{"id":179418,"date":"2023-10-09T10:51:12","date_gmt":"2023-10-09T07:51:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179418"},"modified":"2023-10-09T10:51:12","modified_gmt":"2023-10-09T07:51:12","slug":"dagaalka-xamaas-iyo-israel-oo-ka-socda-7-aag","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-xamaas-iyo-israel-oo-ka-socda-7-aag\/","title":{"rendered":"Dagaalka Xamaas iyo Israel oo ka socda 7 aag"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179419\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/gaza-strike-May-5.webp\" alt=\"\" width=\"1500\" height=\"999\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/gaza-strike-May-5.webp 1500w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/gaza-strike-May-5-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/gaza-strike-May-5-1024x682.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/gaza-strike-May-5-768x511.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/gaza-strike-May-5-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/gaza-strike-May-5-1068x711.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/gaza-strike-May-5-631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 1500px) 100vw, 1500px\" \/><\/p>\n<p>Milatariga Israel ayaa war ay soo saareen saakay ku sheegay in ay duqeeyeen boqollaal bartilmaameedyo ah oo Xamaas iyo Islamic Jihad ku leeyihiin marinka Qaza , waxa ayna Israel sheegeen in weerarkooda jawaab u yahay weerarkii Xamaas kusoo qaaday.<\/p>\n<p>Dagaal u dhaxeeya ciidamada Israel iyo xoogaga jihaadiga ee Xamaas ayaana wali ka socda deegaanno kamid ah dhulka ay Israel xoogga ku heesato iyo sidoo kale xadka Gaza la wadaago dhulka Idrael heesato.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay militariga Israel ayaa sheegay in dagaal xooggan uu ka socdo todobo ama sideed goobood oo u dhow marinka Gaza, laba maalmood ka dib markii rag hubaysan oo ka tirsan kooxda islaamiga ah ee Xamaas ay dileen dad ka badan 700 oo Israa\u2019iiliyiin ah.<\/p>\n<p>Milatariga Israel ayaa sidoo kale sheegay in ay beegsadeen in ka badan 500 oo ah bartilmaameedyada Xamaas iyo Islamic Jihaad ku leeyihiin Marinka Gaza , waxa ayna sheegeen in goobaha ay beegsadeen ay ka mid yihiin xarumaha taliska Xamaas iyo Islamic Jihad iyo guriga uu degan yahay sarkaal sare oo ka tirsan Xamaas oo lagu magacaabo Ruhi Mashtaa oo ay ku leedeeyeen inuu uu ka dambeeyay weerarkii Xamaas kusoo qaadeen.<\/p>\n<p>Weerarkii kooxda Xamaas Sabtidii ku qaadeen dhulka Yahuuda xoogga ku heesato ayaa noqonaya kii ugu dhimashada badnaa ee lagu qaado dhulka Israel xoogga ku heesato tan iyo weeraradii Masar iyo Suuriya ee dagaalkii Yom Kippur ee dhacay 50 sano ka hor.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Milatariga Israel ayaa war ay soo saareen saakay ku sheegay in ay duqeeyeen boqollaal bartilmaameedyo ah oo Xamaas iyo Islamic Jihad ku leeyihiin marinka Qaza , waxa ayna Israel sheegeen in weerarkooda jawaab u yahay weerarkii Xamaas kusoo qaaday. Dagaal u dhaxeeya ciidamada Israel iyo xoogaga jihaadiga ee Xamaas ayaana wali ka socda deegaanno kamid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179419,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179418","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaalka Xamaas iyo Israel oo ka socda 7 aag - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-xamaas-iyo-israel-oo-ka-socda-7-aag\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaalka Xamaas iyo Israel oo ka socda 7 aag - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Milatariga Israel ayaa war ay soo saareen saakay ku sheegay in ay duqeeyeen boqollaal bartilmaameedyo ah oo Xamaas iyo Islamic Jihad ku leeyihiin marinka Qaza , waxa ayna Israel sheegeen in weerarkooda jawaab u yahay weerarkii Xamaas kusoo qaaday. Dagaal u dhaxeeya ciidamada Israel iyo xoogaga jihaadiga ee Xamaas ayaana wali ka socda deegaanno kamid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-xamaas-iyo-israel-oo-ka-socda-7-aag\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-10-09T07:51:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/gaza-strike-May-5.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"999\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-xamaas-iyo-israel-oo-ka-socda-7-aag\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-xamaas-iyo-israel-oo-ka-socda-7-aag\/\",\"name\":\"Dagaalka Xamaas iyo Israel oo ka socda 7 aag - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-xamaas-iyo-israel-oo-ka-socda-7-aag\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-xamaas-iyo-israel-oo-ka-socda-7-aag\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/gaza-strike-May-5.webp\",\"datePublished\":\"2023-10-09T07:51:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-xamaas-iyo-israel-oo-ka-socda-7-aag\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-xamaas-iyo-israel-oo-ka-socda-7-aag\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-xamaas-iyo-israel-oo-ka-socda-7-aag\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/gaza-strike-May-5.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/gaza-strike-May-5.webp\",\"width\":1500,\"height\":999},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-xamaas-iyo-israel-oo-ka-socda-7-aag\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaalka Xamaas iyo Israel oo ka socda 7 aag\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaalka Xamaas iyo Israel oo ka socda 7 aag - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-xamaas-iyo-israel-oo-ka-socda-7-aag\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaalka Xamaas iyo Israel oo ka socda 7 aag - Wardoon","og_description":"Milatariga Israel ayaa war ay soo saareen saakay ku sheegay in ay duqeeyeen boqollaal bartilmaameedyo ah oo Xamaas iyo Islamic Jihad ku leeyihiin marinka Qaza , waxa ayna Israel sheegeen in weerarkooda jawaab u yahay weerarkii Xamaas kusoo qaaday. Dagaal u dhaxeeya ciidamada Israel iyo xoogaga jihaadiga ee Xamaas ayaana wali ka socda deegaanno kamid [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-xamaas-iyo-israel-oo-ka-socda-7-aag\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-10-09T07:51:12+00:00","og_image":[{"width":1500,"height":999,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/gaza-strike-May-5.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-xamaas-iyo-israel-oo-ka-socda-7-aag\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-xamaas-iyo-israel-oo-ka-socda-7-aag\/","name":"Dagaalka Xamaas iyo Israel oo ka socda 7 aag - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-xamaas-iyo-israel-oo-ka-socda-7-aag\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-xamaas-iyo-israel-oo-ka-socda-7-aag\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/gaza-strike-May-5.webp","datePublished":"2023-10-09T07:51:12+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-xamaas-iyo-israel-oo-ka-socda-7-aag\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-xamaas-iyo-israel-oo-ka-socda-7-aag\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-xamaas-iyo-israel-oo-ka-socda-7-aag\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/gaza-strike-May-5.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/gaza-strike-May-5.webp","width":1500,"height":999},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-xamaas-iyo-israel-oo-ka-socda-7-aag\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaalka Xamaas iyo Israel oo ka socda 7 aag"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179418"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179418"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179418\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179420,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179418\/revisions\/179420"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179419"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179418"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179418"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179418"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}