{"id":179487,"date":"2023-10-13T10:52:56","date_gmt":"2023-10-13T07:52:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179487"},"modified":"2023-10-13T10:52:56","modified_gmt":"2023-10-13T07:52:56","slug":"israel-oo-amartay-shacabka-inay-magaalada-gaza-uga-baxaan-24-saac","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-amartay-shacabka-inay-magaalada-gaza-uga-baxaan-24-saac\/","title":{"rendered":"Israel oo amartay shacabka inay Magaalada Gaza uga baxaan 24 saac"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179488\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/5adce83c-f8d5-47d8-b2be-939511218913-scaled.webp\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1613\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/5adce83c-f8d5-47d8-b2be-939511218913-scaled.webp 2560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/5adce83c-f8d5-47d8-b2be-939511218913-300x189.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/5adce83c-f8d5-47d8-b2be-939511218913-1024x645.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/5adce83c-f8d5-47d8-b2be-939511218913-768x484.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/5adce83c-f8d5-47d8-b2be-939511218913-1536x968.webp 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/5adce83c-f8d5-47d8-b2be-939511218913-2048x1291.webp 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/5adce83c-f8d5-47d8-b2be-939511218913-696x439.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/5adce83c-f8d5-47d8-b2be-939511218913-1068x673.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/5adce83c-f8d5-47d8-b2be-939511218913-667x420.webp 667w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/p>\n<p>Militariga Israel ayaa Jimcihii ugu baaqay dhammaan muwaadiniinta Magaalada Gaza, oo gaaraya in ka badan 1 milyan, inay 24 saac ugu guuraan koonfurta, xilli ay taankiyo soo dhoobtay meel u dhow Marinka Gaza.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa imaneysa ayada oo ciidamada Israel ay isku diyaarinayaan howlgal dhulka ah oo ay ku qabsanayaan magaalada.<\/p>\n<p>\u201cHadda waa xilligii dagaalka,\u201d waxaa sidaas Khamiistii yiri wasiirka difaaca Yoav Gallant, xilli diyaaradaha dagaalka Israel ay duqeynayaan Gaza, ayaga oo sheegaya inay ka aargudanayaan weerarkii ay kooxda Xamas Sabtidii tagtay ku qaaday Israel.<\/p>\n<p>Militariga Israel ayaa sheegay inay ka howlgali doonaan magaalada Gaza, maalmaha soo socda, islamarkaana shacabka ay awoodi doonaan kaliya inay magaalada kusoo laabtaan marka loo sheego.<\/p>\n<p>Bayaan uu soo dhigay barta X ee horey loogu yaqiin Twitter, ayaa afhayeenka Ciidamada Israel Jonathan Conricus wuxuu ku yiri \u201cIDF waxay ku baaqeysaa in dhammaan dadka rayidka ah laga saaro magaalada Gaza iyo guryahooda dhanka koonfureed, si ay u badbaadiyaan naftooda, una guuraan aagga koonfureed ee waadiga Gaza, iyo webiga Gaza.\u201d<\/p>\n<p>\u201cWaxaad awoodi doontaan inaad kusoo laabataan magaalada Gaza kaliya marka ogeysiis kale oo fasaxaya la sameeyo. Ha u dhowaanina aagga xayndaabka ammaanka ee dawladda Israel,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inaysan suurta-gal aheyn in tallaabo noocaas ah ay dhacdo \u201cayada oo aysan ka dhalan cawaaqbin bani\u2019aadannimo oo burbur leh.\u201d<\/p>\n<p>\u201cQaramada Midoobay waxay si adag u codsanaysaa amar kasta oo noocaas ah, haddii la xaqiijiyo, in la laalo iyada oo laga fogaanayo wax xaalad musiibo ah u beddeli kara xaalad markii horeba silac aheyd,\u201d waxaa sidaas yiri afhayeenka QM Stephane Dujarric.<\/p>\n<p>Safiirka Israel ee QM, Gilad Erdan ayaa jawaabta QM ee digniinta Israel ay siisay dadka degan Gaza ku qeexay \u201cmid ceeb ah.\u201d<\/p>\n<p>Sarkaal ka tirsan Xamas ayaa sheegay in digniinta la xiriirta Gaza ay tahay \u201cdacaayad been abuur ah,\u201d waxaana uu shacabka ugu baaqay inaysan ku kadsoomin.<\/p>\n<p>Israel ayaa wacad ku martay inay baabi\u2019in doonto kooxda Xamas oo hogaaminaysay weeraradii Sabtidii, balse duulaanka dhulka ee Gaza ayaa keenaya khatar wayn, iyadoo Xamas ay haysato la-haystayaal badan oo lagu qafaashay weerarka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Militariga Israel ayaa Jimcihii ugu baaqay dhammaan muwaadiniinta Magaalada Gaza, oo gaaraya in ka badan 1 milyan, inay 24 saac ugu guuraan koonfurta, xilli ay taankiyo soo dhoobtay meel u dhow Marinka Gaza. Tallaabadan ayaa imaneysa ayada oo ciidamada Israel ay isku diyaarinayaan howlgal dhulka ah oo ay ku qabsanayaan magaalada. \u201cHadda waa xilligii dagaalka,\u201d [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179488,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179487","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Israel oo amartay shacabka inay Magaalada Gaza uga baxaan 24 saac - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-amartay-shacabka-inay-magaalada-gaza-uga-baxaan-24-saac\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Israel oo amartay shacabka inay Magaalada Gaza uga baxaan 24 saac - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Militariga Israel ayaa Jimcihii ugu baaqay dhammaan muwaadiniinta Magaalada Gaza, oo gaaraya in ka badan 1 milyan, inay 24 saac ugu guuraan koonfurta, xilli ay taankiyo soo dhoobtay meel u dhow Marinka Gaza. Tallaabadan ayaa imaneysa ayada oo ciidamada Israel ay isku diyaarinayaan howlgal dhulka ah oo ay ku qabsanayaan magaalada. \u201cHadda waa xilligii dagaalka,\u201d [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-amartay-shacabka-inay-magaalada-gaza-uga-baxaan-24-saac\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-10-13T07:52:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/5adce83c-f8d5-47d8-b2be-939511218913-scaled.