{"id":179421,"date":"2023-10-09T10:56:05","date_gmt":"2023-10-09T07:56:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179421"},"modified":"2023-10-09T10:56:05","modified_gmt":"2023-10-09T07:56:05","slug":"mareykanka-oo-maraakiib-dayuurado-dagaal-u-diray-israaiil","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-maraakiib-dayuurado-dagaal-u-diray-israaiil\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo Maraakiib &#038; dayuurado dagaal u diray Israa\u2019iil"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179422\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/AP23281637597270-1696802587.webp\" alt=\"\" width=\"770\" height=\"441\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/AP23281637597270-1696802587.webp 770w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/AP23281637597270-1696802587-300x172.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/AP23281637597270-1696802587-768x440.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/AP23281637597270-1696802587-696x399.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/AP23281637597270-1696802587-733x420.webp 733w\" sizes=\"(max-width: 770px) 100vw, 770px\" \/><\/p>\n<p>Xoghayaha Difaaca Lloyd Austin ayaa sheegay in maraakiib badan oo uu ugu muhiimsan yahay markab ay leeyihiin ciidamada badda ee Maraykanka lagu jiheeyay bariga Mediterranean-ka. Hawlgalintan waxa kale oo ka mid ah maraakiibta qaada gantaalaha la hagayo iyo kuwa wax burburiya.<\/p>\n<p>Austin waxa uu sheegay in falkani \u201cuu muujinayo taageerada birta ah ee Maraykanku u fidinayo ciidamada difaaca Israa\u2019iil iyo dadka Israa\u2019iil\u201d<\/p>\n<p>Milateriga Mareykanka ayaa daabulaya maraakiibta badda iyo diyaaradaha dagaalka si \u201cay u xoojiyaan dadaallada looga hortagayo xasaradaha gobolka\u201d iyadoo ay socdaan dagaallada ka socda Israa\u2019iil, ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay Pentagon-ka.<\/p>\n<p>Intaa waxaa dheer, ciidamada Cirka ee Mareykanka ee Bariga Dhexe ayaa la kordhinayaa. \u201cMaraykanku waxa uu sii xoojinayaa joogitaankiisa awoodeed ee calamka si uu uga hortago xasaradaha haddii loo baahdo,\u201d ayuu Austin ku daray.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaana u diray xeebaha dhulka la heesto ee Falastiin markabka diyaaradaha xambaaraha ee The Aircraft carrier USS Gerald R. Ford, markabka gantaallada ee TUSS Normandy iyo tiro kale oo kamid ah maraakiibta wax burburiya ee Mareykanka leeyahay.<\/p>\n<p>Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ku caawinayaan ciidamada Yahuuda ayaa waxaa ku jira diyaaradahaU.S. Air Force F-35, F-15, F-16 iyo A-10, kuwaa oo gacan siinaya ciidamada argagaxsan ee Israel.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha Difaaca Lloyd Austin ayaa sheegay in maraakiib badan oo uu ugu muhiimsan yahay markab ay leeyihiin ciidamada badda ee Maraykanka lagu jiheeyay bariga Mediterranean-ka. Hawlgalintan waxa kale oo ka mid ah maraakiibta qaada gantaalaha la hagayo iyo kuwa wax burburiya. Austin waxa uu sheegay in falkani \u201cuu muujinayo taageerada birta ah ee Maraykanku u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179422,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179421","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mareykanka oo Maraakiib &amp; dayuurado dagaal u diray Israa\u2019iil - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-maraakiib-dayuurado-dagaal-u-diray-israaiil\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mareykanka oo Maraakiib &amp; dayuurado dagaal u diray Israa\u2019iil - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xoghayaha Difaaca Lloyd Austin ayaa sheegay in maraakiib badan oo uu ugu muhiimsan yahay markab ay leeyihiin ciidamada badda ee Maraykanka lagu jiheeyay bariga Mediterranean-ka. Hawlgalintan waxa kale oo ka mid ah maraakiibta qaada gantaalaha la hagayo iyo kuwa wax burburiya. Austin waxa uu sheegay in falkani \u201cuu muujinayo taageerada birta ah ee Maraykanku u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-maraakiib-dayuurado-dagaal-u-diray-israaiil\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-10-09T07:56:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/AP23281637597270-1696802587.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"770\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"441\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-maraakiib-dayuurado-dagaal-u-diray-israaiil\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-maraakiib-dayuurado-dagaal-u-diray-israaiil\/\",\"name\":\"Mareykanka oo Maraakiib & dayuurado dagaal u diray Israa\u2019iil - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-maraakiib-dayuurado-dagaal-u-diray-israaiil\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-maraakiib-dayuurado-dagaal-u-diray-israaiil\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/AP23281637597270-1696802587.webp\",\"datePublished\":\"2023-10-09T07:56:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-maraakiib-dayuurado-dagaal-u-diray-israaiil\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-maraakiib-dayuurado-dagaal-u-diray-israaiil\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-maraakiib-dayuurado-dagaal-u-diray-israaiil\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/AP23281637597270-1696802587.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/AP23281637597270-1696802587.webp\",\"width\":770,\"height\":441},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-maraakiib-dayuurado-dagaal-u-diray-israaiil\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mareykanka oo Maraakiib &#038; dayuurado dagaal u diray Israa\u2019iil\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mareykanka oo Maraakiib & dayuurado dagaal u diray Israa\u2019iil - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-maraakiib-dayuurado-dagaal-u-diray-israaiil\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mareykanka oo Maraakiib & dayuurado dagaal u diray Israa\u2019iil - Wardoon","og_description":"Xoghayaha Difaaca Lloyd Austin ayaa sheegay in maraakiib badan oo uu ugu muhiimsan yahay markab ay leeyihiin ciidamada badda ee Maraykanka lagu jiheeyay bariga Mediterranean-ka. Hawlgalintan waxa kale oo ka mid ah maraakiibta qaada gantaalaha la hagayo iyo kuwa wax burburiya. Austin waxa uu sheegay in falkani \u201cuu muujinayo taageerada birta ah ee Maraykanku u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-maraakiib-dayuurado-dagaal-u-diray-israaiil\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-10-09T07:56:05+00:00","og_image":[{"width":770,"height":441,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/AP23281637597270-1696802587.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-maraakiib-dayuurado-dagaal-u-diray-israaiil\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-maraakiib-dayuurado-dagaal-u-diray-israaiil\/","name":"Mareykanka oo Maraakiib & dayuurado dagaal u diray Israa\u2019iil - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-maraakiib-dayuurado-dagaal-u-diray-israaiil\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-maraakiib-dayuurado-dagaal-u-diray-israaiil\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/AP23281637597270-1696802587.webp","datePublished":"2023-10-09T07:56:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-maraakiib-dayuurado-dagaal-u-diray-israaiil\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-maraakiib-dayuurado-dagaal-u-diray-israaiil\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-maraakiib-dayuurado-dagaal-u-diray-israaiil\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/AP23281637597270-1696802587.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/AP23281637597270-1696802587.webp","width":770,"height":441},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-maraakiib-dayuurado-dagaal-u-diray-israaiil\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mareykanka oo Maraakiib &#038; dayuurado dagaal u diray Israa\u2019iil"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179421"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179421"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179421\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179423,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179421\/revisions\/179423"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179422"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179421"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179421"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179421"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}