{"id":179263,"date":"2023-09-22T18:35:50","date_gmt":"2023-09-22T15:35:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179263"},"modified":"2023-09-22T18:35:50","modified_gmt":"2023-09-22T15:35:50","slug":"daawo-shabaabnimada-waa-jirro-la-isqaadsiiyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabnimada-waa-jirro-la-isqaadsiiyo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Shabaabnimada waa jirro la isqaadsiiyo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179264\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.33.37.png\" alt=\"\" width=\"1332\" height=\"718\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.33.37.png 1332w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.33.37-300x162.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.33.37-1024x552.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.33.37-768x414.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.33.37-696x375.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.33.37-1068x576.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.33.37-779x420.png 779w\" sizes=\"(max-width: 1332px) 100vw, 1332px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale adkeeyay in umadda Soomaaliyeed ay u midoobaan dagaalka kooxda Al-Shabaab ka dhanka ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo xalay kulan wada-tashi ah oo looga arrinsaday dardar-galinta dagaalka Khawaarijta la qaatay guddoonka iyo Xildhibaanada BFS, siyaasiyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qaranka ee ka howl-gala furimaha dagaalka ayaa waxa uu ka sheegay in dalkeenna uu leeyahay hal cadow oo keliya oo ah argagixisada.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu ka dhawaajiyay in Shabaabnimada iyo in dadka loo dilo qaabka arxanka darran ay tahay jirro xun oo la isqaadsiiyo, ayna tahay in laga ciribtiro guud ahaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxay ka turjumeysaa muuqalka un maahane ee micnaha weyn ee ku fadhido, dadka Soomaaliyeed hoggaankooda dowladnimada ugu sareeyay qadiyada Shabaab iyo in Khawaarijta dalka laga saaro, dalkana dowladnimadiisa la xoojiyo inay dhab naga wada tahay, oo aan ka mideysanahay oo aan isku rayi ka nahay ayay tilmaamee,\u201d ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Waxa uu intaas kusii daray \u201cNiman jiraday oo maankii ka tegay oo cudur maskax uga dhacay oo ku farxaya markay dad laayan oo dhiig daadiyaan ee gowracaan farxaya, waa jirro waana la isqaadsiiya.\u201d<\/p>\n<p>Dhalinyarada weli ku harsan kooxda Al-Shabaab ee ka barbar dagaal ayuu markale ugu baaqay inay kasoo tagaan, oo ay lasoo saftaan dhanka kale, si loo soo afjaro dhibaatada ay argagixisada sanadaha badan ku haysay umadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cDhalinyara da waxaa leeyahay ha ku habsaamina meesha kasoo noqda, waxaan amaanaya dhalinyarada Soomaaliyeed ee garatay kuna dhiiratay inay kasoo noqdeen oo qaarkood maanta iyaga la dagaalamaya oo xeeladahooda qaloocan iyo sirtooda hay\u2019adaha dowladda la wadaagaya, nimankaas waqti uma harin.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyntiina wuxuu shacabka ka agdhaw deegaanada kooxda Al-Shabaab ugubaaqay in fogaadan, si ay uga nabad-galaan duqeymaha iyo howl-gallada lagu beegsanayo dagaal-yahaanada kooxda.<\/p>\n<p>\u201cLacagta qaraxyada Al-Shabaab ku sameyso qof Soomaali ah ayaa dhiibay, sidee ayuu noogu qancin karaa qofkaasi dambi malihi aniga. Dadka Soomaaliyeed waxaa leeyahay waxa noo dhiiman waa dhiiranaan ee ha dhiirano, ka hari mayno ee yaanu nagu dheeraan ciyow ha na dhaafan.\u201d<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Frisaalatelevision%2Fvideos%2F6848336445256151%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Frisaalatelevision%2Fvideos%2F898011268555968%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale adkeeyay in umadda Soomaaliyeed ay u midoobaan dagaalka kooxda Al-Shabaab ka dhanka ah. Madaxweynaha oo xalay kulan wada-tashi ah oo looga arrinsaday dardar-galinta dagaalka Khawaarijta la qaatay guddoonka iyo Xildhibaanada BFS, siyaasiyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qaranka ee ka howl-gala furimaha dagaalka ayaa waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179264,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179263","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Shabaabnimada waa jirro la isqaadsiiyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabnimada-waa-jirro-la-isqaadsiiyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Shabaabnimada waa jirro la isqaadsiiyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale adkeeyay in umadda Soomaaliyeed ay u midoobaan dagaalka kooxda Al-Shabaab ka dhanka ah. Madaxweynaha oo xalay kulan wada-tashi ah oo looga arrinsaday dardar-galinta dagaalka Khawaarijta la qaatay guddoonka iyo Xildhibaanada BFS, siyaasiyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qaranka ee ka howl-gala furimaha dagaalka ayaa waxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabnimada-waa-jirro-la-isqaadsiiyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-22T15:35:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.33.37.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1332\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"718\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabnimada-waa-jirro-la-isqaadsiiyo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabnimada-waa-jirro-la-isqaadsiiyo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Shabaabnimada waa jirro la isqaadsiiyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabnimada-waa-jirro-la-isqaadsiiyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabnimada-waa-jirro-la-isqaadsiiyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.33.37.png\",\"datePublished\":\"2023-09-22T15:35:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabnimada-waa-jirro-la-isqaadsiiyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabnimada-waa-jirro-la-isqaadsiiyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabnimada-waa-jirro-la-isqaadsiiyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.33.37.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.33.37.png\",\"width\":1332,\"height\":718},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabnimada-waa-jirro-la-isqaadsiiyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Shabaabnimada waa jirro la isqaadsiiyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Shabaabnimada waa jirro la isqaadsiiyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabnimada-waa-jirro-la-isqaadsiiyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Shabaabnimada waa jirro la isqaadsiiyo - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale adkeeyay in umadda Soomaaliyeed ay u midoobaan dagaalka kooxda Al-Shabaab ka dhanka ah. Madaxweynaha oo xalay kulan wada-tashi ah oo looga arrinsaday dardar-galinta dagaalka Khawaarijta la qaatay guddoonka iyo Xildhibaanada BFS, siyaasiyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qaranka ee ka howl-gala furimaha dagaalka ayaa waxa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabnimada-waa-jirro-la-isqaadsiiyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-09-22T15:35:50+00:00","og_image":[{"width":1332,"height":718,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.33.37.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabnimada-waa-jirro-la-isqaadsiiyo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabnimada-waa-jirro-la-isqaadsiiyo\/","name":"DAAWO:-Shabaabnimada waa jirro la isqaadsiiyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabnimada-waa-jirro-la-isqaadsiiyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabnimada-waa-jirro-la-isqaadsiiyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.33.37.png","datePublished":"2023-09-22T15:35:50+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabnimada-waa-jirro-la-isqaadsiiyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabnimada-waa-jirro-la-isqaadsiiyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabnimada-waa-jirro-la-isqaadsiiyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.33.37.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-22-at-16.33.37.png","width":1332,"height":718},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabnimada-waa-jirro-la-isqaadsiiyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Shabaabnimada waa jirro la isqaadsiiyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179263"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179263"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179263\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179265,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179263\/revisions\/179265"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179264"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179263"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179263"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179263"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}