{"id":179530,"date":"2024-01-29T11:51:56","date_gmt":"2024-01-29T08:51:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179530"},"modified":"2024-01-29T11:51:56","modified_gmt":"2024-01-29T08:51:56","slug":"laba-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"Laba Wasiir oo xilka laga qaaday"},"content":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi ayaa xilka qaadis ku sameeyay maanta laba wasiir oo ka tirsana Xukuumadiisa, islamarkaana magacaabay laba kale.<\/p>\n<p>Labada wasiir ee xilka qaadista lagu sameeyay ayaa kala ah Wasiirkii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Axmed Madoobe Nuunoow iyo Wasiirkii Wasaaradda Howlaha guud iyo guriyenta Xildhibaan Ismaaciil Cabdiraxman Sheekh Bashiir.<\/p>\n<p>Raysal wasaare Xamse ayaa u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, halka Wasiirka Howlaha guud iyo guryenta uu u magacaabay Xildhibaan Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay.<\/p>\n<p>Xilka qaadista iyo magacaabista labada Wasiir ayaa kusoo beegmeysa, iyadoo wali ay banaan yihiin boosaska saddex Wasaaradood oo ka mid ah Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasaaradaha wali ka banaan Xukuumadda Soomaaliya ayaa kala ah Wasaaraddaha arrimaha Dibadda, Amniga Gudaha iyo Wasaaradda Haweenka iyo Qoyska oo ay dhawaan ka geeriyootay Khadiijo Maxamed Diiriye, lamana oga sababta wali boosaskaasi loo magacaabi la&#8217;yahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi ayaa xilka qaadis ku sameeyay maanta laba wasiir oo ka tirsana Xukuumadiisa, islamarkaana magacaabay laba kale. Labada wasiir ee xilka qaadista lagu sameeyay ayaa kala ah Wasiirkii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Axmed Madoobe Nuunoow iyo Wasiirkii Wasaaradda Howlaha guud iyo guriyenta Xildhibaan Ismaaciil Cabdiraxman Sheekh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165677,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179530","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Laba Wasiir oo xilka laga qaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Laba Wasiir oo xilka laga qaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi ayaa xilka qaadis ku sameeyay maanta laba wasiir oo ka tirsana Xukuumadiisa, islamarkaana magacaabay laba kale. Labada wasiir ee xilka qaadista lagu sameeyay ayaa kala ah Wasiirkii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Axmed Madoobe Nuunoow iyo Wasiirkii Wasaaradda Howlaha guud iyo guriyenta Xildhibaan Ismaaciil Cabdiraxman Sheekh [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-01-29T08:51:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/breakin-news.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"900\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"name\":\"Laba Wasiir oo xilka laga qaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/breakin-news.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-01-29T08:51:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/breakin-news.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/breakin-news.jpeg\",\"width\":1200,\"height\":900},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Laba Wasiir oo xilka laga qaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Laba Wasiir oo xilka laga qaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Laba Wasiir oo xilka laga qaaday - Wardoon","og_description":"Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi ayaa xilka qaadis ku sameeyay maanta laba wasiir oo ka tirsana Xukuumadiisa, islamarkaana magacaabay laba kale. Labada wasiir ee xilka qaadista lagu sameeyay ayaa kala ah Wasiirkii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Axmed Madoobe Nuunoow iyo Wasiirkii Wasaaradda Howlaha guud iyo guriyenta Xildhibaan Ismaaciil Cabdiraxman Sheekh [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-01-29T08:51:56+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":900,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/breakin-news.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/","name":"Laba Wasiir oo xilka laga qaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/breakin-news.jpeg","datePublished":"2024-01-29T08:51:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/breakin-news.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/breakin-news.jpeg","width":1200,"height":900},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Laba Wasiir oo xilka laga qaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179530"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179530"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179530\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179531,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179530\/revisions\/179531"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165677"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179530"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179530"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179530"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}