{"id":179321,"date":"2023-09-28T11:17:05","date_gmt":"2023-09-28T08:17:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179321"},"modified":"2023-09-28T11:17:05","modified_gmt":"2023-09-28T08:17:05","slug":"daawo-maxkamada-gobolka-banaadir-oo-ku-dhawaaqday-xukunka-11-masuul","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-gobolka-banaadir-oo-ku-dhawaaqday-xukunka-11-masuul\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Maxkamada gobolka banaadir oo ku dhawaaqday Xukunka 11 masuul"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179323\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-28-at-09.11.28.png\" alt=\"\" width=\"1416\" height=\"688\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-28-at-09.11.28.png 1416w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-28-at-09.11.28-300x146.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-28-at-09.11.28-1024x498.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-28-at-09.11.28-768x373.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-28-at-09.11.28-696x338.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-28-at-09.11.28-1068x519.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-28-at-09.11.28-864x420.png 864w\" sizes=\"(max-width: 1416px) 100vw, 1416px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridday illaa 11 sarkaal oo loo haystay masuq-maasuq, kuwaas oo maalmihii u dambeeyay maxkamadeyntooda ay ka socotay magaalada caasimada ah ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Raggan oo isugu jiro agaasimeyaal, madax waaxeedyo iyo shaqaale ayaa ka kala tirsanaa wasaaradda maaliyadda, wasaarada shaqada, bangiga dhexe iyo hay\u2019adda socdaalka.<\/p>\n<p>Guddoomiye Saalax Dabaan ayaa ku dhowaaqay xukunka lagu ridday raggan, ayada oo qaarkood lagu waayay dambiga lagu soo eedeeyay.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta dib loogu celiyay xoriyadooda waxaa kamid ah Cabdullaahi Maxamed Cali iyo Maxamed Cadde Mukhtaar oo labaduba ah agaasimeyaashoo hore ee wasaaradda shaqada.<\/p>\n<p>Halkan hoose ka aqriso xukunka:-<\/p>\n<p>1- Cabdullaahi Maxamuud Cosoble oo ahaa agaasimhii waaxda ajaaniibta ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa lagu xukumay 1 sano oo xabsi ah.<\/p>\n<p>2- Cumar Macallin Nuur, agaasime ku xigeenka waaxda ajaaniibta ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa isna lagu xukumay 1 sanno oo xarig ah<\/p>\n<p>3- Saabir Xasan Cabdinuur, madaxa hubinta Viso kordhinta ee waaxda ajaaniibta ee Hay\u2019adda Socdaalka ayaa lagu xukumay saddex sanno iyo lix bilood oo xarig ah<\/p>\n<p>4- Aadan Maxamed Cabdi, maamulaha qaadashada Visaha ee waaxda Viso kordhinta Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa lagu waayay dhammaan eedeymihii loo soo jeediyay, waxayna maxkamaddu dib ugu celisay xoriyadiisa.<\/p>\n<p>Sidoo kale maxkamadda ayaa xukuno ku ridday:-<\/p>\n<p>1- Cabdiraxmaan Cabdikariin Ibraahim oo ah maqane, ahaana madax qaybeedka ruqsad siinta ajaaniibta waaxda sharciga ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa lagu xukumay wadar ciqaabeed dhan 9 sanno oo xarig ah, sidoo kale waxaa laga joojiyay qabashada xafiis dowladeed si joogta ah.<\/p>\n<p>2- Cabdiwaaxid Mursal Ibraahim oo maqane ah, ahna shaqaale ka tirsan qaybta ruqsad siinta ajaaniibta waaxda sharciga ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa isna lagu waayay dhamaan eedeymihii loo haystay, waxayna maxkamadu u celisay xoriyaddiisa.<\/p>\n<p>3- Cabdullahi Maxamed Cali oo ah agaasimihii hore ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa isna lagu waayay qodobada lagu soo eedeeyay, waxayna maxkamaddu u celisay xoriyaddiisa.<\/p>\n<p>4- Maxamed Cadde Mukhtaar Cabdiraxmaan oo ah agaasimihii hore ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa sidoo kale lagu waayay qodobada lagu soo eedeeyay, waxayna maxkamaddu u celisay xoriyaddiisa.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale la xukumay:-<\/p>\n<p>1- Abuukar Maxamed Cali oo ahaa maamulkii xafiiska canshuuraha bariga ee wasaaradda maaliyadda, laanta garoonka Aadan Cadde ayaa lagu xukumay wadar ciqaabeed dhan 8 sanno oo xabsi ah, sidoo kale waxaa laga joojiyay qabashada shaqo dowladeed.<\/p>\n<p>2- Cabduqaadir Cabdi Socdaal oo isna ahaa qasnjiga qaybta dakhliyada ajaaniibta ee Bankiga Dhexe, laantiisa garoonka Aadan Cadde ayaa lagu waayay dhammaan qodobadii lagu soo eedeeyay, waxayna maxkamaddu u celisay xoriyaddiisa.<\/p>\n<p>3- Maxamed Aadan Cabdullaahi, ahna maamulka Bangiga dhexe, laanta garoonka Aadan Cadde ayaa waxaa lagu xukumay 8 bilood oo xarig ah.