{"id":179410,"date":"2023-10-07T20:29:34","date_gmt":"2023-10-07T17:29:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179410"},"modified":"2023-10-07T20:30:23","modified_gmt":"2023-10-07T17:30:23","slug":"xogta-kulanka-xamza-iyo-hoggaamiyaha-ssc-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xogta-kulanka-xamza-iyo-hoggaamiyaha-ssc-sawirro\/","title":{"rendered":"Xogta kulanka Xamza iyo hoggaamiyaha SSC + Sawirro"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179413\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386731066_678049584424191_3594045298010255785_n.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"928\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386731066_678049584424191_3594045298010255785_n.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386731066_678049584424191_3594045298010255785_n-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386731066_678049584424191_3594045298010255785_n-1024x683.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386731066_678049584424191_3594045298010255785_n-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386731066_678049584424191_3594045298010255785_n-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386731066_678049584424191_3594045298010255785_n-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386731066_678049584424191_3594045298010255785_n-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay hoggaamiyaha kMG ah ee maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa ka dhacay xarunta Villa Soomaaliya, gaar ahaan xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha, ayada oo looga hadlay arrimo dhowr ah.<\/p>\n<p>Ugu horreyn ra\u2019iisul wasaaraha ayaa ka dhageystay hoggaamiyaha SSC-Khaatumo warbixin ku saabsan xaaladda bulsho iyo nololeed ee ka jirta magaalada Laascaabood ee xarunta gobolka Sool.<\/p>\n<p>Sidoo kale Cabdulqaadir Firdhiye ayaa dowladda federaalka uga mahadceliyay casuumaada ay u fidisay iyo sida weyn ee loogu soo dhaweeyay magaalada caasimada ah ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Xamza oo dhankiisa madasha ka hadlay ayaa shaaca ka qaaday in xukuumadda federaalka Soomaaliya ay u taagan tahay ilaalinta midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed iyo in wixii khilaafa ee jira lagu xalliyo miiska wada-hadalka.<\/p>\n<p>Shirarka ayaa sii socon doono, waxaa ujeedka kulanka maanta uu ahaa is xog wareysi iyo soo dhaweyn, maadaama ay markii ugu horreysay tahay in hoggaamiyaha SSC-Khaatumo uu soo gaaro caasimada dalka tan iyo markii lagu doortay gudaha magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Firdhiye ayaa horay ula kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Wasiiro, Xildhibaano, Taliyaha Booliiska iyo mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha SSC ayaa Muqdisho u yimid sidii uu ula kulmi lahaa madaxda sare ee dalka iyo qaar kamid ah wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay caasimadda, si uu ugala hadlo xaaladda magaalada Laascaanood oo ay horay uga dhaceen dagaallo culus.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaasi ku daraya in Firdhiye uu dowladda dhexe kala kala xaajoon doono mustaqbalka SSC-Khaatumo oo ku dhawaaqday inay tahay maamul madax-banaan.<\/p>\n<p>Dowladda federaalka ayaa muhiimad siineysa shacabka SSC oo awood isaga saaray ciidamadii Somaliland, sidoo kalena dhawaan sameystay maamul ay ku mideysan yihiin.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179411\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386399345_678049554424194_3500963582899132953_n.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"928\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386399345_678049554424194_3500963582899132953_n.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386399345_678049554424194_3500963582899132953_n-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386399345_678049554424194_3500963582899132953_n-1024x683.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386399345_678049554424194_3500963582899132953_n-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386399345_678049554424194_3500963582899132953_n-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386399345_678049554424194_3500963582899132953_n-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386399345_678049554424194_3500963582899132953_n-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179412\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386411316_678049561090860_3646530713018623300_n.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"928\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386411316_678049561090860_3646530713018623300_n.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386411316_678049561090860_3646530713018623300_n-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386411316_678049561090860_3646530713018623300_n-1024x683.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386411316_678049561090860_3646530713018623300_n-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386411316_678049561090860_3646530713018623300_n-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386411316_678049561090860_3646530713018623300_n-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386411316_678049561090860_3646530713018623300_n-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179413\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386731066_678049584424191_3594045298010255785_n.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"928\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386731066_678049584424191_3594045298010255785_n.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386731066_678049584424191_3594045298010255785_n-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386731066_678049584424191_3594045298010255785_n-1024x683.