme Mekonnen iyo wafdigiisa oo ay qayb ka yihiin wasiiro ayaa waxaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay dhiggiisa Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac. Ujeedka wafdiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179135,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179134","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Itoobiya oo maanta Muqdisho tagay +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-itoobiya-oo-maanta-muqdisho-tagay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Itoobiya oo maanta Muqdisho tagay +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta kasoo dagay ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka waddanka Itoobiya, Mudane Dekeme Mekonnen Hassan iyo wafdi oo uu hoggaaminayo, kaas oo booqaasho kusoo gaaray dalka. Dekeme Mekonnen iyo wafdigiisa oo ay qayb ka yihiin wasiiro ayaa waxaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay dhiggiisa Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac. Ujeedka wafdiga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-itoobiya-oo-maanta-muqdisho-tagay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-07T16:43:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/DDDDDDDDDD-1024x732-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"732\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-itoobiya-oo-maanta-muqdisho-tagay-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-itoobiya-oo-maanta-muqdisho-tagay-sawirro\/\",\"name\":\"Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Itoobiya oo maanta Muqdisho tagay +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-itoobiya-oo-maanta-muqdisho-tagay-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-itoobiya-oo-maanta-muqdisho-tagay-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/DDDDDDDDDD-1024x732-1.webp\",\"datePublished\":\"2023-09-07T16:43:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-itoobiya-oo-maanta-muqdisho-tagay-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-itoobiya-oo-maanta-muqdisho-tagay-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-itoobiya-oo-maanta-muqdisho-tagay-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/DDDDDDDDDD-1024x732-1.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/DDDDDDDDDD-1024x732-1.webp\",\"width\":1024,\"height\":732},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-itoobiya-oo-maanta-muqdisho-tagay-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Itoobiya oo maanta Muqdisho tagay +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Itoobiya oo maanta Muqdisho tagay +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-itoobiya-oo-maanta-muqdisho-tagay-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Itoobiya oo maanta Muqdisho tagay +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta kasoo dagay ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka waddanka Itoobiya, Mudane Dekeme Mekonnen Hassan iyo wafdi oo uu hoggaaminayo, kaas oo booqaasho kusoo gaaray dalka. Dekeme Mekonnen iyo wafdigiisa oo ay qayb ka yihiin wasiiro ayaa waxaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay dhiggiisa Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac. Ujeedka wafdiga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-itoobiya-oo-maanta-muqdisho-tagay-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-09-07T16:43:46+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":732,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/DDDDDDDDDD-1024x732-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-itoobiya-oo-maanta-muqdisho-tagay-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-itoobiya-oo-maanta-muqdisho-tagay-sawirro\/","name":"Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Itoobiya oo maanta Muqdisho tagay +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-itoobiya-oo-maanta-muqdisho-tagay-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-itoobiya-oo-maanta-muqdisho-tagay-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/DDDDDDDDDD-1024x732-1.webp","datePublished":"2023-09-07T16:43:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-itoobiya-oo-maanta-muqdisho-tagay-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-itoobiya-oo-maanta-muqdisho-tagay-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-itoobiya-oo-maanta-muqdisho-tagay-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/DDDDDDDDDD-1024x732-1.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/DDDDDDDDDD-1024x732-1.webp","width":1024,"height":732},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-itoobiya-oo-maanta-muqdisho-tagay-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Itoobiya oo maanta Muqdisho tagay +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179134"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179134"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179134\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179140,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179134\/revisions\/179140"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179135"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179134"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179134"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179134"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}