{"id":179538,"date":"2024-01-29T12:04:43","date_gmt":"2024-01-29T09:04:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179538"},"modified":"2024-01-29T12:04:43","modified_gmt":"2024-01-29T09:04:43","slug":"maraykanaka-oo-askar-badan-laga-dilay-kuwo-badane-laga-dhaawacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanaka-oo-askar-badan-laga-dilay-kuwo-badane-laga-dhaawacay\/","title":{"rendered":"Maraykanaka oo askar badan laga dilay kuwo badane laga dhaawacay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179539\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/maxresdefault.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/maxresdefault.jpeg 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/maxresdefault-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/maxresdefault-1024x576.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/maxresdefault-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/maxresdefault-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/maxresdefault-1068x601.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/maxresdefault-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Saddex askari oo Maraykan ah ayaa la dilay in ka badan 30 kale oo ka tirsan ciidamada Maraykankana waa ku dhaawacmeen ka dib markii dagaalyahanno la tuhunsan yahay inay taageerto Iran ay weerar diyaaradeed ku qaadeen saldhig yar oo Maraykanku ku leeyahay dalka Urdun, sida ay sheegeen saraakiil Maraykan ah.<\/p>\n<p>Diyaaradan oo nooca aan duuliyaha lahayn ah ayaa ku degtay meel u dhow xaafado ku yaalla saldhigga, oo ku dhaca meel u dhow xadka Suuriya, sida ay sheegeen laba sarkaal oo Maraykan ah.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 30 ka mid ah askarta ayaa loo daad gureeyay si loogu dabiibo, sida ay saraakiishu sheegeen, waxaana la filayaa in tirada dhaawaca ay sii korodho iyadoo askar badan ay daweyn raadsanayaan.<\/p>\n<p>Dhimashada askarta Mareykanka ayaa ah tii ugu horreysay ee saldhigyada Mareykanka ee Bariga Dhexe tan iyo markii uu bilowday dagaalka Gaza, iyadoo Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu wacad ku maray in lala xisaabtami doono kuwa mas\u2019uulka ka ah<\/p>\n<p>Weerarkan ayaa yimid ka dib toddobaadyo uu Maraykanku diiradda saarayay ka hortagga dagaal ku fida gobolka.<\/p>\n<p>Weerarkan ayaa ka dhacay Tower 22, oo ah saldhig yar oo u dhow xudduudda Suuriya. Ciidamada Mareykanka ee ku sugan xerada ayaa halkaas u jooga qayb ka mid ah \u201ctalo-bixinta iyo caawinta\u201d howlgalka Jordan.<\/p>\n<p>Ma cadda sababta ay difaacyada hawadu ugu guul-darreysteen inay ka hortagaan diyaaradda aan duuliyaha lahayn, taasoo u muuqata inuu yahay weerarkii ugu horreeyay ee la ogaado ee lagu qaado Tower 22 tan iyo markii weerarrada lagu qaaday ciidamada Maraykanka iyo kuwa isbahaysiga ay billawdeen 17-kii Oktoobar.<\/p>\n<p>Biden ayaa loo sheegay dhimashada weerarkan isagoo ku sugan South Carolina, halkaas oo uu u joogo ololaha doorashada muddo xileedkiisa labaad<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa sidoo kale bayaan ka soo saartay sheegtay in iyada iyo seygeeda ay u baroor diiqayaan askartii lagu dilay Weerarkan<\/p>\n<p>Waxaa jiray weeraro badan oo lagu qaaday ciidamada Maraykanka iyo kuwa isbahaysiga ee Ciraaq iyo Suuriya dhawaan, taasoo keentay tobanaan dhaawacyo ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saddex askari oo Maraykan ah ayaa la dilay in ka badan 30 kale oo ka tirsan ciidamada Maraykankana waa ku dhaawacmeen ka dib markii dagaalyahanno la tuhunsan yahay inay taageerto Iran ay weerar diyaaradeed ku qaadeen saldhig yar oo Maraykanku ku leeyahay dalka Urdun, sida ay sheegeen saraakiil Maraykan ah. Diyaaradan oo nooca aan duuliyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179539,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179538","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maraykanaka oo askar badan laga dilay kuwo badane laga dhaawacay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanaka-oo-askar-badan-laga-dilay-kuwo-badane-laga-dhaawacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maraykanaka oo askar badan laga dilay kuwo badane laga dhaawacay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Saddex askari oo Maraykan ah ayaa la dilay in ka badan 30 kale oo ka tirsan ciidamada Maraykankana waa ku dhaawacmeen ka dib markii dagaalyahanno la tuhunsan yahay inay taageerto Iran ay weerar diyaaradeed ku qaadeen saldhig yar oo Maraykanku ku leeyahay dalka Urdun, sida ay sheegeen saraakiil Maraykan ah. Diyaaradan oo nooca aan duuliyaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanaka-oo-askar-badan-laga-dilay-kuwo-badane-laga-dhaawacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-01-29T09:04:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/maxresdefault.