{"id":179481,"date":"2023-10-12T11:29:11","date_gmt":"2023-10-12T08:29:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179481"},"modified":"2023-10-12T11:29:11","modified_gmt":"2023-10-12T08:29:11","slug":"darawal-shabaab-u-gacan-galiyay-gaari-dowladeed-oo-laqabtaysawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/darawal-shabaab-u-gacan-galiyay-gaari-dowladeed-oo-laqabtaysawirro\/","title":{"rendered":"Darawal Shabaab u gacan galiyay gaari dowladeed oo laqabtay+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179484\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387776916_788645183302090_1326789208115701125_n.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"927\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387776916_788645183302090_1326789208115701125_n.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387776916_788645183302090_1326789208115701125_n-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387776916_788645183302090_1326789208115701125_n-1024x682.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387776916_788645183302090_1326789208115701125_n-768x511.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387776916_788645183302090_1326789208115701125_n-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387776916_788645183302090_1326789208115701125_n-1068x711.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387776916_788645183302090_1326789208115701125_n-631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada Hay\u2019adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka, gaar ahaan kuwa dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo bandhigay laba nin oo ay sheegtay in kooxda Al-Shabaab u geeyeen gaari dowladeed.<\/p>\n<p>Labadan nin oo lagu kala magacaabo Cabdifataax Nuur Cabdullaahi iyo Xasan Cabdulaahi Maxamed ayaa sagaalkii bishii koowaad ee sanadkan magaalada Kismaayo kala goostay Gaari TOYOTA Hartop ah oo ay lahayd Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta Jubbaland iyo qori AK47.<\/p>\n<p>Sida ay sheegtay hay\u2019adda, waxay labadaan nin markaas u dhaqaaqeen dhanka degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe, si ay kooxda Al-Shabaab uga iibsadaan hantida dowladda ee lagu aaminay.<\/p>\n<p>Cabdifataax iyo Xasan ayaa kula heshiiyay kooxda in la siiyo lacag dhan 20-kun dollar, kadib marka ay u gacan galiyaan gaariga ay iska laheyd wasaaradda biyaha iyo tamarta Jubbaland, hase yeeshe taasi ma dhicin, sida ay sheegtay hay\u2019adda.<\/p>\n<p>\u201cKahor inta aysan ka bixin magaalada Kismaayo waxa ay xiriirro kala duwan la sameeyeen koox ka tirsan Khawaarijta kuwaas oo ku hagayey halka iyo goobta ay ku wajah-naayeen, waxaana lagu ballamay in la siin doono lacag dhan 20,000$ balse ay wax walbo is bedeleen markii ay tageen degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe,\u201d ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay hay\u2019adda.<\/p>\n<p>Cabdifataax Nuur Cabdullaahi oo ahaa darawalkii gaariga ahaana maskaxdii barnaamijkan sida weyn uga shaqaysay ayaa waxay sheegtay NISA in hadda wax walbo ay ku noqotay filan-waa iyo amakaag maadaama uu gacanta ugu jiro hay\u2019adaha amniga.<\/p>\n<p>\u201cWaxay haysteen heshiis afka baarkiisa ah oo ay la galeen argagixisada kaas oo ahaa in ay heli doonaan lacag dhan 20,000$ iyo damaanad ah in ay xornimo ku mari doonaan dhulka ay ku dhuumaalaystaan Khawaarijta balse taasi waxba kama rumoobin oo waxa ay ahayd sheeko khadka taleefanka ku dhexmartay argagixisada iyo raggan khiyaanada Qaran ku kacay,\u201d ayaa sidoo kale lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda ma shaacin sida raggaan ugu soo gacan galeen ciidamada hay\u2019adda nabad-sugidda iyo sirdoonka, hase yeeshe wararka qaar ayaa sheegaya in labadaan nin la soo qabtay kadib markii ay kasoo laabteen Jilib.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179482\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387764405_788645179968757_5537178583544163836_n.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"927\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387764405_788645179968757_5537178583544163836_n.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387764405_788645179968757_5537178583544163836_n-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387764405_788645179968757_5537178583544163836_n-1024x682.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387764405_788645179968757_5537178583544163836_n-768x511.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387764405_788645179968757_5537178583544163836_n-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387764405_788645179968757_5537178583544163836_n-1068x711.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387764405_788645179968757_5537178583544163836_n-631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179483\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387768725_788645159968759_5887441155843846345_n.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"927\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387768725_788645159968759_5887441155843846345_n.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387768725_788645159968759_5887441155843846345_n-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387768725_788645159968759_5887441155843846345_n-1024x682.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387768725_788645159968759_5887441155843846345_n-768x511.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387768725_788645159968759_5887441155843846345_n-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387768725_788645159968759_5887441155843846345_n-1068x711.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387768725_788645159968759_5887441155843846345_n-631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179484\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387776916_788645183302090_1326789208115701125_n.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"927\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387776916_788645183302090_1326789208115701125_n.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387776916_788645183302090_1326789208115701125_n-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387776916_788645183302090_1326789208115701125_n-1024x682.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387776916_788645183302090_1326789208115701125_n-768x511.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387776916_788645183302090_1326789208115701125_n-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387776916_788645183302090_1326789208115701125_n-1068x711.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387776916_788645183302090_1326789208115701125_n-631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179485\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387784549_788645143302094_7401817746171762276_n.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"927\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387784549_788645143302094_7401817746171762276_n.