{"id":179348,"date":"2023-09-30T12:31:11","date_gmt":"2023-09-30T09:31:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179348"},"modified":"2023-09-30T12:31:11","modified_gmt":"2023-09-30T09:31:11","slug":"daawo-qofkii-caaya-madaxda-qaranka-oo-laxiridoono","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-caaya-madaxda-qaranka-oo-laxiridoono\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Qofkii caaya madaxda qaranka oo laxiridoono"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha qeybta booliska gobolka Banaadir Macalin Mahdi ayaa digniin ka soo saaray dadka baraha bulshada ka caaya ama ka aflagaadeeya madaxda qaranka, isagoo ku goodiyey in arrintaas ay soo afjari doonaan.<\/p>\n<p>Macalin Mahdi ayaa tusaale u soo qaatay dhulkii Kaasa-italia oo safaaradda Talyaaniga ay soo dalbatay, balse dadkii laga kiciyey ay si cad Madaxweyne Xasan Sheekh iyo qoyskiisa ugu eedeeyeen inay ayagu dhacayaan dhulkaas.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in dadka ka been abuurta madaxda uu dhibane u yahay qaranka Soomaaliyeed, isla markaana uu boolisku u xil-saaran yahay ilaalinta sharciga iyo kala dambeynta bulshada.<\/p>\n<p>\u201cIn loo gefo madaxda qaranka xeerarka dalkaan u yaalla waxay ku tahay dembi weyn, madaxweynaha iyo caa\u2019ilooyinkiisa in loo gefo waa dembiga ugu weyn, sarkaal kasta oo boolis ah ayey waajib ku tahay in qofkii dembigaas galay uu soo qabto oo maxkamad uu horgeeyo,\u201d ayuu yiri Macalin Mahdi.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in dhulkii madaxweynaha iyo qoyskiisa lagu eedeeyey inay boobayaan ee Kaasa-itaaliya uu Talyaani soo dalbaday, isla markaana loo baneeyey, maadaama uu markii hore lahaa, hadana soo dalbaday.<\/p>\n<p>\u201cQofkii wax uusan geysan lagu eedeeyo wuxuu fura karaa dacwo, laakiin hadii madaxda qaranka been lagu eedeeyo waxaa dhibane u noqonaya qaranka dhan, hadda kadib cid laga yeeli doono ma jirto inuu aflagaadeeyo madaxda ee uu nabad galo, ma dhici doonto maanta kadib,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray taliyaha qeybta booliska gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Sidoo kale Taliyaha ayaa digniin adag siiyey dad uu sheegay in baraha bulshada ay madaxda qaranka ka caayaan, isagoo ku goodiyey in taasi aysan sii jiri doonin oo boolisku uu ka shaqey doono inay meesha ka baxdo aflagaadada madaxda.<\/p>\n<p>\u201cHada kadib kama gamba doono dadka aflagaadeeya madaxda qaranka, darajada iyo tuutaha waxaan u wadanaa inay qaranka ugu adeegno, nin xil qaaday eed qaad, masuuliyadda ma saaran kama gamba doono, eed inaan qaadano ayaan diyaar u nahay.<\/p>\n<p>Taliyaha qeybta booliska gobolka Banaadir ayaa hadalkaan ka sheegay saldhigga degmada Yaaqshiid oo xarigga laga jaray, kadib dhisme lagu sameeyey, halkaas Taliyaha guud ee booliska ayaa isna ka sheegay in dembiyada fudud ee dhaca xalkooda loo deyn doono odayaasha dhaqanka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha qeybta booliska gobolka Banaadir Macalin Mahdi ayaa digniin ka soo saaray dadka baraha bulshada ka caaya ama ka aflagaadeeya madaxda qaranka, isagoo ku goodiyey in arrintaas ay soo afjari doonaan. Macalin Mahdi ayaa tusaale u soo qaatay dhulkii Kaasa-italia oo safaaradda Talyaaniga ay soo dalbatay, balse dadkii laga kiciyey ay si cad Madaxweyne Xasan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177024,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179348","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Qofkii caaya madaxda qaranka oo laxiridoono - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-caaya-madaxda-qaranka-oo-laxiridoono\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Qofkii caaya madaxda qaranka oo laxiridoono - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha qeybta booliska gobolka Banaadir Macalin Mahdi ayaa digniin ka soo saaray dadka baraha bulshada ka caaya ama ka aflagaadeeya madaxda qaranka, isagoo ku goodiyey in arrintaas ay soo afjari doonaan. Macalin Mahdi ayaa tusaale u soo qaatay dhulkii Kaasa-italia oo safaaradda Talyaaniga ay soo dalbatay, balse dadkii laga kiciyey ay si cad Madaxweyne Xasan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-caaya-madaxda-qaranka-oo-laxiridoono\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-30T09:31:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-caaya-madaxda-qaranka-oo-laxiridoono\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-caaya-madaxda-qaranka-oo-laxiridoono\/\",\"name\":\"DAAWO:-Qofkii caaya madaxda qaranka oo laxiridoono - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-caaya-madaxda-qaranka-oo-laxiridoono\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-caaya-madaxda-qaranka-oo-laxiridoono\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp\",\"datePublished\":\"2023-09-30T09:31:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-caaya-madaxda-qaranka-oo-laxiridoono\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-caaya-madaxda-qaranka-oo-laxiridoono\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-caaya-madaxda-qaranka-oo-laxiridoono\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-caaya-madaxda-qaranka-oo-laxiridoono\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Qofkii caaya madaxda qaranka oo laxiridoono\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Qofkii caaya madaxda qaranka oo laxiridoono - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-caaya-madaxda-qaranka-oo-laxiridoono\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Qofkii caaya madaxda qaranka oo laxiridoono - Wardoon","og_description":"Taliyaha qeybta booliska gobolka Banaadir Macalin Mahdi ayaa digniin ka soo saaray dadka baraha bulshada ka caaya ama ka aflagaadeeya madaxda qaranka, isagoo ku goodiyey in arrintaas ay soo afjari doonaan. Macalin Mahdi ayaa tusaale u soo qaatay dhulkii Kaasa-italia oo safaaradda Talyaaniga ay soo dalbatay, balse dadkii laga kiciyey ay si cad Madaxweyne Xasan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-caaya-madaxda-qaranka-oo-laxiridoono\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-09-30T09:31:11+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-caaya-madaxda-qaranka-oo-laxiridoono\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-caaya-madaxda-qaranka-oo-laxiridoono\/","name":"DAAWO:-Qofkii caaya madaxda qaranka oo laxiridoono - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-caaya-madaxda-qaranka-oo-laxiridoono\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-caaya-madaxda-qaranka-oo-laxiridoono\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp","datePublished":"2023-09-30T09:31:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-caaya-madaxda-qaranka-oo-laxiridoono\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-caaya-madaxda-qaranka-oo-laxiridoono\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-caaya-madaxda-qaranka-oo-laxiridoono\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qofkii-caaya-madaxda-qaranka-oo-laxiridoono\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Qofkii caaya madaxda qaranka oo laxiridoono"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179348"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179348"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179348\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179350,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179348\/revisions\/179350"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177024"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179348"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179348"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179348"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}