{"id":179141,"date":"2023-09-08T18:21:53","date_gmt":"2023-09-08T15:21:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179141"},"modified":"2023-09-08T18:21:53","modified_gmt":"2023-09-08T15:21:53","slug":"canada-oo-dalkeeda-kasoo-masaafurineysa-in-ka-badan-150-qof-oo-soomaali-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-oo-dalkeeda-kasoo-masaafurineysa-in-ka-badan-150-qof-oo-soomaali-ah\/","title":{"rendered":"Canada oo dalkeeda kasoo Masaafurineysa in ka badan 150 qof oo Soomaali ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179142\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/canadas-long-gradual-road-to-independences-featured-photo.jpeg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"400\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/canadas-long-gradual-road-to-independences-featured-photo.jpeg 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/canadas-long-gradual-road-to-independences-featured-photo-300x150.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/canadas-long-gradual-road-to-independences-featured-photo-768x384.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/canadas-long-gradual-road-to-independences-featured-photo-696x348.jpeg 696w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Canada ayaa wada qorshe ay dalkeeda uga soo masaafurineyso dhalinyaro Soomaali ah oo ay sheegtay in si sharci daro ah kusoo galeen dalkeeda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhalinyaradaan Soomaaliyeed ee Canada ay soo masaafurineyso ayaa la sheegay in tiro ahaan ay ka badan yihiin ilaa 150 ruux oo dalkaasi ku galay aqoonsiyo kala duwan.<\/p>\n<p>Soomaalida ku nool dalka Canada ayaa dowladda Fedaraalka Soomaaliya ka dalbaday iney soo faragaliso qorshahaan Canada ay ku dooneyso iney dalkeeda kaga masaafuriso dhalinyarada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cDhalinyaraddaan waxaa haysata walaac weyn oo ay ka qabaan tarxiilka, dadaal weyn oo laba weji leh ayaa wadna laakiin dadaalkeena kaliya kuma filna arintan waxaan u baahanahay in dowladda federaalka Soomaaliya ay soo dhex gasho oo ay soo cadeyso in wiilashaan Soomaali yihiin&#8221; ayuu yiri mid ka mid ah dadka u doodaya dhalinyaradaan oo la hadlay Idaacadda VOA-da.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha Dibadda Soomaaliya Isaaq Maxamuud Mursal Isaaq Fanax oo dhankiisa ka hadlay dhacdadan ayaa sheegay in dowladda Fedaraalka Soomaaliya aysan waxba ka qaban karin talaabada Canada ay kusoo masaafurineyso dhalinyaradaan, isagoo xusay in markii hore dhalintaan dalkaasi ku galeen aqoonsiyo kale.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Soomaaliya uma furna gacmaheeda inay ka jawaabto ama kala gor-gortanto dowladda Canada waayo muwaadinkan asalkiisa markuu soo galayay Soomaalinimo kuma soo gelin, waxa gacmaheena xiraya in qof waddan kale baasaboor kale kusoo galay u doodno, kaliya waxa noo furan inaan u duceyno\u201d ayuu yiri wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha Dibadda Soomaaliya Isaaq Maxamuud Mursal.<\/p>\n<p>Dadka u doodaya dhalinyaradaan laga soo masaafurinayo dalka Canada ayay raja beel ku tahay go&#8217;aanka dowladda fedaraalka Soomaaliya ay ku cadeysay ineysan waxba ka qaban karin talaabada Canada ay kusoo tarxiileyso in ka badan 150 dhalinyaro Soomaaliyeed ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Canada ayaa wada qorshe ay dalkeeda uga soo masaafurineyso dhalinyaro Soomaali ah oo ay sheegtay in si sharci daro ah kusoo galeen dalkeeda. &nbsp; Dhalinyaradaan Soomaaliyeed ee Canada ay soo masaafurineyso ayaa la sheegay in tiro ahaan ay ka badan yihiin ilaa 150 ruux oo dalkaasi ku galay aqoonsiyo kala duwan. Soomaalida ku nool [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179142,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179141","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Canada oo dalkeeda kasoo Masaafurineysa in ka badan 150 qof oo Soomaali ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-oo-dalkeeda-kasoo-masaafurineysa-in-ka-badan-150-qof-oo-soomaali-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Canada oo dalkeeda kasoo Masaafurineysa in ka badan 150 qof oo Soomaali ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Canada ayaa wada qorshe ay dalkeeda uga soo masaafurineyso dhalinyaro Soomaali ah oo ay sheegtay in si sharci daro ah kusoo galeen dalkeeda. &nbsp; Dhalinyaradaan Soomaaliyeed ee Canada ay soo masaafurineyso ayaa la sheegay in tiro ahaan ay ka badan yihiin ilaa 150 ruux oo dalkaasi ku galay aqoonsiyo kala duwan. Soomaalida ku nool [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-oo-dalkeeda-kasoo-masaafurineysa-in-ka-badan-150-qof-oo-soomaali-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-08T15:21:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/canadas-long-gradual-road-to-independences-featured-photo.