{"id":179162,"date":"2023-09-08T18:45:47","date_gmt":"2023-09-08T15:45:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179162"},"modified":"2023-09-08T18:45:47","modified_gmt":"2023-09-08T15:45:47","slug":"daawo-sarkaal-xubin-sare-ka-ahaa-shabaab-ka-hiiraan-oo-is-dhiibay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-xubin-sare-ka-ahaa-shabaab-ka-hiiraan-oo-is-dhiibay\/","title":{"rendered":"Daawo: Sarkaal xubin sare ka ahaa Shabaab-ka Hiiraan oo is dhiibay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179163\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-08-at-16.42.16.png\" alt=\"\" width=\"1076\" height=\"772\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-08-at-16.42.16.png 1076w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-08-at-16.42.16-300x215.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-08-at-16.42.16-1024x735.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-08-at-16.42.16-768x551.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-08-at-16.42.16-696x499.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-08-at-16.42.16-1068x766.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-08-at-16.42.16-585x420.png 585w\" sizes=\"(max-width: 1076px) 100vw, 1076px\" \/><\/p>\n<p>Xasan Cilmi Siyaad oo ka mid ahaa madaxda Khawaarijta Al-Shabaab ee gobolka Hiiraan ayaa maanta isku soo dhiibay ciidamada dowladda ee ka howlgala magaalada Beledweyne, wuxuuna ka sheegeeyey sida ay ugu suurta gashay inuu ka soo baxo kooxdaas.<\/p>\n<p>Ninkaan ayaa sheegay in Al-Shabaab uu u qaabilsanaa uruurinta lacagaha iyo xoolaha baadda ah, isagoo ka howlgeli jiray gobolka Hiiraan, wuxuuna cadeeyey in hadda uu ka soo haray gabi ahaanba kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>\u201cGo\u2019aan aan qaatay ayaan uga soo tegay Al-Shabaab, Ilaahey ayaa go\u2019aankaas igu soo duway, waxaan aaminsanahay in go\u2019aankaan uu wax badan ka fiican yahay go\u2019aankii hore ee Al-Shabaab aan ku galay,\u201d ayuu yiri Xasan Cilmi Siyaad.<\/p>\n<p>Ninkaan ayaa sheegay in waligiis uusan dad dhibaateyn, isla markaana uu xukumi jiray tuulooyin dhowr ah oo Hiiraan ka tirsan,<\/p>\n<p>\u201cAnigu waxaan oday ka ahaa deegaan Dhoqor la dhaho iyo dhowr tuulo oo kale, waligeyna qof maskiin ah ma dhibaateyn, oday meesha jooga ayaan ahaa kooxdana waan ka tirsanaa,\u201d ayuu yiri sarkaalkaan.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in sababta uu u soo goostay ay tahay dhibaatada ay Al-Shabaab ku hayaan beeshiisa Xawaadle, isla markaana uu kala hadlay xubnaha kale ee beesha ka soo jeeda ee Shabaab kala tirsanaa.<\/p>\n<p>\u201cAnigoo odayaal ah oo Shabaab ka tirsaneyn, kana soo jeedayey beeshaan la dhibaateeyey ayaan raadinay in nalaka qanciyo wax yaabihii dhahay, laakiin waan weynay cid na qancisa, hal sano ayey nagu qaadatay inaan xaqa beesheena raadino,\u201d ayuu yiri Xasan Cilmi.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in waayahaan uusan daacad u eheyn kooxda, \u201cQolofkeyga ayaa la joogay ee qalbigeygu lama joogin kooxdaas, hadda waxaan dib ugu soo laabtay dadkeyga oo aad ii soo dhaweeyey,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii wuxuu sheegay in afar sano uu ka tirsanaa kooxda, \u201cXalay saqdii dhexe ayaan ka soo tegay inta mooto soo qaatay, go\u2019aankeyga oo kale inay qaataan ayaan ugu baaqayaa ragii aan ka soo tegay,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray Xasan Cilmi.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka daawo<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Xasan Cilmi Siyaad oo ka tirsanaa AS oo maanta lagu soo bandhigay Magaalada Baladwyne.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/XIUmvz4vmLg\" width=\"717\" height=\"404\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xasan Cilmi Siyaad oo ka mid ahaa madaxda Khawaarijta Al-Shabaab ee gobolka Hiiraan ayaa maanta isku soo dhiibay ciidamada dowladda ee ka howlgala magaalada Beledweyne, wuxuuna ka sheegeeyey sida ay ugu suurta gashay inuu ka soo baxo kooxdaas. Ninkaan ayaa sheegay in Al-Shabaab uu u qaabilsanaa uruurinta lacagaha iyo xoolaha baadda ah, isagoo ka howlgeli [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179163,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179162","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Sarkaal xubin sare ka ahaa Shabaab-ka Hiiraan oo is dhiibay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-xubin-sare-ka-ahaa-shabaab-ka-hiiraan-oo-is-dhiibay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Sarkaal xubin sare ka ahaa Shabaab-ka Hiiraan oo is dhiibay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xasan Cilmi Siyaad oo ka mid ahaa madaxda Khawaarijta Al-Shabaab ee gobolka Hiiraan ayaa maanta isku soo dhiibay ciidamada dowladda ee ka howlgala magaalada Beledweyne, wuxuuna ka sheegeeyey sida ay ugu suurta gashay inuu ka soo baxo kooxdaas. Ninkaan ayaa sheegay in Al-Shabaab uu u qaabilsanaa uruurinta lacagaha iyo xoolaha baadda ah, isagoo ka howlgeli [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-xubin-sare-ka-ahaa-shabaab-ka-hiiraan-oo-is-dhiibay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-08T15:45:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-08-at-16.42.16.