{"id":179435,"date":"2023-10-11T11:14:14","date_gmt":"2023-10-11T08:14:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179435"},"modified":"2023-10-11T11:14:14","modified_gmt":"2023-10-11T08:14:14","slug":"daawo-hoggaamiyaha-ssc-oo-qaaday-tallaabo-ka-dhan-ah-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hoggaamiyaha-ssc-oo-qaaday-tallaabo-ka-dhan-ah-puntland\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Hoggaamiyaha SSC oo qaaday tallaabo ka dhan ah Puntland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179436\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Firdhiye-2.webp\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Firdhiye-2.webp 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Firdhiye-2-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Firdhiye-2-1024x682.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Firdhiye-2-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Firdhiye-2-1536x1023.webp 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Firdhiye-2-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Firdhiye-2-1068x711.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Firdhiye-2-631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Hoggaamiyaha maamulka KMG ah ee SSC-Khaatuma, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa qaaday tallaabo culus oo ka dhan maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.<\/p>\n<p>Firdhiye ayaa shaaca ka qaaday in deegaanada Khaatuma aysan ka dhicin doonin doorashada soo socota ee Puntland, taas oo haatan loo diyaar garoobayo.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha SSC ayaa gebi ahaan ku gacan seeray doorashada Puntland, haddii ay noqon laheyd qof iyo cod ama xittaa xulistii isimada noqotoba.<\/p>\n<p>Sababta waxa uu ku sheegay in reer SSC-Khaatuma ay haatan yeesheen maamul cusub, isla-markaana ay go\u2019aan ku gaareen inay ka tashadaan aayahooda iyo kan deegaankooda.<\/p>\n<p>\u201cDadka ka soo jeeda SSC, doorashada soo socota ee Puntland kama qayb gelayaan, dadka deegaanka ayaa sidaa go\u2019aansaday, odayaashii soo xuli jiray ayaana go\u2019aankaa qaatay\u201d ayuu yiri Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye).<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu hoosta ka xariiqay in ay ilaalin doonaan darisnimada iyo nabad-gelyada kala dhexeysa Puntland, balse ay noqon doonaan hadda kadib laba maamul oo daris ah.<\/p>\n<p>Maamulkaas aan wax ka dhisnay ee reer Puntland nabad-gelyadiisa, horumarkiisa iyo iskaashigiisa baanu diyaar u nahay, Waxaanu diyaar u nahay inaan ahaano laba maamul oo daris ah oo walaalo ah oo iskaashada\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyay hoggaamiyaha SSC.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ka dhigay in dadka reere SSC aysna soo xuli doonin 17-kii Xildhibaan ee Puntland doorashadeeda ka qeybgali lahaa horraanta sanadka soo socda ee 2024-ka.<\/p>\n<p>Si kastaba, arrintan ayaa abuuri karta xasilooni darro siyaasadeed oo ka dhex dhacda Laascaanood iyo Garoowe, taas oo saameyn ku yeelata labada dhinac.<\/p>\n<p>SSSC oo dagaal adag la gashay Somaliland, isla-markaana garab uga heshay Puntland ayaa hadda dooneysa inay noqonto maamul goboleed madax bannaan, taas oo ay hadda kala macaamiliso dowladda federaalka Soomaaliya, maadaama Muqdisho lagu casuumay<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fmobakayle%2Fvideos%2F974931387141149%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha maamulka KMG ah ee SSC-Khaatuma, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa qaaday tallaabo culus oo ka dhan maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Firdhiye ayaa shaaca ka qaaday in deegaanada Khaatuma aysan ka dhicin doonin doorashada soo socota ee Puntland, taas oo haatan loo diyaar garoobayo. Hoggaamiyaha SSC ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179436,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179435","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Hoggaamiyaha SSC oo qaaday tallaabo ka dhan ah Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hoggaamiyaha-ssc-oo-qaaday-tallaabo-ka-dhan-ah-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Hoggaamiyaha SSC oo qaaday tallaabo ka dhan ah Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hoggaamiyaha maamulka KMG ah ee SSC-Khaatuma, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa qaaday tallaabo culus oo ka dhan maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Firdhiye ayaa shaaca ka qaaday in deegaanada Khaatuma aysan ka dhicin doonin doorashada soo socota ee Puntland, taas oo haatan loo diyaar garoobayo. Hoggaamiyaha SSC ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hoggaamiyaha-ssc-oo-qaaday-tallaabo-ka-dhan-ah-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-10-11T08:14:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Firdhiye-2.