{"id":179316,"date":"2023-09-28T10:52:05","date_gmt":"2023-09-28T07:52:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179316"},"modified":"2023-09-28T10:52:05","modified_gmt":"2023-09-28T07:52:05","slug":"maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-ku-dhawaaqeysa-xukunka-masuuliyiin-iyo-saraakiil-loo-haysto-musuqmaasuqa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-ku-dhawaaqeysa-xukunka-masuuliyiin-iyo-saraakiil-loo-haysto-musuqmaasuqa\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta ku dhawaaqeysa xukunka masuuliyiin iyo saraakiil loo haysto Musuqmaasuqa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179317\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023928638314689905457041.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"369\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023928638314689905457041.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023928638314689905457041-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Saacadaha soo socda ee maanta ayaa lagu wadaa in Maxkamada gobolka Banaadir ay soo gabagabeyso dhageysiga dacwada loo haysto 11 eedeysane oo isugu jira masuuliyiin iyo saraakiil ka tirsan hay&#8217;addaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xubnahaan oo isugu jira masuuliyiinta iyo saraakiil ayaa Xafiiska Xeer Ilaalinta horey ugu soo eedeysay musuq maasuqa xatooyo Xoolo dadweyne, kuwaas oo dacwada eedaha lagu soo oogay mudooyinkii dambe ay ku howlaneed maxkamada gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Eedeysanayaasha maanta la filayo in Maxkamada ay ku rido xukuno kala duwan ayaa ka kala tirsan Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada, Bangiga dhaxe, Wasaarada Maaliyadda iyo hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xubnahaan ayaa intooda badan iska fogeeyay eedeymaha loo haysto, iyagoo sheegay ineysan waxba ka jirin dambiyada lagu soo oogay ee la xariira iney sameeyeen xatooyo Xoolo dadweyne.<\/p>\n<p>Gabagabadii waxaa si weyn il gaar ah loogu haya maanta go\u2019aanka Maxkamada gobolka Banaadir kasoo saareyso kiiskan dhageysigiisa uu soo socday mudooyinkii dambe, waxaana xusid mudan iney jiraan masuuliyiin iyo xubno kale oo ku eedeysan xatooyo Xoolo dadweyne oo dalka dibadiisa u baxsaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saacadaha soo socda ee maanta ayaa lagu wadaa in Maxkamada gobolka Banaadir ay soo gabagabeyso dhageysiga dacwada loo haysto 11 eedeysane oo isugu jira masuuliyiin iyo saraakiil ka tirsan hay&#8217;addaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya. &nbsp; Xubnahaan oo isugu jira masuuliyiinta iyo saraakiil ayaa Xafiiska Xeer Ilaalinta horey ugu soo eedeysay musuq maasuqa xatooyo Xoolo dadweyne, kuwaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179317,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179316","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta ku dhawaaqeysa xukunka masuuliyiin iyo saraakiil loo haysto Musuqmaasuqa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-ku-dhawaaqeysa-xukunka-masuuliyiin-iyo-saraakiil-loo-haysto-musuqmaasuqa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta ku dhawaaqeysa xukunka masuuliyiin iyo saraakiil loo haysto Musuqmaasuqa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Saacadaha soo socda ee maanta ayaa lagu wadaa in Maxkamada gobolka Banaadir ay soo gabagabeyso dhageysiga dacwada loo haysto 11 eedeysane oo isugu jira masuuliyiin iyo saraakiil ka tirsan hay&#8217;addaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya. &nbsp; Xubnahaan oo isugu jira masuuliyiinta iyo saraakiil ayaa Xafiiska Xeer Ilaalinta horey ugu soo eedeysay musuq maasuqa xatooyo Xoolo dadweyne, kuwaas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-ku-dhawaaqeysa-xukunka-masuuliyiin-iyo-saraakiil-loo-haysto-musuqmaasuqa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-28T07:52:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023928638314689905457041.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"369\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-ku-dhawaaqeysa-xukunka-masuuliyiin-iyo-saraakiil-loo-haysto-musuqmaasuqa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-ku-dhawaaqeysa-xukunka-masuuliyiin-iyo-saraakiil-loo-haysto-musuqmaasuqa\/\",\"name\":\"Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta ku dhawaaqeysa xukunka masuuliyiin iyo saraakiil loo haysto Musuqmaasuqa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-ku-dhawaaqeysa-xukunka-masuuliyiin-iyo-saraakiil-loo-haysto-musuqmaasuqa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-ku-dhawaaqeysa-xukunka-masuuliyiin-iyo-saraakiil-loo-haysto-musuqmaasuqa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023928638314689905457041.