{"id":179256,"date":"2023-09-22T18:25:42","date_gmt":"2023-09-22T15:25:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179256"},"modified":"2023-09-22T18:25:42","modified_gmt":"2023-09-22T15:25:42","slug":"madaxweyne-haddaad-caawa-fooraarto-adigoo-fooraara-dhuusamareeb-ka-tagi-maysid","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-haddaad-caawa-fooraarto-adigoo-fooraara-dhuusamareeb-ka-tagi-maysid\/","title":{"rendered":"&#8220;Madaxweyne haddaad caawa fooraarto adigoo fooraara Dhuusamareeb ka tagi maysid&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179257\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.24.25.png\" alt=\"\" width=\"1198\" height=\"700\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.24.25.png 1198w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.24.25-300x175.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.24.25-1024x598.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.24.25-768x449.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.24.25-696x407.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.24.25-1068x624.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.24.25-719x420.png 719w\" sizes=\"(max-width: 1198px) 100vw, 1198px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha maamulka Hiiraan State Cali Jeyte Cismaan ayaa xalay magaalada Dhuusamareeb kaga qeyb galay kulan wadatashi oo looga hadlaayay dardargalinta dagaalka ka dhanka ah Shabaab, kaasoo ay goobjoog ahayeen madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoonka labada Aqal, Xildhibaano, siyaasiyiin iyo saraakiil ciidan.<\/p>\n<p>Kulanka wadatashi ayaa ahaa mid masuuliyiinta ay is kula gorfeeynayeen habka ugu fudud ee looga adkaan karo dagaalka lagula jiro kooxda Al-shabaab.<\/p>\n<p>Madaxweyne Cali Jeyte Cismaan ayaa kulanka ka sheegay in Shabaab laga adkaan karo, islamarkaana haatan aysan jirin wax dambe oo ay ku qaldi karaan dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&#8220;Al-shabaab qofkii ugu horeeyay ee la dagaalama ayaan ahay waxan cadeyna in laga adkaan karo oo wad aragteen sidaan ugu jebinay dagaaladii aan la galnay, nadaxweynaha rajadiisa aan ka dhabeyno oo meelaha yar yar ee howdka ah oo ay kaga sugan yihiin Galmudug aan ka saaro waan ka saari karnaaye, Diintii ay ka been shegayeen qof walba wuu ogaaday beentooda&#8221;ayuu yiri madaxweynaha Hiiraan State Cali Jeyte Cismaan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Jeyte ayaa sidoo kale kulanka wadatashiga ahaa ee Xalay Dhuusamareeb ka qabsoomay ku balan qaaday in madaxweyne Xasan Sheekh isago madaxiisa hoos u fooraaro uusan ka tagi doonin magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>&#8220;Madaxweyne waxaan balan qaadaya inaad Dhuusamareeb ka tagto adigoo madaxada kor u taagan yahay oo cadawga laga adkaaday, dagaalkana waan wadeyna&#8221; ayuu yiri Cali Jayte Cismaan.<\/p>\n<p>Kulankaan ayaa imaanaya, iyadoo madaxweynaha dowladda Fedaraalka uu mudo ku dhaw laba bilood u joogo Dhuusamareeb dardar galinta iyo dhameystirka wajiga koowaad ee dagaalka ka dhanka ah kooxda Shabaab.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Frisaalatelevision%2Fvideos%2F693643438895221%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Hiiraan State Cali Jeyte Cismaan ayaa xalay magaalada Dhuusamareeb kaga qeyb galay kulan wadatashi oo looga hadlaayay dardargalinta dagaalka ka dhanka ah Shabaab, kaasoo ay goobjoog ahayeen madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoonka labada Aqal, Xildhibaano, siyaasiyiin iyo saraakiil ciidan. Kulanka wadatashi ayaa ahaa mid masuuliyiinta ay is kula gorfeeynayeen habka ugu fudud ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179257,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179256","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>&quot;Madaxweyne haddaad caawa fooraarto adigoo fooraara Dhuusamareeb ka tagi maysid&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-haddaad-caawa-fooraarto-adigoo-fooraara-dhuusamareeb-ka-tagi-maysid\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"&quot;Madaxweyne haddaad caawa fooraarto adigoo fooraara Dhuusamareeb ka tagi maysid&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamulka Hiiraan State Cali Jeyte Cismaan ayaa xalay magaalada Dhuusamareeb kaga qeyb galay kulan wadatashi oo looga hadlaayay dardargalinta dagaalka ka dhanka ah Shabaab, kaasoo ay goobjoog ahayeen madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoonka labada Aqal, Xildhibaano, siyaasiyiin iyo saraakiil ciidan. Kulanka wadatashi ayaa ahaa mid masuuliyiinta ay is kula gorfeeynayeen habka ugu fudud ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-haddaad-caawa-fooraarto-adigoo-fooraara-dhuusamareeb-ka-tagi-maysid\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-22T15:25:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.24.25.