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-oo-dalkeeda-kasoo-masaafurineysa-in-ka-badan-150-qof-oo-soomaali-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-oo-dalkeeda-kasoo-masaafurineysa-in-ka-badan-150-qof-oo-soomaali-ah\/\",\"name\":\"Canada oo dalkeeda kasoo Masaafurineysa in ka badan 150 qof oo Soomaali ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-oo-dalkeeda-kasoo-masaafurineysa-in-ka-badan-150-qof-oo-soomaali-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-oo-dalkeeda-kasoo-masaafurineysa-in-ka-badan-150-qof-oo-soomaali-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/canadas-long-gradual-road-to-independences-featured-photo.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-09-08T15:21:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-oo-dalkeeda-kasoo-masaafurineysa-in-ka-badan-150-qof-oo-soomaali-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-oo-dalkeeda-kasoo-masaafurineysa-in-ka-badan-150-qof-oo-soomaali-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-oo-dalkeeda-kasoo-masaafurineysa-in-ka-badan-150-qof-oo-soomaali-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/canadas-long-gradual-road-to-independences-featured-photo.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/canadas-long-gradual-road-to-independences-featured-photo.jpeg\",\"width\":800,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-oo-dalkeeda-kasoo-masaafurineysa-in-ka-badan-150-qof-oo-soomaali-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Canada oo dalkeeda kasoo Masaafurineysa in ka badan 150 qof oo Soomaali ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Canada oo dalkeeda kasoo Masaafurineysa in ka badan 150 qof oo Soomaali ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-oo-dalkeeda-kasoo-masaafurineysa-in-ka-badan-150-qof-oo-soomaali-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Canada oo dalkeeda kasoo Masaafurineysa in ka badan 150 qof oo Soomaali ah - Wardoon","og_description":"Dowladda Canada ayaa wada qorshe ay dalkeeda uga soo masaafurineyso dhalinyaro Soomaali ah oo ay sheegtay in si sharci daro ah kusoo galeen dalkeeda. &nbsp; Dhalinyaradaan Soomaaliyeed ee Canada ay soo masaafurineyso ayaa la sheegay in tiro ahaan ay ka badan yihiin ilaa 150 ruux oo dalkaasi ku galay aqoonsiyo kala duwan. Soomaalida ku nool [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-oo-dalkeeda-kasoo-masaafurineysa-in-ka-badan-150-qof-oo-soomaali-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-09-08T15:21:53+00:00","og_image":[{"width":800,"height":400,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/canadas-long-gradual-road-to-independences-featured-photo.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-oo-dalkeeda-kasoo-masaafurineysa-in-ka-badan-150-qof-oo-soomaali-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-oo-dalkeeda-kasoo-masaafurineysa-in-ka-badan-150-qof-oo-soomaali-ah\/","name":"Canada oo dalkeeda kasoo Masaafurineysa in ka badan 150 qof oo Soomaali ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-oo-dalkeeda-kasoo-masaafurineysa-in-ka-badan-150-qof-oo-soomaali-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-oo-dalkeeda-kasoo-masaafurineysa-in-ka-badan-150-qof-oo-soomaali-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/canadas-long-gradual-road-to-independences-featured-photo.jpeg","datePublished":"2023-09-08T15:21:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-oo-dalkeeda-kasoo-masaafurineysa-in-ka-badan-150-qof-oo-soomaali-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-oo-dalkeeda-kasoo-masaafurineysa-in-ka-badan-150-qof-oo-soomaali-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-oo-dalkeeda-kasoo-masaafurineysa-in-ka-badan-150-qof-oo-soomaali-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/canadas-long-gradual-road-to-independences-featured-photo.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/canadas-long-gradual-road-to-independences-featured-photo.jpeg","width":800,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-oo-dalkeeda-kasoo-masaafurineysa-in-ka-badan-150-qof-oo-soomaali-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Canada oo dalkeeda kasoo Masaafurineysa in ka badan 150 qof oo Soomaali ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179141"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179141"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179141\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179143,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179141\/revisions\/179143"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179142"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179141"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179141"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179141"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}