{"id":179432,"date":"2023-10-11T11:09:57","date_gmt":"2023-10-11T08:09:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179432"},"modified":"2023-10-11T11:09:57","modified_gmt":"2023-10-11T08:09:57","slug":"daawo-deni-waa-in-la-soo-qabtaa-oo-la-maxkamadeeyaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-waa-in-la-soo-qabtaa-oo-la-maxkamadeeyaa\/","title":{"rendered":"Daawo: Deni waa in la soo qabtaa oo la maxkamadeeyaa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179433\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Asad-Diyaano.webp\" alt=\"\" width=\"1442\" height=\"1120\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Asad-Diyaano.webp 1442w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Asad-Diyaano-300x233.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Asad-Diyaano-1024x795.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Asad-Diyaano-768x597.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Asad-Diyaano-696x541.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Asad-Diyaano-1068x830.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Asad-Diyaano-541x420.webp 541w\" sizes=\"(max-width: 1442px) 100vw, 1442px\" \/>Jeneraal Asad Cismaan Cabdullaahi oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland ugu miisaanka cuslus ayaa shalay khudbad uu ka jeediyey shirweynaha siyaasiyiinta iyo ururada mucaaradka ah ee Puntland.<\/p>\n<p>Asad ayaa sheegay in Madaxweyne Deni looga fadhiyo in uu qabto doorashada xiligeedina ku qabto, oo ah 8-da bisha Janaayo ee 2024.<\/p>\n<p>\u201cUrurka Mideeye, waxaan ka qay-bgalney doorashadii goloyaasha deegaanka, waxaan sidaas u sameyney shacabka ayaa na khasbayey oo u arkay in dantu ku jirto, laakiin waxaan ogeyn in Siciid Cabdullaahi wax khaldayo, markii u xeerarkii oo dhan beddalay, dastuurii beddalay, wax kastana ka dhigay sida uu rabo waan isaga baxney,\u201d ayuu yiri Asad Cismaan Cabdullaahi.<\/p>\n<p>Jeneraal Asad ayaa ugu baaqey madaxweynaha Puntland Siciid Deni in uu doorashada xiligeedi qabto.<\/p>\n<p>\u201c\u2026Madaxweyne Deni haddii uu doorashada qaban waayo 8-da Janaayo 2024 waa in tallaabo laga qaado oo la soo qabto, kadibna maxkamad la soo taago,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Shirka siyaasiyiinta iyo ururada mucaaradka oo Talaadadii shalay aheyd ka furmey Garoowe ayaa socon doona laba maalmood, waxaana lagu wadaa in laga soo saaro war-murtiyeed xal loogu raadinaayo siyaasadda cakiran ee Puntland.<\/p>\n<p>Mucaaradka Puntland ayaa raadinaya go\u2019aan midaysan oo ku wajahan marxaladda taagan, si Puntland looga badbaadiyo qalalaase siyaasadeed iyo mid amni.<\/p>\n<p>Shirkaan ayaa imaanaya, iyadoo mudda xileedka madaxweyne Deni ay ka harsan yihiin bilo kooban, islamarkaana lagu eedaynayo in uu muddo kororsi raadinayo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSahalcabletelevision%2Fvideos%2F2127918267553097%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jeneraal Asad Cismaan Cabdullaahi oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland ugu miisaanka cuslus ayaa shalay khudbad uu ka jeediyey shirweynaha siyaasiyiinta iyo ururada mucaaradka ah ee Puntland. Asad ayaa sheegay in Madaxweyne Deni looga fadhiyo in uu qabto doorashada xiligeedina ku qabto, oo ah 8-da bisha Janaayo ee 2024. \u201cUrurka Mideeye, waxaan ka qay-bgalney doorashadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179433,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179432","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Deni waa in la soo qabtaa oo la maxkamadeeyaa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-waa-in-la-soo-qabtaa-oo-la-maxkamadeeyaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Deni waa in la soo qabtaa oo la maxkamadeeyaa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jeneraal Asad Cismaan Cabdullaahi oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland ugu miisaanka cuslus ayaa shalay khudbad uu ka jeediyey shirweynaha siyaasiyiinta iyo ururada mucaaradka ah ee Puntland. Asad ayaa sheegay in Madaxweyne Deni looga fadhiyo in uu qabto doorashada xiligeedina ku qabto, oo ah 8-da bisha Janaayo ee 2024. \u201cUrurka Mideeye, waxaan ka qay-bgalney doorashadii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-waa-in-la-soo-qabtaa-oo-la-maxkamadeeyaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-10-11T08:09:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Asad-Diyaano.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1442\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1120\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-waa-in-la-soo-qabtaa-oo-la-maxkamadeeyaa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-waa-in-la-soo-qabtaa-oo-la-maxkamadeeyaa\/\",\"name\":\"Daawo: Deni waa in la soo qabtaa oo la maxkamadeeyaa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-waa-in-la-soo-qabtaa-oo-la-maxkamadeeyaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-waa-in-la-soo-qabtaa-oo-la-maxkamadeeyaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Asad-Diyaano.webp\",\"datePublished\":\"2023-10-11T08:09:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-waa-in-la-soo-qabtaa-oo-la-maxkamadeeyaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-waa-in-la-soo-qabtaa-oo-la-maxkamadeeyaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-waa-in-la-soo-qabtaa-oo-la-maxkamadeeyaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Asad-Diyaano.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Asad-Diyaano.webp\",\"width\":1442,\"height\":1120},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-waa-in-la-soo-qabtaa-oo-la-maxkamadeeyaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Deni waa in la soo qabtaa oo la maxkamadeeyaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Deni waa in la soo qabtaa oo la maxkamadeeyaa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-waa-in-la-soo-qabtaa-oo-la-maxkamadeeyaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Deni waa in la soo qabtaa oo la maxkamadeeyaa - Wardoon","og_description":"Jeneraal Asad Cismaan Cabdullaahi oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland ugu miisaanka cuslus ayaa shalay khudbad uu ka jeediyey shirweynaha siyaasiyiinta iyo ururada mucaaradka ah ee Puntland. Asad ayaa sheegay in Madaxweyne Deni looga fadhiyo in uu qabto doorashada xiligeedina ku qabto, oo ah 8-da bisha Janaayo ee 2024. \u201cUrurka Mideeye, waxaan ka qay-bgalney doorashadii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-waa-in-la-soo-qabtaa-oo-la-maxkamadeeyaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-10-11T08:09:57+00:00","og_image":[{"width":1442,"height":1120,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Asad-Diyaano.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-waa-in-la-soo-qabtaa-oo-la-maxkamadeeyaa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-waa-in-la-soo-qabtaa-oo-la-maxkamadeeyaa\/","name":"Daawo: Deni waa in la soo qabtaa oo la maxkamadeeyaa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-waa-in-la-soo-qabtaa-oo-la-maxkamadeeyaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-waa-in-la-soo-qabtaa-oo-la-maxkamadeeyaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Asad-Diyaano.webp","datePublished":"2023-10-11T08:09:57+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-waa-in-la-soo-qabtaa-oo-la-maxkamadeeyaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-waa-in-la-soo-qabtaa-oo-la-maxkamadeeyaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-waa-in-la-soo-qabtaa-oo-la-maxkamadeeyaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Asad-Diyaano.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Asad-Diyaano.webp","width":1442,"height":1120},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-waa-in-la-soo-qabtaa-oo-la-maxkamadeeyaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Deni waa in la soo qabtaa oo la maxkamadeeyaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179432"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179432"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179432\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179434,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179432\/revisions\/179434"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179433"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179432"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179432"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179432"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}