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-09-28T07:52:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-ku-dhawaaqeysa-xukunka-masuuliyiin-iyo-saraakiil-loo-haysto-musuqmaasuqa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-ku-dhawaaqeysa-xukunka-masuuliyiin-iyo-saraakiil-loo-haysto-musuqmaasuqa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-ku-dhawaaqeysa-xukunka-masuuliyiin-iyo-saraakiil-loo-haysto-musuqmaasuqa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023928638314689905457041.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023928638314689905457041.jpeg\",\"width\":660,\"height\":369},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-ku-dhawaaqeysa-xukunka-masuuliyiin-iyo-saraakiil-loo-haysto-musuqmaasuqa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta ku dhawaaqeysa xukunka masuuliyiin iyo saraakiil loo haysto Musuqmaasuqa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta ku dhawaaqeysa xukunka masuuliyiin iyo saraakiil loo haysto Musuqmaasuqa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-ku-dhawaaqeysa-xukunka-masuuliyiin-iyo-saraakiil-loo-haysto-musuqmaasuqa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta ku dhawaaqeysa xukunka masuuliyiin iyo saraakiil loo haysto Musuqmaasuqa - Wardoon","og_description":"Saacadaha soo socda ee maanta ayaa lagu wadaa in Maxkamada gobolka Banaadir ay soo gabagabeyso dhageysiga dacwada loo haysto 11 eedeysane oo isugu jira masuuliyiin iyo saraakiil ka tirsan hay&#8217;addaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya. &nbsp; Xubnahaan oo isugu jira masuuliyiinta iyo saraakiil ayaa Xafiiska Xeer Ilaalinta horey ugu soo eedeysay musuq maasuqa xatooyo Xoolo dadweyne, kuwaas [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-ku-dhawaaqeysa-xukunka-masuuliyiin-iyo-saraakiil-loo-haysto-musuqmaasuqa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-09-28T07:52:05+00:00","og_image":[{"width":660,"height":369,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023928638314689905457041.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-ku-dhawaaqeysa-xukunka-masuuliyiin-iyo-saraakiil-loo-haysto-musuqmaasuqa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-ku-dhawaaqeysa-xukunka-masuuliyiin-iyo-saraakiil-loo-haysto-musuqmaasuqa\/","name":"Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta ku dhawaaqeysa xukunka masuuliyiin iyo saraakiil loo haysto Musuqmaasuqa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-ku-dhawaaqeysa-xukunka-masuuliyiin-iyo-saraakiil-loo-haysto-musuqmaasuqa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-ku-dhawaaqeysa-xukunka-masuuliyiin-iyo-saraakiil-loo-haysto-musuqmaasuqa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023928638314689905457041.jpeg","datePublished":"2023-09-28T07:52:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-ku-dhawaaqeysa-xukunka-masuuliyiin-iyo-saraakiil-loo-haysto-musuqmaasuqa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-ku-dhawaaqeysa-xukunka-masuuliyiin-iyo-saraakiil-loo-haysto-musuqmaasuqa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-ku-dhawaaqeysa-xukunka-masuuliyiin-iyo-saraakiil-loo-haysto-musuqmaasuqa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023928638314689905457041.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023928638314689905457041.jpeg","width":660,"height":369},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-ku-dhawaaqeysa-xukunka-masuuliyiin-iyo-saraakiil-loo-haysto-musuqmaasuqa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta ku dhawaaqeysa xukunka masuuliyiin iyo saraakiil loo haysto Musuqmaasuqa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179316"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179316"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179316\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179318,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179316\/revisions\/179318"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179317"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179316"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179316"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179316"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}