{"id":179566,"date":"2024-02-03T13:19:28","date_gmt":"2024-02-03T10:19:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179566"},"modified":"2024-02-03T13:20:14","modified_gmt":"2024-02-03T10:20:14","slug":"daawo-baarlamaanka-oo-kadooday-kiiska-gabadhii-lagu-gubay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-kadooday-kiiska-gabadhii-lagu-gubay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Daawo: Baarlamaanka oo kadooday kiiska gabadhii lagu gubay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179567\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-10.18.25.png\" alt=\"\" width=\"1398\" height=\"1072\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-10.18.25.png 1398w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-10.18.25-300x230.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-10.18.25-1024x785.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-10.18.25-768x589.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-10.18.25-696x534.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-10.18.25-1068x819.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-10.18.25-548x420.png 548w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-10.18.25-80x60.png 80w\" sizes=\"(max-width: 1398px) 100vw, 1398px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay dhacdadiid argagaxa laheyd ee lagu gubay marxuumad Luul Cabdicasiis oo seygeeda uu si arxan darro ah ugu dilay Muqdisho.<\/p>\n<p>Xildhibaannada ayaa dalbaday in si deg deg loo soo qabto eedeysanaha oo lagu magacaabop Sayd Cali Macallin Daa\u2019uud, kaas oo baxsad ka ah laamaha amniga.<\/p>\n<p>Cabdiqaadir Sheekh Cali (Baraka) oo kamid ah xubnaha ka hadlay falkan ayaa sheegay in Booliska looga fadhiyo soo qabashada eedeysanaha, si cadaalad loo horkeeno.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa la rabaa haddii ay dhacdo dhacdo Booliska Soomaaliyeed waa in ay si deg deg ah uga hortegaan oo ay soo qabteen ninka gaysta fal dambiyeedka, waxaa nagu maqaalo ah ilaa hada inaan lasoo qaban qofka dambiga gaystay\u201dayuu yiri xildhibaan Cabdulqaadir Baraka.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasu kusii daray \u201cIn la sameeyo ka horteg ayaan rabnaa iyo wacyigelin in bulshada loo sameeyo\u201d.<\/p>\n<p>Xildhibaan Nasro Sheekh Mahdi oo kamid ah Golaha Shacabka ayaa sheegtay in gabdhaha Soomaaliyeed loo soo dhigtay, isla markaana uu sii kordhay tacaddiyada loo gaysanayo, ayada oo soo hadal qaaday dhacdii labaad ee Qoryooley oo nin kale xaaskiisa uu ku dilay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rabnaa hay\u2019adaha ku shaqada leh ee amniga inay sida ugu dhaqsiyaha badan kusoo qabtaan ninka dambiilaha ah ee gubay gabadha Soomaaliyeed, waxaan leeyahay gabdhihii waa lasoo dhigtay waa in cadaalad ay helaan gabdhaha\u201d. ayay tiri Nasro.<\/p>\n<p>Dhankiisa Xildhibaan Maxamed Cabdiraxmaan Nadiif ayaa isna dowladda ugu baaqay inay kafaalo qaado nolosha carruurta agoonta ah ee ay ka geeriyootay Luul Cabdicasiis.<\/p>\n<p>\u201cXuquuqda iyo xanaanaynta caruurtii ay ka tagtay Gabdhii uu ninkeeda dilay, Dowladduna waa in ay la wareegtaa cadaaladana ay horkeentaa Dambiilaha dilay\u201d ayuu yiri Nadiif.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F412369897802189%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay dhacdadiid argagaxa laheyd ee lagu gubay marxuumad Luul Cabdicasiis oo seygeeda uu si arxan darro ah ugu dilay Muqdisho. Xildhibaannada ayaa dalbaday in si deg deg loo soo qabto eedeysanaha oo lagu magacaabop Sayd Cali Macallin Daa\u2019uud, kaas oo baxsad ka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179567,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179566","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Baarlamaanka oo kadooday kiiska gabadhii lagu gubay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-kadooday-kiiska-gabadhii-lagu-gubay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Baarlamaanka oo kadooday kiiska gabadhii lagu gubay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay dhacdadiid argagaxa laheyd ee lagu gubay marxuumad Luul Cabdicasiis oo seygeeda uu si arxan darro ah ugu dilay Muqdisho. Xildhibaannada ayaa dalbaday in si deg deg loo soo qabto eedeysanaha oo lagu magacaabop Sayd Cali Macallin Daa\u2019uud, kaas oo baxsad ka ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-kadooday-kiiska-gabadhii-lagu-gubay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-03T10:19:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-02-03T10:20:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-10.18.25-1024x785.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"785\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-kadooday-kiiska-gabadhii-lagu-gubay-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-kadooday-kiiska-gabadhii-lagu-gubay-muqdisho\/\",\"name\":\"Daawo: Baarlamaanka oo kadooday kiiska gabadhii lagu gubay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-kadooday-kiiska-gabadhii-lagu-gubay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-kadooday-kiiska-gabadhii-lagu-gubay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-10.18.25.png\",\"datePublished\":\"2024-02-03T10:19:28+00:00\",\"dateModified\":\"2024-02-03T10:20:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-kadooday-kiiska-gabadhii-lagu-gubay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-kadooday-kiiska-gabadhii-lagu-gubay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-kadooday-kiiska-gabadhii-lagu-gubay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-10.18.25.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-10.18.25.png\",\"width\":1398,\"height\":1072},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-kadooday-kiiska-gabadhii-lagu-gubay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Baarlamaanka oo kadooday kiiska gabadhii lagu gubay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Baarlamaanka oo kadooday kiiska gabadhii lagu gubay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-kadooday-kiiska-gabadhii-lagu-gubay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Baarlamaanka oo kadooday kiiska gabadhii lagu gubay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay dhacdadiid argagaxa laheyd ee lagu gubay marxuumad Luul Cabdicasiis oo seygeeda uu si arxan darro ah ugu dilay Muqdisho. Xildhibaannada ayaa dalbaday in si deg deg loo soo qabto eedeysanaha oo lagu magacaabop Sayd Cali Macallin Daa\u2019uud, kaas oo baxsad ka ah [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-kadooday-kiiska-gabadhii-lagu-gubay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-03T10:19:28+00:00","article_modified_time":"2024-02-03T10:20:14+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":785,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-10.18.25-1024x785.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-kadooday-kiiska-gabadhii-lagu-gubay-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-kadooday-kiiska-gabadhii-lagu-gubay-muqdisho\/","name":"Daawo: Baarlamaanka oo kadooday kiiska gabadhii lagu gubay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-kadooday-kiiska-gabadhii-lagu-gubay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-kadooday-kiiska-gabadhii-lagu-gubay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-10.18.25.png","datePublished":"2024-02-03T10:19:28+00:00","dateModified":"2024-02-03T10:20:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-kadooday-kiiska-gabadhii-lagu-gubay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-kadooday-kiiska-gabadhii-lagu-gubay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-kadooday-kiiska-gabadhii-lagu-gubay-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-10.18.25.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-10.18.25.png","width":1398,"height":1072},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-kadooday-kiiska-gabadhii-lagu-gubay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Baarlamaanka oo kadooday kiiska gabadhii lagu gubay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179566"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179566"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179566\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179568,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179566\/revisions\/179568"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179567"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179566"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179566"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179566"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}