{"id":179532,"date":"2024-01-29T11:54:58","date_gmt":"2024-01-29T08:54:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179532"},"modified":"2024-01-29T11:54:58","modified_gmt":"2024-01-29T08:54:58","slug":"golaha-ammaanka-oo-kulan-degdeg-ah-ka-yeelanaya-muranka-soomaaliya-iyo-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-degdeg-ah-ka-yeelanaya-muranka-soomaaliya-iyo-itoobiya\/","title":{"rendered":"Golaha Ammaanka oo kulan degdeg ah ka yeelanaya muranka Soomaaliya iyo Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179533\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/2024129638420873759549925.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"382\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/2024129638420873759549925.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/2024129638420873759549925-300x174.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inuu qabto kulan degdeg ah oo looga hadlayo arrimaha xaaladda Geeska Afrika.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa daba socda xiisadaha sii kordhaya ee ka dhashay heshiiska dowladda Ethiopia ay la gashay maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysay Ethiopia inay ku xad-gudubtayy madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya, taasoo khatar ku ah sida ay Soomaaliya sheegtay xasiloonida gobolka geeska Afrika.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa dhawaan golaha ammaanka ugu baaqay inay kulan ka yeeshaan oo ay ka hor yimaadaan xad gudubka Ethiopia ku sameysay madax bannaanida jamhuuriyadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Si kastaba ahaatee, Ururada caalamiga ah sida Midowga Yurub (EU) wuxuu horey ugu baaqay in la ixtiraamo midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyadoo la raacayo dastuurkeeda, Axdiga Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Ururka Iskaashiga Islaamka iyo Jaamacadda Carabta ayaa iyaguna aragtiyo isku mid ah ka dhiibtay, iyagoo sheegay in loo baahan yahay &#8216;in la dhowro qawaaniinta iyo mabaadi&#8217;da xiriirka deris wanaagga&#8217; iyo &#8216;in la ixtiraamo madax-bannaanida dalalka dariska ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inuu qabto kulan degdeg ah oo looga hadlayo arrimaha xaaladda Geeska Afrika. Kulankan ayaa daba socda xiisadaha sii kordhaya ee ka dhashay heshiiska dowladda Ethiopia ay la gashay maamulka Somaliland. Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysay Ethiopia inay ku xad-gudubtayy madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya, taasoo khatar ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179533,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179532","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Golaha Ammaanka oo kulan degdeg ah ka yeelanaya muranka Soomaaliya iyo Itoobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-degdeg-ah-ka-yeelanaya-muranka-soomaaliya-iyo-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Golaha Ammaanka oo kulan degdeg ah ka yeelanaya muranka Soomaaliya iyo Itoobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inuu qabto kulan degdeg ah oo looga hadlayo arrimaha xaaladda Geeska Afrika. Kulankan ayaa daba socda xiisadaha sii kordhaya ee ka dhashay heshiiska dowladda Ethiopia ay la gashay maamulka Somaliland. Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysay Ethiopia inay ku xad-gudubtayy madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya, taasoo khatar ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-degdeg-ah-ka-yeelanaya-muranka-soomaaliya-iyo-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-01-29T08:54:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/2024129638420873759549925.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"382\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-degdeg-ah-ka-yeelanaya-muranka-soomaaliya-iyo-itoobiya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-degdeg-ah-ka-yeelanaya-muranka-soomaaliya-iyo-itoobiya\/\",\"name\":\"Golaha Ammaanka oo kulan degdeg ah ka yeelanaya muranka Soomaaliya iyo Itoobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-degdeg-ah-ka-yeelanaya-muranka-soomaaliya-iyo-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-degdeg-ah-ka-yeelanaya-muranka-soomaaliya-iyo-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/2024129638420873759549925.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-01-29T08:54:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-degdeg-ah-ka-yeelanaya-muranka-soomaaliya-iyo-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-degdeg-ah-ka-yeelanaya-muranka-soomaaliya-iyo-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-degdeg-ah-ka-yeelanaya-muranka-soomaaliya-iyo-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/2024129638420873759549925.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/2024129638420873759549925.jpeg\",\"width\":660,\"height\":382},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-degdeg-ah-ka-yeelanaya-muranka-soomaaliya-iyo-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Golaha Ammaanka oo kulan degdeg ah ka yeelanaya muranka Soomaaliya iyo Itoobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Golaha Ammaanka oo kulan degdeg ah ka yeelanaya muranka Soomaaliya iyo Itoobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-degdeg-ah-ka-yeelanaya-muranka-soomaaliya-iyo-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Golaha Ammaanka oo kulan degdeg ah ka yeelanaya muranka Soomaaliya iyo Itoobiya - Wardoon","og_description":"Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inuu qabto kulan degdeg ah oo looga hadlayo arrimaha xaaladda Geeska Afrika. Kulankan ayaa daba socda xiisadaha sii kordhaya ee ka dhashay heshiiska dowladda Ethiopia ay la gashay maamulka Somaliland. Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysay Ethiopia inay ku xad-gudubtayy madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya, taasoo khatar ku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-degdeg-ah-ka-yeelanaya-muranka-soomaaliya-iyo-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-01-29T08:54:58+00:00","og_image":[{"width":660,"height":382,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/2024129638420873759549925.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-degdeg-ah-ka-yeelanaya-muranka-soomaaliya-iyo-itoobiya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-degdeg-ah-ka-yeelanaya-muranka-soomaaliya-iyo-itoobiya\/","name":"Golaha Ammaanka oo kulan degdeg ah ka yeelanaya muranka Soomaaliya iyo Itoobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-degdeg-ah-ka-yeelanaya-muranka-soomaaliya-iyo-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-degdeg-ah-ka-yeelanaya-muranka-soomaaliya-iyo-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/2024129638420873759549925.jpeg","datePublished":"2024-01-29T08:54:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-degdeg-ah-ka-yeelanaya-muranka-soomaaliya-iyo-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-degdeg-ah-ka-yeelanaya-muranka-soomaaliya-iyo-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-degdeg-ah-ka-yeelanaya-muranka-soomaaliya-iyo-itoobiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/2024129638420873759549925.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/2024129638420873759549925.jpeg","width":660,"height":382},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-degdeg-ah-ka-yeelanaya-muranka-soomaaliya-iyo-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Golaha Ammaanka oo kulan degdeg ah ka yeelanaya muranka Soomaaliya iyo Itoobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179532"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179532"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179532\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179534,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179532\/revisions\/179534"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179533"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179532"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179532"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179532"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}