{"id":179197,"date":"2023-09-12T18:12:31","date_gmt":"2023-09-12T15:12:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179197"},"modified":"2023-09-12T18:12:31","modified_gmt":"2023-09-12T15:12:31","slug":"daawo-puntland-ssc-khaatumo-waxay-noqon-doonaan-labo-maamul-oo-walaalo-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-ssc-khaatumo-waxay-noqon-doonaan-labo-maamul-oo-walaalo-ah\/","title":{"rendered":"DAAWO: \u201cPuntland &#038; SSC-KHAATUMO waxay noqon doonaan labo maamul oo walaalo ah\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179198\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Cabdirisaaq.png\" alt=\"\" width=\"583\" height=\"325\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Cabdirisaaq.png 583w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Cabdirisaaq-300x167.png 300w\" sizes=\"(max-width: 583px) 100vw, 583px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka maamulka Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa sheegay in dawlad gobaleedka Puntland iyo maamulka SSC-KHAATUMO ay noqonayaan labo maamul oo walaalo ah, oo dhalasho iyo wax wadaagna ka dhexeeyo.<\/p>\n<p>Cabdirisaaq Khaliif ayaa xusay in marka laga soo tago fikirka shaqsiga ah ee isagu uu qabo, la qaban doono shirweyne Aayo-ka-tashi ah oo ay isugu imaan doonaan dadka deegaanada SSC iyo cid kasta oo gacan ka geysatay, dhiig iyo dheecaana u hurtay xoraynta deegaanka, kaas oo lagu go\u2019aamin doono masiirka deegaanka iyo dariiqa uu qaadi doono.<\/p>\n<p>\u201cDadka deegaanka Puntland, oo dadkan dhiig, dhaqan iyo dhalashaba ay wadaagaan, waxaan isleeyahay way buuxiyeen intii looga baahnaa, hidhiidhina way ku dareen abaal gudna way naga mudan yihiin, , dadka deegaankan kasoo jeedana maamulkan qayb bay ka ahaayeen dhismihiisii hore way isku wada raacsanaayeen marka loo eego Garaadada iyo hoggaanka dhaqanka, halka laga yaabo Somaliland marka la dhisayay hal Garaad oo kaliya in uu ka joogay laakiin halkan mid ka maqnaa ma uusan jirin\u201d ayuu yiri Cabdirasaaq Khaliif<\/p>\n<p>Mr. Khaliif ayaa intaa ku daray \u201cDadka deegaankan kasoo jeedana maamulkan qayb bay ka ahaayeen dhismihiisii hore way isku wada raacsanaayeen marka loo eego Garaadada iyo hoggaanka dhaqanka, halka laga yaabo Somaliland marka la dhisayay in aan noqon doono labo walaalo ah oo maamul wada leh kalana leh, laakiin arrintu waxay u taallaa marka maamulkan Set up-ka\u2019 kowaad sameeyo shirweynuu qabanayaa Aayo-ka-tashi, waa khasab nin ka gacan taagan karaana ma jiro in lagu casuumo intii ku dhimatay in taladiisa ay wax ku yeelato, taasayna kasoo bixi doonta jidka ay qaadi doonto SSC-KHAATUMO, laakiin mar walba dadka wadada ay doonayeen bay ku khasban yihiin in ay ku hoggaamiyaan siyaasiyiintooda iyo dhaqankooda\u201d.<\/p>\n<p>Mar wax laga weydiiyay khalkhalka siyaasadeed ee ka taagan Puntland, salkana ku haya doorashooyinka, ayuu Khaliif sheegay in si naf hurnimo leh ay uga shaqeyn doonaan \u2018siyaasiyiinta iyo dhaqanka SSC\u2019 ilaalinta xasiloonida mandiqada 25 sano jirsatay bil kahor.<\/p>\n<p>\u201cDoor naf hurnimo leh baan ka qaadanaynaa arrintaas, Puntland waa laf-dhabartii dadka deegaankan u dhashay ama SSC-KHAATUMO ha joogeen ama Puntland ha joogeen, jiritaankeeda iyo ilaalinta xasiloonideedu waa waajib na saaran, waxaan u mari doonaa wado kasta oo lagu badbaadinayo, oo dhib lagaga badbaadinayo, waxaana aaminsanahay biseylka Puntland iyo dadkeedu gaareen in aan loo baqayn oo looga baqaynin in qalalaase siyaasadeed\u201d.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Waraysi Dhinacyo-badanleh. Abdirisaq Khaliif ''Hadii Na la soo weeraro Shan Gacmood Baan Qaadaynaa'\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/lkrLw0X7l8A\" width=\"678\" height=\"381\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka maamulka Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa sheegay in dawlad gobaleedka Puntland iyo maamulka SSC-KHAATUMO ay noqonayaan labo maamul oo walaalo ah, oo dhalasho iyo wax wadaagna ka dhexeeyo. Cabdirisaaq Khaliif ayaa xusay in marka laga soo tago fikirka shaqsiga ah ee isagu uu qabo, la qaban doono shirweyne Aayo-ka-tashi ah oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179198,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179197","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: \u201cPuntland &amp; SSC-KHAATUMO waxay noqon doonaan labo maamul oo walaalo ah\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-ssc-khaatumo-waxay-noqon-doonaan-labo-maamul-oo-walaalo-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: \u201cPuntland &amp; SSC-KHAATUMO waxay noqon doonaan labo maamul oo walaalo ah\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka maamulka Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa sheegay in dawlad gobaleedka Puntland iyo maamulka SSC-KHAATUMO ay noqonayaan labo maamul oo walaalo ah, oo dhalasho iyo wax wadaagna ka dhexeeyo. Cabdirisaaq Khaliif ayaa xusay in marka laga soo tago fikirka shaqsiga ah ee isagu uu qabo, la qaban doono shirweyne Aayo-ka-tashi ah oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-ssc-khaatumo-waxay-noqon-doonaan-labo-maamul-oo-walaalo-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-12T15:12:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Cabdirisaaq.