{"id":179518,"date":"2023-10-16T11:08:52","date_gmt":"2023-10-16T08:08:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179518"},"modified":"2023-10-16T11:08:52","modified_gmt":"2023-10-16T08:08:52","slug":"daawo-waxaan-eersaday-dagaalkii-aan-la-galay-musuqii-ka-jiray-jaamacadda-ummadda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-eersaday-dagaalkii-aan-la-galay-musuqii-ka-jiray-jaamacadda-ummadda\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Waxaan eersaday dagaalkii aan la galay musuqii ka jiray jaamacadda Ummadda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179519\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/20231016638330192385676891.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"356\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/20231016638330192385676891.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/20231016638330192385676891-300x162.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyihii hore ee jaamacadda Ummadda, Prof Xasan Cumar Mahad alla, ayaa sheegay sababtii xilka looga qaaday in ay ahayd, dagaal uu kula jiray musuq maasuq ka dhex jiray jaamacadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Prof Xasan Cumar Mahad alla, wuxuu wareysi uu bixiyay ku sheegay ka hor intii aanan xilka laga qaadin inuu xafiiska hanti dhowrka u gudbiyay qoraal uu kaga codsanayo in baaritaan la galiyo jaamacadda Ummadda.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay shakhiyaad kamid ah masuuliyiinta jaamaccadda inay sameeyeen wax isdaba marin.<\/p>\n<p>\u201cDadkii aan kala dagaalamayay musuq maasuqa aan kala joogsiga lahayn, wallaahi waa joogaan, jaamacaddaasna iyagaa la dagaa dagaaya,\u201d ayuu yiri Pro. Mahad Alla.<\/p>\n<p>Prof Xasan wuxuu sheegay dad gudaha jaamacadda ku sugan iyo dad kaloo bannaanka jooga inay ku qaadeen dagaal, si uu faraha uga qaado musuq ka dhex jira jaamacadda Ummadda, waa siduu hadala u dhigay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Guddoomiyihii hore ee jaamacadda Ummadda ayaa wax laga weydiiyay waxa uu kala socdo, Abwaan Nageeye Cali Khaliif oo kamid ahaa barayaasha jaamacadda Ummadda, oo ku biiray ururka Alshabaab.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in uusan waxba ka ogayn kiiskaas. Wuxuuse sheegay in Nageeye uu ahaa shakhsi aad u xirxiran oo aysan is fahmi jirin inta badan. Wuxuu tilmaamay inuu marar badan dhib saday dabeecadahiisa.<\/p>\n<p>Prof Mahad Alla, wuxuu sheegay markii la waayay Nageeye inuu Booliiska nabad sugida ku war galiyay inay jaamacadda yimaadaan oo baaritaan sameeyaan, laakiin wuxuu sheegay in aan loo imaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Guddoomiyihii hore ee Jaamacadda Ummadda oo ka hadlay sababta xilka looga qaaday iyo arinta Nageeye\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/1lviZ6Rcycw\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee jaamacadda Ummadda, Prof Xasan Cumar Mahad alla, ayaa sheegay sababtii xilka looga qaaday in ay ahayd, dagaal uu kula jiray musuq maasuq ka dhex jiray jaamacadda Soomaaliyeed. Prof Xasan Cumar Mahad alla, wuxuu wareysi uu bixiyay ku sheegay ka hor intii aanan xilka laga qaadin inuu xafiiska hanti dhowrka u gudbiyay qoraal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179519,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179518","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Waxaan eersaday dagaalkii aan la galay musuqii ka jiray jaamacadda Ummadda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-eersaday-dagaalkii-aan-la-galay-musuqii-ka-jiray-jaamacadda-ummadda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Waxaan eersaday dagaalkii aan la galay musuqii ka jiray jaamacadda Ummadda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii hore ee jaamacadda Ummadda, Prof Xasan Cumar Mahad alla, ayaa sheegay sababtii xilka looga qaaday in ay ahayd, dagaal uu kula jiray musuq maasuq ka dhex jiray jaamacadda Soomaaliyeed. Prof Xasan Cumar Mahad alla, wuxuu wareysi uu bixiyay ku sheegay ka hor intii aanan xilka laga qaadin inuu xafiiska hanti dhowrka u gudbiyay qoraal [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-eersaday-dagaalkii-aan-la-galay-musuqii-ka-jiray-jaamacadda-ummadda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-10-16T08:08:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/20231016638330192385676891.