{"id":179228,"date":"2023-09-15T18:23:44","date_gmt":"2023-09-15T15:23:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179228"},"modified":"2023-09-15T18:23:44","modified_gmt":"2023-09-15T15:23:44","slug":"daawo-qoorqoor-weerarkii-fulaynimada-ahaa-waxba-naguma-gaarin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-weerarkii-fulaynimada-ahaa-waxba-naguma-gaarin\/","title":{"rendered":"DAAWO: Qoorqoor \u201cweerarkii fulaynimada ahaa waxba naguma gaarin\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179229\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Qoorqoor-678x381-1.png\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Qoorqoor-678x381-1.png 678w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Qoorqoor-678x381-1-300x169.png 300w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/p>\n<p>Axmed Cabdi Kaariye \u201cQoorqoor\u201d, Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa beeniyay in waxyeelo kasoo gaartay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee saaka lagu qaaday goob uu ku sugnaa oo ku taalla deegaanka Laas-Gacaneey ee gobalka Mudug.<\/p>\n<p>Muuqaal uu isaga soo duubay jiidaha hore ee dagaalka, ayuu Qoorqoor ku sheegay in weerarkaas uu ahaa mid fulaynimo, uusana jirin wax kusoo gaaray.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rabaa in aan la wadaago bulshada Soomaaliyeed, weerarkii fulaynimada ahaa, doqonimada ahaa ee khawaarijtu soo qaadeen inaan waxba nagu gaarin, waan cafimaad qabnaa anniga iyo masuuliyiin kale oo sugnaa goobaha hore ee dagaalka\u201d ayuu yiri MW Qoorqoor.<\/p>\n<p>Qoorqoor ayaa xusay in uu sii soconayo howlgalka ka dhanka ah Alshabaab, ayna shacabka Soomaaliyeed maqli doonaan maalmaha soo socda war ay ku farxi doonaan.<\/p>\n<p>Dhanka kale, War kasoo baxay Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu sheegay in billad geesinimo oo sare uu siiyay labo askari oo saaka ka hortagay qaraxii lagu beegsaday goobta uu ku sugnaa, kuna naf waayay.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye wuxuu heerka ugu sarreysa ee billadgeesinimo guddoonsiiyey Axmed Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud iyo Maxamed Cumar Xasan oo maanta naftooda u huray badbaadinta madaxda Galmudug, xildhibaannada federaalka iyo saraakiisha ku sugnaa deegaanka Laasgacaneey.\u201d<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"MW Qoorqoor &quot;Waa been weerarkii fulaynimada ahaa waxba naguma gaarin&quot;\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/3U6uShZT4RA\" width=\"678\" height=\"381\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axmed Cabdi Kaariye \u201cQoorqoor\u201d, Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa beeniyay in waxyeelo kasoo gaartay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee saaka lagu qaaday goob uu ku sugnaa oo ku taalla deegaanka Laas-Gacaneey ee gobalka Mudug. Muuqaal uu isaga soo duubay jiidaha hore ee dagaalka, ayuu Qoorqoor ku sheegay in weerarkaas uu ahaa mid fulaynimo, uusana jirin wax kusoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179229,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179228","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Qoorqoor \u201cweerarkii fulaynimada ahaa waxba naguma gaarin\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-weerarkii-fulaynimada-ahaa-waxba-naguma-gaarin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Qoorqoor \u201cweerarkii fulaynimada ahaa waxba naguma gaarin\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Axmed Cabdi Kaariye \u201cQoorqoor\u201d, Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa beeniyay in waxyeelo kasoo gaartay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee saaka lagu qaaday goob uu ku sugnaa oo ku taalla deegaanka Laas-Gacaneey ee gobalka Mudug. Muuqaal uu isaga soo duubay jiidaha hore ee dagaalka, ayuu Qoorqoor ku sheegay in weerarkaas uu ahaa mid fulaynimo, uusana jirin wax kusoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-weerarkii-fulaynimada-ahaa-waxba-naguma-gaarin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-15T15:23:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Qoorqoor-678x381-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-weerarkii-fulaynimada-ahaa-waxba-naguma-gaarin\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-weerarkii-fulaynimada-ahaa-waxba-naguma-gaarin\/\",\"name\":\"DAAWO: Qoorqoor \u201cweerarkii fulaynimada ahaa waxba naguma gaarin\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-weerarkii-fulaynimada-ahaa-waxba-naguma-gaarin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-weerarkii-fulaynimada-ahaa-waxba-naguma-gaarin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Qoorqoor-678x381-1.png\",\"datePublished\":\"2023-09-15T15:23:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-weerarkii-fulaynimada-ahaa-waxba-naguma-gaarin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-weerarkii-fulaynimada-ahaa-waxba-naguma-gaarin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-weerarkii-fulaynimada-ahaa-waxba-naguma-gaarin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Qoorqoor-678x381-1.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Qoorqoor-678x381-1.png\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-weerarkii-fulaynimada-ahaa-waxba-naguma-gaarin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Qoorqoor \u201cweerarkii fulaynimada ahaa waxba naguma gaarin\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Qoorqoor \u201cweerarkii fulaynimada ahaa waxba naguma gaarin\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-weerarkii-fulaynimada-ahaa-waxba-naguma-gaarin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Qoorqoor \u201cweerarkii fulaynimada ahaa waxba naguma gaarin\u201d - Wardoon","og_description":"Axmed Cabdi Kaariye \u201cQoorqoor\u201d, Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa beeniyay in waxyeelo kasoo gaartay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee saaka lagu qaaday goob uu ku sugnaa oo ku taalla deegaanka Laas-Gacaneey ee gobalka Mudug. Muuqaal uu isaga soo duubay jiidaha hore ee dagaalka, ayuu Qoorqoor ku sheegay in weerarkaas uu ahaa mid fulaynimo, uusana jirin wax kusoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-weerarkii-fulaynimada-ahaa-waxba-naguma-gaarin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-09-15T15:23:44+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Qoorqoor-678x381-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-weerarkii-fulaynimada-ahaa-waxba-naguma-gaarin\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-weerarkii-fulaynimada-ahaa-waxba-naguma-gaarin\/","name":"DAAWO: Qoorqoor \u201cweerarkii fulaynimada ahaa waxba naguma gaarin\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-weerarkii-fulaynimada-ahaa-waxba-naguma-gaarin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-weerarkii-fulaynimada-ahaa-waxba-naguma-gaarin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Qoorqoor-678x381-1.png","datePublished":"2023-09-15T15:23:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-weerarkii-fulaynimada-ahaa-waxba-naguma-gaarin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-weerarkii-fulaynimada-ahaa-waxba-naguma-gaarin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-weerarkii-fulaynimada-ahaa-waxba-naguma-gaarin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Qoorqoor-678x381-1.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Qoorqoor-678x381-1.png","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-weerarkii-fulaynimada-ahaa-waxba-naguma-gaarin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Qoorqoor \u201cweerarkii fulaynimada ahaa waxba naguma gaarin\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179228"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179228"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179228\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179230,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179228\/revisions\/179230"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179229"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179228"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179228"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179228"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}