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1198\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"700\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-haddaad-caawa-fooraarto-adigoo-fooraara-dhuusamareeb-ka-tagi-maysid\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-haddaad-caawa-fooraarto-adigoo-fooraara-dhuusamareeb-ka-tagi-maysid\/\",\"name\":\"\\\"Madaxweyne haddaad caawa fooraarto adigoo fooraara Dhuusamareeb ka tagi maysid\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-haddaad-caawa-fooraarto-adigoo-fooraara-dhuusamareeb-ka-tagi-maysid\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-haddaad-caawa-fooraarto-adigoo-fooraara-dhuusamareeb-ka-tagi-maysid\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.24.25.png\",\"datePublished\":\"2023-09-22T15:25:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-haddaad-caawa-fooraarto-adigoo-fooraara-dhuusamareeb-ka-tagi-maysid\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-haddaad-caawa-fooraarto-adigoo-fooraara-dhuusamareeb-ka-tagi-maysid\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-haddaad-caawa-fooraarto-adigoo-fooraara-dhuusamareeb-ka-tagi-maysid\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.24.25.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.24.25.png\",\"width\":1198,\"height\":700},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-haddaad-caawa-fooraarto-adigoo-fooraara-dhuusamareeb-ka-tagi-maysid\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"&#8220;Madaxweyne haddaad caawa fooraarto adigoo fooraara Dhuusamareeb ka tagi maysid&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\"Madaxweyne haddaad caawa fooraarto adigoo fooraara Dhuusamareeb ka tagi maysid\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-haddaad-caawa-fooraarto-adigoo-fooraara-dhuusamareeb-ka-tagi-maysid\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\"Madaxweyne haddaad caawa fooraarto adigoo fooraara Dhuusamareeb ka tagi maysid\" - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamulka Hiiraan State Cali Jeyte Cismaan ayaa xalay magaalada Dhuusamareeb kaga qeyb galay kulan wadatashi oo looga hadlaayay dardargalinta dagaalka ka dhanka ah Shabaab, kaasoo ay goobjoog ahayeen madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoonka labada Aqal, Xildhibaano, siyaasiyiin iyo saraakiil ciidan. Kulanka wadatashi ayaa ahaa mid masuuliyiinta ay is kula gorfeeynayeen habka ugu fudud ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-haddaad-caawa-fooraarto-adigoo-fooraara-dhuusamareeb-ka-tagi-maysid\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-09-22T15:25:42+00:00","og_image":[{"width":1198,"height":700,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.24.25.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-haddaad-caawa-fooraarto-adigoo-fooraara-dhuusamareeb-ka-tagi-maysid\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-haddaad-caawa-fooraarto-adigoo-fooraara-dhuusamareeb-ka-tagi-maysid\/","name":"\"Madaxweyne haddaad caawa fooraarto adigoo fooraara Dhuusamareeb ka tagi maysid\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-haddaad-caawa-fooraarto-adigoo-fooraara-dhuusamareeb-ka-tagi-maysid\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-haddaad-caawa-fooraarto-adigoo-fooraara-dhuusamareeb-ka-tagi-maysid\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.24.25.png","datePublished":"2023-09-22T15:25:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-haddaad-caawa-fooraarto-adigoo-fooraara-dhuusamareeb-ka-tagi-maysid\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-haddaad-caawa-fooraarto-adigoo-fooraara-dhuusamareeb-ka-tagi-maysid\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-haddaad-caawa-fooraarto-adigoo-fooraara-dhuusamareeb-ka-tagi-maysid\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.24.25.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.24.25.png","width":1198,"height":700},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-haddaad-caawa-fooraarto-adigoo-fooraara-dhuusamareeb-ka-tagi-maysid\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"&#8220;Madaxweyne haddaad caawa fooraarto adigoo fooraara Dhuusamareeb ka tagi maysid&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179256"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179256"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179256\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179258,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179256\/revisions\/179258"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179257"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}