{"id":179179,"date":"2023-09-10T20:23:50","date_gmt":"2023-09-10T17:23:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179179"},"modified":"2023-09-10T20:26:19","modified_gmt":"2023-09-10T17:26:19","slug":"jabhadda-buurta-gacan-libaax-oo-gaari-qabsataysawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabhadda-buurta-gacan-libaax-oo-gaari-qabsataysawirro\/","title":{"rendered":"Jabhadda buurta Gacan-Libaax oo gaari qabsatay+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179181\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265638259367.webp\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"880\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265638259367.webp 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265638259367-225x300.webp 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265638259367-315x420.webp 315w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dhalinyarada hubeysan ee jabhadda uga dhawaaqday buurta Gacan-Libaax ee gobolka Saaxil ayaa ku gacan seeray go\u2019aankii Somaliland oo dhowaan shaaca ka qaaday inay cafis u fidineyso jabhaddaasi, haddii ay hubka dhigaan.<\/p>\n<p>Xubno u hadlay jabhaddan ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan halgankooda, isla-markaana waxa ay wacad ku mareen inay aysan dhigi doonin hubka.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa ay ku goodiyeen inay sii wadi doonaan weerarada, inta ay is casilayaan madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wasiirkiisa arrimaha gudaha.<\/p>\n<p>\u201cIna Kaahin iyo Muuse Biixi haday shacabka u tudhayaan xilka hayska casilaan, si nabadgalyo iyo wadanoolaansho u timaado, hadii kale sidaa aanu dhoqoshay u imanayno ayaanu Oogna u iman karnaa, madaxtooyadana waanu iman doonaa\u201d ayuu yiri mid kamid ah jabhadda.<\/p>\n<p>Kooxdan ayaa muuqaal cusub soo duubtay, kadib markii ay maanta soo bandhigeen gaari ay la eedahay Wasaarada Biyaha Somaliland oo ay ka afduubteen degmada Dhoqoshay ee gobolka Togdheer, isla-markaana ay geeyeen buurta ay ku sugan yihiin ee Gacan-Libaax.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa uga sii dari karta xiisadda ka taagan Somaliland oo horay ula daala dhaceysay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.<\/p>\n<p>Maalmo kahor ayay ahayd markii ay Somaliland ku dhawaaqday inay cafis u fidisay jabhaddan, kadib bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha maamulkaasi.<\/p>\n<p>\u201cIyada oo aanu raacayno aqbalaaddii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ah masuulka u sareeya dalka waxa ay Wasaaradda Arrimaha Guduhu soo saartay qoraalkan oo ay ku cadaynayso in aan dhalinyaradii hubka la fuulay Buurta Gacan-Libaax xukuumadda wax alla waxay u raacaysaa jirin halkaana arrinkaas lagu soo xidhay\u201d ayuu lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179180\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265361658218.webp\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"1028\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265361658218.webp 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265361658218-193x300.webp 193w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265361658218-657x1024.webp 657w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265361658218-270x420.webp 270w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179181\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265638259367.webp\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"880\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265638259367.webp 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265638259367-225x300.webp 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265638259367-315x420.webp 315w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179182\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265902452744.webp\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"993\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265902452744.webp 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265902452744-199x300.webp 199w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265902452744-279x420.webp 279w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhalinyarada hubeysan ee jabhadda uga dhawaaqday buurta Gacan-Libaax ee gobolka Saaxil ayaa ku gacan seeray go\u2019aankii Somaliland oo dhowaan shaaca ka qaaday inay cafis u fidineyso jabhaddaasi, haddii ay hubka dhigaan. Xubno u hadlay jabhaddan ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan halgankooda, isla-markaana waxa ay wacad ku mareen inay aysan dhigi doonin hubka. Sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179180,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179179","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jabhadda buurta Gacan-Libaax oo gaari qabsatay+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabhadda-buurta-gacan-libaax-oo-gaari-qabsataysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jabhadda buurta Gacan-Libaax oo gaari qabsatay+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dhalinyarada hubeysan ee jabhadda uga dhawaaqday buurta Gacan-Libaax ee gobolka Saaxil ayaa ku gacan seeray go\u2019aankii Somaliland oo dhowaan shaaca ka qaaday inay cafis u fidineyso jabhaddaasi, haddii ay hubka dhigaan. Xubno u hadlay jabhaddan ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan halgankooda, isla-markaana waxa ay wacad ku mareen inay aysan dhigi doonin hubka. Sidoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabhadda-buurta-gacan-libaax-oo-gaari-qabsataysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-10T17:23:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-09-10T17:26:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265361658218.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1028\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabhadda-buurta-gacan-libaax-oo-gaari-qabsataysawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabhadda-buurta-gacan-libaax-oo-gaari-qabsataysawirro\/\",\"name\":\"Jabhadda buurta Gacan-Libaax oo gaari qabsatay+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabhadda-buurta-gacan-libaax-oo-gaari-qabsataysawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabhadda-buurta-gacan-libaax-oo-gaari-qabsataysawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265361658218.webp\",\"datePublished\":\"2023-09-10T17:23:50+00:00\",\"dateModified\":\"2023-09-10T17:26:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabhadda-buurta-gacan-libaax-oo-gaari-qabsataysawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabhadda-buurta-gacan-libaax-oo-gaari-qabsataysawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabhadda-buurta-gacan-libaax-oo-gaari-qabsataysawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265361658218.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265361658218.webp\",\"width\":660,\"height\":1028},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabhadda-buurta-gacan-libaax-oo-gaari-qabsataysawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jabhadda buurta Gacan-Libaax oo gaari qabsatay+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jabhadda buurta Gacan-Libaax oo gaari qabsatay+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabhadda-buurta-gacan-libaax-oo-gaari-qabsataysawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jabhadda buurta Gacan-Libaax oo gaari qabsatay+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Dhalinyarada hubeysan ee jabhadda uga dhawaaqday buurta Gacan-Libaax ee gobolka Saaxil ayaa ku gacan seeray go\u2019aankii Somaliland oo dhowaan shaaca ka qaaday inay cafis u fidineyso jabhaddaasi, haddii ay hubka dhigaan. Xubno u hadlay jabhaddan ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan halgankooda, isla-markaana waxa ay wacad ku mareen inay aysan dhigi doonin hubka. Sidoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabhadda-buurta-gacan-libaax-oo-gaari-qabsataysawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-09-10T17:23:50+00:00","article_modified_time":"2023-09-10T17:26:19+00:00","og_image":[{"width":660,"height":1028,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265361658218.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabhadda-buurta-gacan-libaax-oo-gaari-qabsataysawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabhadda-buurta-gacan-libaax-oo-gaari-qabsataysawirro\/","name":"Jabhadda buurta Gacan-Libaax oo gaari qabsatay+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabhadda-buurta-gacan-libaax-oo-gaari-qabsataysawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabhadda-buurta-gacan-libaax-oo-gaari-qabsataysawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265361658218.webp","datePublished":"2023-09-10T17:23:50+00:00","dateModified":"2023-09-10T17:26:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabhadda-buurta-gacan-libaax-oo-gaari-qabsataysawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/jabhadda-buurta-gacan-libaax-oo-gaari-qabsataysawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabhadda-buurta-gacan-libaax-oo-gaari-qabsataysawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265361658218.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023910638299265361658218.webp","width":660,"height":1028},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabhadda-buurta-gacan-libaax-oo-gaari-qabsataysawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jabhadda buurta Gacan-Libaax oo gaari qabsatay+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179179"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179179"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179179\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179183,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179179\/revisions\/179183"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179180"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179179"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179179"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179179"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}