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"583\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"325\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-ssc-khaatumo-waxay-noqon-doonaan-labo-maamul-oo-walaalo-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-ssc-khaatumo-waxay-noqon-doonaan-labo-maamul-oo-walaalo-ah\/\",\"name\":\"DAAWO: \u201cPuntland & SSC-KHAATUMO waxay noqon doonaan labo maamul oo walaalo ah\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-ssc-khaatumo-waxay-noqon-doonaan-labo-maamul-oo-walaalo-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-ssc-khaatumo-waxay-noqon-doonaan-labo-maamul-oo-walaalo-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Cabdirisaaq.png\",\"datePublished\":\"2023-09-12T15:12:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-ssc-khaatumo-waxay-noqon-doonaan-labo-maamul-oo-walaalo-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-ssc-khaatumo-waxay-noqon-doonaan-labo-maamul-oo-walaalo-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-ssc-khaatumo-waxay-noqon-doonaan-labo-maamul-oo-walaalo-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Cabdirisaaq.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Cabdirisaaq.png\",\"width\":583,\"height\":325},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-ssc-khaatumo-waxay-noqon-doonaan-labo-maamul-oo-walaalo-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: \u201cPuntland &#038; SSC-KHAATUMO waxay noqon doonaan labo maamul oo walaalo ah\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: \u201cPuntland & SSC-KHAATUMO waxay noqon doonaan labo maamul oo walaalo ah\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-ssc-khaatumo-waxay-noqon-doonaan-labo-maamul-oo-walaalo-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: \u201cPuntland & SSC-KHAATUMO waxay noqon doonaan labo maamul oo walaalo ah\u201d - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka maamulka Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa sheegay in dawlad gobaleedka Puntland iyo maamulka SSC-KHAATUMO ay noqonayaan labo maamul oo walaalo ah, oo dhalasho iyo wax wadaagna ka dhexeeyo. Cabdirisaaq Khaliif ayaa xusay in marka laga soo tago fikirka shaqsiga ah ee isagu uu qabo, la qaban doono shirweyne Aayo-ka-tashi ah oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-ssc-khaatumo-waxay-noqon-doonaan-labo-maamul-oo-walaalo-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-09-12T15:12:31+00:00","og_image":[{"width":583,"height":325,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Cabdirisaaq.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-ssc-khaatumo-waxay-noqon-doonaan-labo-maamul-oo-walaalo-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-ssc-khaatumo-waxay-noqon-doonaan-labo-maamul-oo-walaalo-ah\/","name":"DAAWO: \u201cPuntland & SSC-KHAATUMO waxay noqon doonaan labo maamul oo walaalo ah\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-ssc-khaatumo-waxay-noqon-doonaan-labo-maamul-oo-walaalo-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-ssc-khaatumo-waxay-noqon-doonaan-labo-maamul-oo-walaalo-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Cabdirisaaq.png","datePublished":"2023-09-12T15:12:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-ssc-khaatumo-waxay-noqon-doonaan-labo-maamul-oo-walaalo-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-ssc-khaatumo-waxay-noqon-doonaan-labo-maamul-oo-walaalo-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-ssc-khaatumo-waxay-noqon-doonaan-labo-maamul-oo-walaalo-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Cabdirisaaq.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Cabdirisaaq.png","width":583,"height":325},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-ssc-khaatumo-waxay-noqon-doonaan-labo-maamul-oo-walaalo-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: \u201cPuntland &#038; SSC-KHAATUMO waxay noqon doonaan labo maamul oo walaalo ah\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179197"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179197"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179197\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179199,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179197\/revisions\/179199"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179198"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179197"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179197"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179197"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}