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386731066_678049584424191_3594045298010255785_n-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386731066_678049584424191_3594045298010255785_n-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386731066_678049584424191_3594045298010255785_n-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386731066_678049584424191_3594045298010255785_n-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay hoggaamiyaha kMG ah ee maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa ka dhacay xarunta Villa Soomaaliya, gaar ahaan xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha, ayada oo looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179411,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179410","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xogta kulanka Xamza iyo hoggaamiyaha SSC + Sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xogta-kulanka-xamza-iyo-hoggaamiyaha-ssc-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xogta kulanka Xamza iyo hoggaamiyaha SSC + Sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay hoggaamiyaha kMG ah ee maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa ka dhacay xarunta Villa Soomaaliya, gaar ahaan xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha, ayada oo looga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xogta-kulanka-xamza-iyo-hoggaamiyaha-ssc-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-10-07T17:29:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-10-07T17:30:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386399345_678049554424194_3500963582899132953_n.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"928\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xogta-kulanka-xamza-iyo-hoggaamiyaha-ssc-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xogta-kulanka-xamza-iyo-hoggaamiyaha-ssc-sawirro\/\",\"name\":\"Xogta kulanka Xamza iyo hoggaamiyaha SSC + Sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xogta-kulanka-xamza-iyo-hoggaamiyaha-ssc-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xogta-kulanka-xamza-iyo-hoggaamiyaha-ssc-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386399345_678049554424194_3500963582899132953_n.webp\",\"datePublished\":\"2023-10-07T17:29:34+00:00\",\"dateModified\":\"2023-10-07T17:30:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xogta-kulanka-xamza-iyo-hoggaamiyaha-ssc-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xogta-kulanka-xamza-iyo-hoggaamiyaha-ssc-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xogta-kulanka-xamza-iyo-hoggaamiyaha-ssc-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386399345_678049554424194_3500963582899132953_n.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386399345_678049554424194_3500963582899132953_n.webp\",\"width\":1392,\"height\":928},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xogta-kulanka-xamza-iyo-hoggaamiyaha-ssc-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xogta kulanka Xamza iyo hoggaamiyaha SSC + Sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xogta kulanka Xamza iyo hoggaamiyaha SSC + Sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xogta-kulanka-xamza-iyo-hoggaamiyaha-ssc-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xogta kulanka Xamza iyo hoggaamiyaha SSC + Sawirro - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay hoggaamiyaha kMG ah ee maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa ka dhacay xarunta Villa Soomaaliya, gaar ahaan xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha, ayada oo looga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xogta-kulanka-xamza-iyo-hoggaamiyaha-ssc-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-10-07T17:29:34+00:00","article_modified_time":"2023-10-07T17:30:23+00:00","og_image":[{"width":1392,"height":928,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386399345_678049554424194_3500963582899132953_n.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xogta-kulanka-xamza-iyo-hoggaamiyaha-ssc-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xogta-kulanka-xamza-iyo-hoggaamiyaha-ssc-sawirro\/","name":"Xogta kulanka Xamza iyo hoggaamiyaha SSC + Sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xogta-kulanka-xamza-iyo-hoggaamiyaha-ssc-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xogta-kulanka-xamza-iyo-hoggaamiyaha-ssc-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386399345_678049554424194_3500963582899132953_n.webp","datePublished":"2023-10-07T17:29:34+00:00","dateModified":"2023-10-07T17:30:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xogta-kulanka-xamza-iyo-hoggaamiyaha-ssc-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xogta-kulanka-xamza-iyo-hoggaamiyaha-ssc-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xogta-kulanka-xamza-iyo-hoggaamiyaha-ssc-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386399345_678049554424194_3500963582899132953_n.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/386399345_678049554424194_3500963582899132953_n.webp","width":1392,"height":928},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xogta-kulanka-xamza-iyo-hoggaamiyaha-ssc-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xogta kulanka Xamza iyo hoggaamiyaha SSC + Sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179410"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179410"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179410\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179414,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179410\/revisions\/179414"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179411"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179410"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179410"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179410"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}