{"id":179429,"date":"2023-10-10T18:11:36","date_gmt":"2023-10-10T15:11:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179429"},"modified":"2023-10-10T18:14:12","modified_gmt":"2023-10-10T15:14:12","slug":"tirada-maxaabiista-laga-qabtay-israel-oo-la-ogaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-maxaabiista-laga-qabtay-israel-oo-la-ogaaday\/","title":{"rendered":"Tirada Maxaabiista laga qabtay Israel oo la ogaaday"},"content":{"rendered":"<p>Dagaalyahannada ururka Xamaas ayaa Sabtidii weerarkii ay ku qaadeen dhulka Israel maamusho ku qafaashay dad badan oo kasoo jeeda Yahuuda Israel , waxaana dadkaasi ku jira askar katirsan ciidamada Israel.<\/p>\n<p>Maamulka Israel ayaa ka gaabsanayay in ay shaaciyaan xogta iyo tirada dadka Xamaas afduubteen, waxaana hadda soo baxaya oo xogo ku aadan tirada dadka ay heestaan Ururka Xamaas.<\/p>\n<p>Safiirka Israel u fadhiya Qaramada Midoobay Gilad Erdan ayaa sheegay in tiradda dadka Israel kasoo jeeda ee la qafaashay tan iyo Sabtidii ay tiro ahaan u dhaxayso 100 ilaa 150 qof, kuwaa uu ka gaabsaday in uu magacyadooda iyo xogtooda uu baahiyo.<\/p>\n<p>Maamulka Israel ayaa sidoo kale sheegay in ay la hadleen konton ka mida qoysaska dadkooda ay maxaabiis ahaanta u heestaan kooxda Xamaas, waxa ay sidoo kale sheegeen in ay la xariiri doonaan qoysaska kale ee dadkooda maqan yihiin.<\/p>\n<p>Ururka Xamaas ayaa ku hanjabtay in ay dili doonaan maxaabiista ay Israel ka hayaan, haddii ay sii wadaan leynta shacabka Falastiin, waxa ayna intaa raaciyeen in wax wadahadal aysan geli doonin inta Israel wadaan duqeymaha shacabka ka dhanka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalyahannada ururka Xamaas ayaa Sabtidii weerarkii ay ku qaadeen dhulka Israel maamusho ku qafaashay dad badan oo kasoo jeeda Yahuuda Israel , waxaana dadkaasi ku jira askar katirsan ciidamada Israel. Maamulka Israel ayaa ka gaabsanayay in ay shaaciyaan xogta iyo tirada dadka Xamaas afduubteen, waxaana hadda soo baxaya oo xogo ku aadan tirada dadka ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179430,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179429","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Tirada Maxaabiista laga qabtay Israel oo la ogaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-maxaabiista-laga-qabtay-israel-oo-la-ogaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Tirada Maxaabiista laga qabtay Israel oo la ogaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaalyahannada ururka Xamaas ayaa Sabtidii weerarkii ay ku qaadeen dhulka Israel maamusho ku qafaashay dad badan oo kasoo jeeda Yahuuda Israel , waxaana dadkaasi ku jira askar katirsan ciidamada Israel. Maamulka Israel ayaa ka gaabsanayay in ay shaaciyaan xogta iyo tirada dadka Xamaas afduubteen, waxaana hadda soo baxaya oo xogo ku aadan tirada dadka ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-maxaabiista-laga-qabtay-israel-oo-la-ogaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-10-10T15:11:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-10-10T15:14:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/76326259-12609189-image-a-4_1696835853459.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"634\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"423\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-maxaabiista-laga-qabtay-israel-oo-la-ogaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-maxaabiista-laga-qabtay-israel-oo-la-ogaaday\/\",\"name\":\"Tirada Maxaabiista laga qabtay Israel oo la ogaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-maxaabiista-laga-qabtay-israel-oo-la-ogaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-maxaabiista-laga-qabtay-israel-oo-la-ogaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/76326259-12609189-image-a-4_1696835853459.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-10-10T15:11:36+00:00\",\"dateModified\":\"2023-10-10T15:14:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-maxaabiista-laga-qabtay-israel-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-maxaabiista-laga-qabtay-israel-oo-la-ogaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-maxaabiista-laga-qabtay-israel-oo-la-ogaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/76326259-12609189-image-a-4_1696835853459.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/76326259-12609189-image-a-4_1696835853459.jpeg\",\"width\":634,\"height\":423},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-maxaabiista-laga-qabtay-israel-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Tirada Maxaabiista laga qabtay Israel oo la ogaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Tirada Maxaabiista laga qabtay Israel oo la ogaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-maxaabiista-laga-qabtay-israel-oo-la-ogaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Tirada Maxaabiista laga qabtay Israel oo la ogaaday - Wardoon","og_description":"Dagaalyahannada ururka Xamaas ayaa Sabtidii weerarkii ay ku qaadeen dhulka Israel maamusho ku qafaashay dad badan oo kasoo jeeda Yahuuda Israel , waxaana dadkaasi ku jira askar katirsan ciidamada Israel. Maamulka Israel ayaa ka gaabsanayay in ay shaaciyaan xogta iyo tirada dadka Xamaas afduubteen, waxaana hadda soo baxaya oo xogo ku aadan tirada dadka ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-maxaabiista-laga-qabtay-israel-oo-la-ogaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-10-10T15:11:36+00:00","article_modified_time":"2023-10-10T15:14:12+00:00","og_image":[{"width":634,"height":423,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/76326259-12609189-image-a-4_1696835853459.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-maxaabiista-laga-qabtay-israel-oo-la-ogaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-maxaabiista-laga-qabtay-israel-oo-la-ogaaday\/","name":"Tirada Maxaabiista laga qabtay Israel oo la ogaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-maxaabiista-laga-qabtay-israel-oo-la-ogaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-maxaabiista-laga-qabtay-israel-oo-la-ogaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/76326259-12609189-image-a-4_1696835853459.jpeg","datePublished":"2023-10-10T15:11:36+00:00","dateModified":"2023-10-10T15:14:12+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-maxaabiista-laga-qabtay-israel-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-maxaabiista-laga-qabtay-israel-oo-la-ogaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-maxaabiista-laga-qabtay-israel-oo-la-ogaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/76326259-12609189-image-a-4_1696835853459.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/76326259-12609189-image-a-4_1696835853459.jpeg","width":634,"height":423},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-maxaabiista-laga-qabtay-israel-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Tirada Maxaabiista laga qabtay Israel oo la ogaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179429"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179429"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179429\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179431,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179429\/revisions\/179431"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179430"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179429"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179429"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179429"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}