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hoggaamiyaha-ssc-oo-qaaday-tallaabo-ka-dhan-ah-puntland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hoggaamiyaha-ssc-oo-qaaday-tallaabo-ka-dhan-ah-puntland\/\",\"name\":\"DAAWO:-Hoggaamiyaha SSC oo qaaday tallaabo ka dhan ah Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hoggaamiyaha-ssc-oo-qaaday-tallaabo-ka-dhan-ah-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hoggaamiyaha-ssc-oo-qaaday-tallaabo-ka-dhan-ah-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Firdhiye-2.webp\",\"datePublished\":\"2023-10-11T08:14:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hoggaamiyaha-ssc-oo-qaaday-tallaabo-ka-dhan-ah-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hoggaamiyaha-ssc-oo-qaaday-tallaabo-ka-dhan-ah-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hoggaamiyaha-ssc-oo-qaaday-tallaabo-ka-dhan-ah-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Firdhiye-2.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Firdhiye-2.webp\",\"width\":2048,\"height\":1364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hoggaamiyaha-ssc-oo-qaaday-tallaabo-ka-dhan-ah-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Hoggaamiyaha SSC oo qaaday tallaabo ka dhan ah Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Hoggaamiyaha SSC oo qaaday tallaabo ka dhan ah Puntland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hoggaamiyaha-ssc-oo-qaaday-tallaabo-ka-dhan-ah-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Hoggaamiyaha SSC oo qaaday tallaabo ka dhan ah Puntland - Wardoon","og_description":"Hoggaamiyaha maamulka KMG ah ee SSC-Khaatuma, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa qaaday tallaabo culus oo ka dhan maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Firdhiye ayaa shaaca ka qaaday in deegaanada Khaatuma aysan ka dhicin doonin doorashada soo socota ee Puntland, taas oo haatan loo diyaar garoobayo. Hoggaamiyaha SSC ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hoggaamiyaha-ssc-oo-qaaday-tallaabo-ka-dhan-ah-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-10-11T08:14:14+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Firdhiye-2.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hoggaamiyaha-ssc-oo-qaaday-tallaabo-ka-dhan-ah-puntland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hoggaamiyaha-ssc-oo-qaaday-tallaabo-ka-dhan-ah-puntland\/","name":"DAAWO:-Hoggaamiyaha SSC oo qaaday tallaabo ka dhan ah Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hoggaamiyaha-ssc-oo-qaaday-tallaabo-ka-dhan-ah-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hoggaamiyaha-ssc-oo-qaaday-tallaabo-ka-dhan-ah-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Firdhiye-2.webp","datePublished":"2023-10-11T08:14:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hoggaamiyaha-ssc-oo-qaaday-tallaabo-ka-dhan-ah-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hoggaamiyaha-ssc-oo-qaaday-tallaabo-ka-dhan-ah-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hoggaamiyaha-ssc-oo-qaaday-tallaabo-ka-dhan-ah-puntland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Firdhiye-2.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Firdhiye-2.webp","width":2048,"height":1364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hoggaamiyaha-ssc-oo-qaaday-tallaabo-ka-dhan-ah-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Hoggaamiyaha SSC oo qaaday tallaabo ka dhan ah Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179435"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179435"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179435\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179437,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179435\/revisions\/179437"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179436"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179435"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179435"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179435"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}