<\/p>\n<p>\u201cXukunkan ciddii aan ku qancin waxaa u furan racfaan muddo ku siman inta uu sharcigu tilmaamay,\u201d ayuu ugu dambeyntii yiri guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F3465886083677580%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridday illaa 11 sarkaal oo loo haystay masuq-maasuq, kuwaas oo maalmihii u dambeeyay maxkamadeyntooda ay ka socotay magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Raggan oo isugu jiro agaasimeyaal, madax waaxeedyo iyo shaqaale ayaa ka kala tirsanaa wasaaradda maaliyadda, wasaarada shaqada, bangiga dhexe iyo hay\u2019adda socdaalka. Guddoomiye Saalax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179322,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179321","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Maxkamada gobolka banaadir oo ku dhawaaqday Xukunka 11 masuul - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-gobolka-banaadir-oo-ku-dhawaaqday-xukunka-11-masuul\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Maxkamada gobolka banaadir oo ku dhawaaqday Xukunka 11 masuul - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridday illaa 11 sarkaal oo loo haystay masuq-maasuq, kuwaas oo maalmihii u dambeeyay maxkamadeyntooda ay ka socotay magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Raggan oo isugu jiro agaasimeyaal, madax waaxeedyo iyo shaqaale ayaa ka kala tirsanaa wasaaradda maaliyadda, wasaarada shaqada, bangiga dhexe iyo hay\u2019adda socdaalka. Guddoomiye Saalax [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-gobolka-banaadir-oo-ku-dhawaaqday-xukunka-11-masuul\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-28T08:17:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-28-at-09.12.18.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1256\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"814\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-gobolka-banaadir-oo-ku-dhawaaqday-xukunka-11-masuul\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-gobolka-banaadir-oo-ku-dhawaaqday-xukunka-11-masuul\/\",\"name\":\"DAAWO:-Maxkamada gobolka banaadir oo ku dhawaaqday Xukunka 11 masuul - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-gobolka-banaadir-oo-ku-dhawaaqday-xukunka-11-masuul\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-gobolka-banaadir-oo-ku-dhawaaqday-xukunka-11-masuul\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-28-at-09.12.18.png\",\"datePublished\":\"2023-09-28T08:17:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-gobolka-banaadir-oo-ku-dhawaaqday-xukunka-11-masuul\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-gobolka-banaadir-oo-ku-dhawaaqday-xukunka-11-masuul\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-gobolka-banaadir-oo-ku-dhawaaqday-xukunka-11-masuul\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-28-at-09.12.18.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-28-at-09.12.18.png\",\"width\":1256,\"height\":814},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-gobolka-banaadir-oo-ku-dhawaaqday-xukunka-11-masuul\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Maxkamada gobolka banaadir oo ku dhawaaqday Xukunka 11 masuul\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Maxkamada gobolka banaadir oo ku dhawaaqday Xukunka 11 masuul - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-gobolka-banaadir-oo-ku-dhawaaqday-xukunka-11-masuul\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Maxkamada gobolka banaadir oo ku dhawaaqday Xukunka 11 masuul - Wardoon","og_description":"Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridday illaa 11 sarkaal oo loo haystay masuq-maasuq, kuwaas oo maalmihii u dambeeyay maxkamadeyntooda ay ka socotay magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Raggan oo isugu jiro agaasimeyaal, madax waaxeedyo iyo shaqaale ayaa ka kala tirsanaa wasaaradda maaliyadda, wasaarada shaqada, bangiga dhexe iyo hay\u2019adda socdaalka. Guddoomiye Saalax [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-gobolka-banaadir-oo-ku-dhawaaqday-xukunka-11-masuul\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-09-28T08:17:05+00:00","og_image":[{"width":1256,"height":814,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-28-at-09.12.18.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-gobolka-banaadir-oo-ku-dhawaaqday-xukunka-11-masuul\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-gobolka-banaadir-oo-ku-dhawaaqday-xukunka-11-masuul\/","name":"DAAWO:-Maxkamada gobolka banaadir oo ku dhawaaqday Xukunka 11 masuul - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-gobolka-banaadir-oo-ku-dhawaaqday-xukunka-11-masuul\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-gobolka-banaadir-oo-ku-dhawaaqday-xukunka-11-masuul\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-28-at-09.12.18.png","datePublished":"2023-09-28T08:17:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-gobolka-banaadir-oo-ku-dhawaaqday-xukunka-11-masuul\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-gobolka-banaadir-oo-ku-dhawaaqday-xukunka-11-masuul\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-gobolka-banaadir-oo-ku-dhawaaqday-xukunka-11-masuul\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-28-at-09.12.18.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-28-at-09.12.18.png","width":1256,"height":814},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-gobolka-banaadir-oo-ku-dhawaaqday-xukunka-11-masuul\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Maxkamada gobolka banaadir oo ku dhawaaqday Xukunka 11 masuul"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179321"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179321"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179324,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179321\/revisions\/179324"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179322"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}