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1613\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-amartay-shacabka-inay-magaalada-gaza-uga-baxaan-24-saac\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-amartay-shacabka-inay-magaalada-gaza-uga-baxaan-24-saac\/\",\"name\":\"Israel oo amartay shacabka inay Magaalada Gaza uga baxaan 24 saac - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-amartay-shacabka-inay-magaalada-gaza-uga-baxaan-24-saac\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-amartay-shacabka-inay-magaalada-gaza-uga-baxaan-24-saac\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/5adce83c-f8d5-47d8-b2be-939511218913-scaled.webp\",\"datePublished\":\"2023-10-13T07:52:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-amartay-shacabka-inay-magaalada-gaza-uga-baxaan-24-saac\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-amartay-shacabka-inay-magaalada-gaza-uga-baxaan-24-saac\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-amartay-shacabka-inay-magaalada-gaza-uga-baxaan-24-saac\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/5adce83c-f8d5-47d8-b2be-939511218913-scaled.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/5adce83c-f8d5-47d8-b2be-939511218913-scaled.webp\",\"width\":2560,\"height\":1613},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-amartay-shacabka-inay-magaalada-gaza-uga-baxaan-24-saac\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Israel oo amartay shacabka inay Magaalada Gaza uga baxaan 24 saac\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Israel oo amartay shacabka inay Magaalada Gaza uga baxaan 24 saac - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-amartay-shacabka-inay-magaalada-gaza-uga-baxaan-24-saac\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Israel oo amartay shacabka inay Magaalada Gaza uga baxaan 24 saac - Wardoon","og_description":"Militariga Israel ayaa Jimcihii ugu baaqay dhammaan muwaadiniinta Magaalada Gaza, oo gaaraya in ka badan 1 milyan, inay 24 saac ugu guuraan koonfurta, xilli ay taankiyo soo dhoobtay meel u dhow Marinka Gaza. Tallaabadan ayaa imaneysa ayada oo ciidamada Israel ay isku diyaarinayaan howlgal dhulka ah oo ay ku qabsanayaan magaalada. \u201cHadda waa xilligii dagaalka,\u201d [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-amartay-shacabka-inay-magaalada-gaza-uga-baxaan-24-saac\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-10-13T07:52:56+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1613,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/5adce83c-f8d5-47d8-b2be-939511218913-scaled.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-amartay-shacabka-inay-magaalada-gaza-uga-baxaan-24-saac\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-amartay-shacabka-inay-magaalada-gaza-uga-baxaan-24-saac\/","name":"Israel oo amartay shacabka inay Magaalada Gaza uga baxaan 24 saac - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-amartay-shacabka-inay-magaalada-gaza-uga-baxaan-24-saac\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-amartay-shacabka-inay-magaalada-gaza-uga-baxaan-24-saac\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/5adce83c-f8d5-47d8-b2be-939511218913-scaled.webp","datePublished":"2023-10-13T07:52:56+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-amartay-shacabka-inay-magaalada-gaza-uga-baxaan-24-saac\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-amartay-shacabka-inay-magaalada-gaza-uga-baxaan-24-saac\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-amartay-shacabka-inay-magaalada-gaza-uga-baxaan-24-saac\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/5adce83c-f8d5-47d8-b2be-939511218913-scaled.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/5adce83c-f8d5-47d8-b2be-939511218913-scaled.webp","width":2560,"height":1613},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-amartay-shacabka-inay-magaalada-gaza-uga-baxaan-24-saac\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Israel oo amartay shacabka inay Magaalada Gaza uga baxaan 24 saac"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179487"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179487"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179487\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179489,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179487\/revisions\/179489"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179488"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179487"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179487"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179487"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}