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanaka-oo-askar-badan-laga-dilay-kuwo-badane-laga-dhaawacay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanaka-oo-askar-badan-laga-dilay-kuwo-badane-laga-dhaawacay\/\",\"name\":\"Maraykanaka oo askar badan laga dilay kuwo badane laga dhaawacay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanaka-oo-askar-badan-laga-dilay-kuwo-badane-laga-dhaawacay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanaka-oo-askar-badan-laga-dilay-kuwo-badane-laga-dhaawacay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/maxresdefault.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-01-29T09:04:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanaka-oo-askar-badan-laga-dilay-kuwo-badane-laga-dhaawacay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanaka-oo-askar-badan-laga-dilay-kuwo-badane-laga-dhaawacay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanaka-oo-askar-badan-laga-dilay-kuwo-badane-laga-dhaawacay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/maxresdefault.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/maxresdefault.jpeg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanaka-oo-askar-badan-laga-dilay-kuwo-badane-laga-dhaawacay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maraykanaka oo askar badan laga dilay kuwo badane laga dhaawacay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maraykanaka oo askar badan laga dilay kuwo badane laga dhaawacay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanaka-oo-askar-badan-laga-dilay-kuwo-badane-laga-dhaawacay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maraykanaka oo askar badan laga dilay kuwo badane laga dhaawacay - Wardoon","og_description":"Saddex askari oo Maraykan ah ayaa la dilay in ka badan 30 kale oo ka tirsan ciidamada Maraykankana waa ku dhaawacmeen ka dib markii dagaalyahanno la tuhunsan yahay inay taageerto Iran ay weerar diyaaradeed ku qaadeen saldhig yar oo Maraykanku ku leeyahay dalka Urdun, sida ay sheegeen saraakiil Maraykan ah. Diyaaradan oo nooca aan duuliyaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanaka-oo-askar-badan-laga-dilay-kuwo-badane-laga-dhaawacay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-01-29T09:04:43+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/maxresdefault.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanaka-oo-askar-badan-laga-dilay-kuwo-badane-laga-dhaawacay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanaka-oo-askar-badan-laga-dilay-kuwo-badane-laga-dhaawacay\/","name":"Maraykanaka oo askar badan laga dilay kuwo badane laga dhaawacay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanaka-oo-askar-badan-laga-dilay-kuwo-badane-laga-dhaawacay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanaka-oo-askar-badan-laga-dilay-kuwo-badane-laga-dhaawacay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/maxresdefault.jpeg","datePublished":"2024-01-29T09:04:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanaka-oo-askar-badan-laga-dilay-kuwo-badane-laga-dhaawacay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanaka-oo-askar-badan-laga-dilay-kuwo-badane-laga-dhaawacay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanaka-oo-askar-badan-laga-dilay-kuwo-badane-laga-dhaawacay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/maxresdefault.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/maxresdefault.jpeg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanaka-oo-askar-badan-laga-dilay-kuwo-badane-laga-dhaawacay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maraykanaka oo askar badan laga dilay kuwo badane laga dhaawacay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179538"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179538"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179538\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179540,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179538\/revisions\/179540"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179539"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179538"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179538"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179538"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}