{"id":179319,"date":"2023-09-28T11:10:44","date_gmt":"2023-09-28T08:10:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179319"},"modified":"2023-09-28T11:10:44","modified_gmt":"2023-09-28T08:10:44","slug":"askari-fududeeyay-qaraxii-ka-dhacay-baledweyne-oo-la-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-fududeeyay-qaraxii-ka-dhacay-baledweyne-oo-la-qabtay\/","title":{"rendered":"Askari fududeeyay Qaraxii ka dhacay Baledweyne oo la qabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179275\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/382734135_1017257396286203_173058006038248538_n.webp\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/382734135_1017257396286203_173058006038248538_n.webp 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/382734135_1017257396286203_173058006038248538_n-300x225.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/382734135_1017257396286203_173058006038248538_n-768x576.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/382734135_1017257396286203_173058006038248538_n-696x522.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/382734135_1017257396286203_173058006038248538_n-560x420.webp 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/382734135_1017257396286203_173058006038248538_n-80x60.webp 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/382734135_1017257396286203_173058006038248538_n-265x198.webp 265w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Askari katirsan ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa loo xiray in uu fududeeyay qarax ismiidaamin ah oo maalmo kahor ka dhacay magaalada Baledweyne, kaa oo galaaftay nolosha dad aad u badan .<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka Booliiska degmada Baledweyne Axmed Cali Aadan ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada booliiska soo xireen askari lagu tuhmayo in uu fududeeyay qaraxa, waxa uuna sheegay in askarigaasi gaariga qarxay kasoo daayay koontaroolka.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay taliyaha in askariga hadda ay ku socdaan baaritaanno ku aadan sababta uu gaarigaasi usoo daayay, waxa uuna xusay in askariga u gudbin doonaan laamaha caddaaladda si loo marsiiyo ciqaabta dambiga uu ku eedeysan yahay.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in booliiska ku daba jiraan rag kale oo la tuhmayo in gaariga qaraxa siday magaalada soo galiyeen, waxa uuna xusay in ay jiraan rag waaran loo jaray oo booliiska baadi-goob ugu jiraan.<\/p>\n<p>Qaraxii ka dhacay magaalada Baledweyne ayaa galaaftay nolosha dad ka badan 30-qof oo u badnaa dad shacab ah, waxaa sidoo kale ku dhaawacmay dad kale oo badan oo wali qaarkood ku jiraan isbitaalo xaaladooda caafimaad lagula tacaalayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Askari katirsan ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa loo xiray in uu fududeeyay qarax ismiidaamin ah oo maalmo kahor ka dhacay magaalada Baledweyne, kaa oo galaaftay nolosha dad aad u badan . Taliyaha ciidanka Booliiska degmada Baledweyne Axmed Cali Aadan ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada booliiska soo xireen askari lagu tuhmayo in uu fududeeyay qaraxa, waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179275,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179319","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Askari fududeeyay Qaraxii ka dhacay Baledweyne oo la qabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-fududeeyay-qaraxii-ka-dhacay-baledweyne-oo-la-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Askari fududeeyay Qaraxii ka dhacay Baledweyne oo la qabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Askari katirsan ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa loo xiray in uu fududeeyay qarax ismiidaamin ah oo maalmo kahor ka dhacay magaalada Baledweyne, kaa oo galaaftay nolosha dad aad u badan . Taliyaha ciidanka Booliiska degmada Baledweyne Axmed Cali Aadan ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada booliiska soo xireen askari lagu tuhmayo in uu fududeeyay qaraxa, waxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-fududeeyay-qaraxii-ka-dhacay-baledweyne-oo-la-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-28T08:10:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/382734135_1017257396286203_173058006038248538_n.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-fududeeyay-qaraxii-ka-dhacay-baledweyne-oo-la-qabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-fududeeyay-qaraxii-ka-dhacay-baledweyne-oo-la-qabtay\/\",\"name\":\"Askari fududeeyay Qaraxii ka dhacay Baledweyne oo la qabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-fududeeyay-qaraxii-ka-dhacay-baledweyne-oo-la-qabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-fududeeyay-qaraxii-ka-dhacay-baledweyne-oo-la-qabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/382734135_1017257396286203_173058006038248538_n.webp\",\"datePublished\":\"2023-09-28T08:10:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-fududeeyay-qaraxii-ka-dhacay-baledweyne-oo-la-qabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-fududeeyay-qaraxii-ka-dhacay-baledweyne-oo-la-qabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-fududeeyay-qaraxii-ka-dhacay-baledweyne-oo-la-qabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/382734135_1017257396286203_173058006038248538_n.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/382734135_1017257396286203_173058006038248538_n.webp\",\"width\":960,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-fududeeyay-qaraxii-ka-dhacay-baledweyne-oo-la-qabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Askari fududeeyay Qaraxii ka dhacay Baledweyne oo la qabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Askari fududeeyay Qaraxii ka dhacay Baledweyne oo la qabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-fududeeyay-qaraxii-ka-dhacay-baledweyne-oo-la-qabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Askari fududeeyay Qaraxii ka dhacay Baledweyne oo la qabtay - Wardoon","og_description":"Askari katirsan ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa loo xiray in uu fududeeyay qarax ismiidaamin ah oo maalmo kahor ka dhacay magaalada Baledweyne, kaa oo galaaftay nolosha dad aad u badan . Taliyaha ciidanka Booliiska degmada Baledweyne Axmed Cali Aadan ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada booliiska soo xireen askari lagu tuhmayo in uu fududeeyay qaraxa, waxa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-fududeeyay-qaraxii-ka-dhacay-baledweyne-oo-la-qabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-09-28T08:10:44+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/382734135_1017257396286203_173058006038248538_n.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-fududeeyay-qaraxii-ka-dhacay-baledweyne-oo-la-qabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-fududeeyay-qaraxii-ka-dhacay-baledweyne-oo-la-qabtay\/","name":"Askari fududeeyay Qaraxii ka dhacay Baledweyne oo la qabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-fududeeyay-qaraxii-ka-dhacay-baledweyne-oo-la-qabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-fududeeyay-qaraxii-ka-dhacay-baledweyne-oo-la-qabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/382734135_1017257396286203_173058006038248538_n.webp","datePublished":"2023-09-28T08:10:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-fududeeyay-qaraxii-ka-dhacay-baledweyne-oo-la-qabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-fududeeyay-qaraxii-ka-dhacay-baledweyne-oo-la-qabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-fududeeyay-qaraxii-ka-dhacay-baledweyne-oo-la-qabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/382734135_1017257396286203_173058006038248538_n.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/382734135_1017257396286203_173058006038248538_n.webp","width":960,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-fududeeyay-qaraxii-ka-dhacay-baledweyne-oo-la-qabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Askari fududeeyay Qaraxii ka dhacay Baledweyne oo la qabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179319"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179319"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179319\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179320,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179319\/revisions\/179320"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179275"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179319"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179319"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179319"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}