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387784549_788645143302094_7401817746171762276_n-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387784549_788645143302094_7401817746171762276_n-1024x682.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387784549_788645143302094_7401817746171762276_n-768x511.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387784549_788645143302094_7401817746171762276_n-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387784549_788645143302094_7401817746171762276_n-1068x711.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387784549_788645143302094_7401817746171762276_n-631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Hay\u2019adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka, gaar ahaan kuwa dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo bandhigay laba nin oo ay sheegtay in kooxda Al-Shabaab u geeyeen gaari dowladeed. Labadan nin oo lagu kala magacaabo Cabdifataax Nuur Cabdullaahi iyo Xasan Cabdulaahi Maxamed ayaa sagaalkii bishii koowaad ee sanadkan magaalada Kismaayo kala goostay Gaari TOYOTA Hartop ah oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179485,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179481","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Darawal Shabaab u gacan galiyay gaari dowladeed oo laqabtay+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/darawal-shabaab-u-gacan-galiyay-gaari-dowladeed-oo-laqabtaysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Darawal Shabaab u gacan galiyay gaari dowladeed oo laqabtay+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada Hay\u2019adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka, gaar ahaan kuwa dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo bandhigay laba nin oo ay sheegtay in kooxda Al-Shabaab u geeyeen gaari dowladeed. Labadan nin oo lagu kala magacaabo Cabdifataax Nuur Cabdullaahi iyo Xasan Cabdulaahi Maxamed ayaa sagaalkii bishii koowaad ee sanadkan magaalada Kismaayo kala goostay Gaari TOYOTA Hartop ah oo ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/darawal-shabaab-u-gacan-galiyay-gaari-dowladeed-oo-laqabtaysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-10-12T08:29:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387784549_788645143302094_7401817746171762276_n.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"927\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/darawal-shabaab-u-gacan-galiyay-gaari-dowladeed-oo-laqabtaysawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/darawal-shabaab-u-gacan-galiyay-gaari-dowladeed-oo-laqabtaysawirro\/\",\"name\":\"Darawal Shabaab u gacan galiyay gaari dowladeed oo laqabtay+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/darawal-shabaab-u-gacan-galiyay-gaari-dowladeed-oo-laqabtaysawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/darawal-shabaab-u-gacan-galiyay-gaari-dowladeed-oo-laqabtaysawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387784549_788645143302094_7401817746171762276_n.webp\",\"datePublished\":\"2023-10-12T08:29:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/darawal-shabaab-u-gacan-galiyay-gaari-dowladeed-oo-laqabtaysawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/darawal-shabaab-u-gacan-galiyay-gaari-dowladeed-oo-laqabtaysawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/darawal-shabaab-u-gacan-galiyay-gaari-dowladeed-oo-laqabtaysawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387784549_788645143302094_7401817746171762276_n.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387784549_788645143302094_7401817746171762276_n.webp\",\"width\":1392,\"height\":927},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/darawal-shabaab-u-gacan-galiyay-gaari-dowladeed-oo-laqabtaysawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Darawal Shabaab u gacan galiyay gaari dowladeed oo laqabtay+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Darawal Shabaab u gacan galiyay gaari dowladeed oo laqabtay+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/darawal-shabaab-u-gacan-galiyay-gaari-dowladeed-oo-laqabtaysawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Darawal Shabaab u gacan galiyay gaari dowladeed oo laqabtay+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Ciidamada Hay\u2019adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka, gaar ahaan kuwa dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo bandhigay laba nin oo ay sheegtay in kooxda Al-Shabaab u geeyeen gaari dowladeed. Labadan nin oo lagu kala magacaabo Cabdifataax Nuur Cabdullaahi iyo Xasan Cabdulaahi Maxamed ayaa sagaalkii bishii koowaad ee sanadkan magaalada Kismaayo kala goostay Gaari TOYOTA Hartop ah oo ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/darawal-shabaab-u-gacan-galiyay-gaari-dowladeed-oo-laqabtaysawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-10-12T08:29:11+00:00","og_image":[{"width":1392,"height":927,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387784549_788645143302094_7401817746171762276_n.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/darawal-shabaab-u-gacan-galiyay-gaari-dowladeed-oo-laqabtaysawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/darawal-shabaab-u-gacan-galiyay-gaari-dowladeed-oo-laqabtaysawirro\/","name":"Darawal Shabaab u gacan galiyay gaari dowladeed oo laqabtay+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/darawal-shabaab-u-gacan-galiyay-gaari-dowladeed-oo-laqabtaysawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/darawal-shabaab-u-gacan-galiyay-gaari-dowladeed-oo-laqabtaysawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387784549_788645143302094_7401817746171762276_n.webp","datePublished":"2023-10-12T08:29:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/darawal-shabaab-u-gacan-galiyay-gaari-dowladeed-oo-laqabtaysawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/darawal-shabaab-u-gacan-galiyay-gaari-dowladeed-oo-laqabtaysawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/darawal-shabaab-u-gacan-galiyay-gaari-dowladeed-oo-laqabtaysawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387784549_788645143302094_7401817746171762276_n.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/387784549_788645143302094_7401817746171762276_n.webp","width":1392,"height":927},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/darawal-shabaab-u-gacan-galiyay-gaari-dowladeed-oo-laqabtaysawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Darawal Shabaab u gacan galiyay gaari dowladeed oo laqabtay+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179481"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179481"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179481\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179486,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179481\/revisions\/179486"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179485"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179481"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179481"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179481"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}