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1076\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"772\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-xubin-sare-ka-ahaa-shabaab-ka-hiiraan-oo-is-dhiibay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-xubin-sare-ka-ahaa-shabaab-ka-hiiraan-oo-is-dhiibay\/\",\"name\":\"Daawo: Sarkaal xubin sare ka ahaa Shabaab-ka Hiiraan oo is dhiibay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-xubin-sare-ka-ahaa-shabaab-ka-hiiraan-oo-is-dhiibay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-xubin-sare-ka-ahaa-shabaab-ka-hiiraan-oo-is-dhiibay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-08-at-16.42.16.png\",\"datePublished\":\"2023-09-08T15:45:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-xubin-sare-ka-ahaa-shabaab-ka-hiiraan-oo-is-dhiibay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-xubin-sare-ka-ahaa-shabaab-ka-hiiraan-oo-is-dhiibay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-xubin-sare-ka-ahaa-shabaab-ka-hiiraan-oo-is-dhiibay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-08-at-16.42.16.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-08-at-16.42.16.png\",\"width\":1076,\"height\":772},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-xubin-sare-ka-ahaa-shabaab-ka-hiiraan-oo-is-dhiibay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Sarkaal xubin sare ka ahaa Shabaab-ka Hiiraan oo is dhiibay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Sarkaal xubin sare ka ahaa Shabaab-ka Hiiraan oo is dhiibay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-xubin-sare-ka-ahaa-shabaab-ka-hiiraan-oo-is-dhiibay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Sarkaal xubin sare ka ahaa Shabaab-ka Hiiraan oo is dhiibay - Wardoon","og_description":"Xasan Cilmi Siyaad oo ka mid ahaa madaxda Khawaarijta Al-Shabaab ee gobolka Hiiraan ayaa maanta isku soo dhiibay ciidamada dowladda ee ka howlgala magaalada Beledweyne, wuxuuna ka sheegeeyey sida ay ugu suurta gashay inuu ka soo baxo kooxdaas. Ninkaan ayaa sheegay in Al-Shabaab uu u qaabilsanaa uruurinta lacagaha iyo xoolaha baadda ah, isagoo ka howlgeli [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-xubin-sare-ka-ahaa-shabaab-ka-hiiraan-oo-is-dhiibay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-09-08T15:45:47+00:00","og_image":[{"width":1076,"height":772,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-08-at-16.42.16.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-xubin-sare-ka-ahaa-shabaab-ka-hiiraan-oo-is-dhiibay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-xubin-sare-ka-ahaa-shabaab-ka-hiiraan-oo-is-dhiibay\/","name":"Daawo: Sarkaal xubin sare ka ahaa Shabaab-ka Hiiraan oo is dhiibay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-xubin-sare-ka-ahaa-shabaab-ka-hiiraan-oo-is-dhiibay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-xubin-sare-ka-ahaa-shabaab-ka-hiiraan-oo-is-dhiibay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-08-at-16.42.16.png","datePublished":"2023-09-08T15:45:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-xubin-sare-ka-ahaa-shabaab-ka-hiiraan-oo-is-dhiibay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-xubin-sare-ka-ahaa-shabaab-ka-hiiraan-oo-is-dhiibay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-xubin-sare-ka-ahaa-shabaab-ka-hiiraan-oo-is-dhiibay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-08-at-16.42.16.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-08-at-16.42.16.png","width":1076,"height":772},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sarkaal-xubin-sare-ka-ahaa-shabaab-ka-hiiraan-oo-is-dhiibay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Sarkaal xubin sare ka ahaa Shabaab-ka Hiiraan oo is dhiibay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179162"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179162"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179162\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179164,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179162\/revisions\/179164"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179163"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179162"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179162"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179162"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}