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"356\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-eersaday-dagaalkii-aan-la-galay-musuqii-ka-jiray-jaamacadda-ummadda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-eersaday-dagaalkii-aan-la-galay-musuqii-ka-jiray-jaamacadda-ummadda\/\",\"name\":\"DAAWO:-Waxaan eersaday dagaalkii aan la galay musuqii ka jiray jaamacadda Ummadda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-eersaday-dagaalkii-aan-la-galay-musuqii-ka-jiray-jaamacadda-ummadda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-eersaday-dagaalkii-aan-la-galay-musuqii-ka-jiray-jaamacadda-ummadda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/20231016638330192385676891.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-10-16T08:08:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-eersaday-dagaalkii-aan-la-galay-musuqii-ka-jiray-jaamacadda-ummadda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-eersaday-dagaalkii-aan-la-galay-musuqii-ka-jiray-jaamacadda-ummadda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-eersaday-dagaalkii-aan-la-galay-musuqii-ka-jiray-jaamacadda-ummadda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/20231016638330192385676891.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/20231016638330192385676891.jpeg\",\"width\":660,\"height\":356},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-eersaday-dagaalkii-aan-la-galay-musuqii-ka-jiray-jaamacadda-ummadda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Waxaan eersaday dagaalkii aan la galay musuqii ka jiray jaamacadda Ummadda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Waxaan eersaday dagaalkii aan la galay musuqii ka jiray jaamacadda Ummadda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-eersaday-dagaalkii-aan-la-galay-musuqii-ka-jiray-jaamacadda-ummadda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Waxaan eersaday dagaalkii aan la galay musuqii ka jiray jaamacadda Ummadda - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii hore ee jaamacadda Ummadda, Prof Xasan Cumar Mahad alla, ayaa sheegay sababtii xilka looga qaaday in ay ahayd, dagaal uu kula jiray musuq maasuq ka dhex jiray jaamacadda Soomaaliyeed. Prof Xasan Cumar Mahad alla, wuxuu wareysi uu bixiyay ku sheegay ka hor intii aanan xilka laga qaadin inuu xafiiska hanti dhowrka u gudbiyay qoraal [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-eersaday-dagaalkii-aan-la-galay-musuqii-ka-jiray-jaamacadda-ummadda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-10-16T08:08:52+00:00","og_image":[{"width":660,"height":356,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/20231016638330192385676891.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-eersaday-dagaalkii-aan-la-galay-musuqii-ka-jiray-jaamacadda-ummadda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-eersaday-dagaalkii-aan-la-galay-musuqii-ka-jiray-jaamacadda-ummadda\/","name":"DAAWO:-Waxaan eersaday dagaalkii aan la galay musuqii ka jiray jaamacadda Ummadda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-eersaday-dagaalkii-aan-la-galay-musuqii-ka-jiray-jaamacadda-ummadda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-eersaday-dagaalkii-aan-la-galay-musuqii-ka-jiray-jaamacadda-ummadda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/20231016638330192385676891.jpeg","datePublished":"2023-10-16T08:08:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-eersaday-dagaalkii-aan-la-galay-musuqii-ka-jiray-jaamacadda-ummadda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-eersaday-dagaalkii-aan-la-galay-musuqii-ka-jiray-jaamacadda-ummadda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-eersaday-dagaalkii-aan-la-galay-musuqii-ka-jiray-jaamacadda-ummadda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/20231016638330192385676891.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/20231016638330192385676891.jpeg","width":660,"height":356},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-eersaday-dagaalkii-aan-la-galay-musuqii-ka-jiray-jaamacadda-ummadda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Waxaan eersaday dagaalkii aan la galay musuqii ka jiray jaamacadda Ummadda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179518"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179518"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179518\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179520,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179518\/revisions\/179520"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179519"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179518"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179518"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179518"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}