{"id":179569,"date":"2024-02-03T21:21:02","date_gmt":"2024-02-03T18:21:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179569"},"modified":"2024-02-03T21:21:02","modified_gmt":"2024-02-03T18:21:02","slug":"nin-ka-tirsan-al-shabaab-oo-loo-ogolaaday-inuu-ku-noolaado-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-ka-tirsan-al-shabaab-oo-loo-ogolaaday-inuu-ku-noolaado-mareykanka\/","title":{"rendered":"Nin ka tirsan Al-Shabaab oo loo ogolaaday inuu ku noolaado Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179570\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/flag-75047_1920.jpeg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1010\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/flag-75047_1920.jpeg 1920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/flag-75047_1920-300x158.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/flag-75047_1920-1024x539.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/flag-75047_1920-768x404.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/flag-75047_1920-1536x808.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/flag-75047_1920-696x366.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/flag-75047_1920-1068x562.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/flag-75047_1920-798x420.jpeg 798w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/p>\n<p>Ku simaha agaasimaha Waaxda Socdaalka iyo Dhaqangelinta Canshuuraha ee Mareykanka (ICE), Patrick Lechleitner, ayaa shaaca ka qaaday in xubin ka tirsan kooxda Al-Shabaab ee dagaalanta Soomaaliya loo oggolaaday in uu si xor ah u dhex noolaado gudaha Mareykanka ku dhawaad sanad kaddib markii laga soo qabtay xuduudka koonfureed ee dalkaas.<\/p>\n<p>Ninkaan oo la sheegay inuu ahaa 27 jir Soomaali ah oo aan la magacaabin, ayaa markii hore lagu xiray meel u dhow San Ysidro 2023, kaddib markii uu si sharci darro ah ugasoo gudbay xaduudka.<\/p>\n<p>In kasta oo ay isla markiiba xabsiga u taxaabeen Ilaalada Xuduudaha ee Maraykanka, ayaa horseeday in markii dambe lagu sii daayo gudaha Maraykanka.<\/p>\n<p>Warbaahinta Maraykanka ayaa qoraysa in ninkan uu ku lug lahaa isticmaalka, samaynta, iyo rarista walxaha qarxa iyo hubka.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda socdaalka iyo canshuuraha Maraykanka ayaa markii dambe qaadday tillaabo lagu soo xidhay ninkan 48 saacadood gudahooda ka dib markii warkan uu soo baxay.<\/p>\n<p>Dhacdadani waxa ay dhaleecayn xooggan kala kulantay dadka siyaasadda u dhuun daloola.<\/p>\n<p>&#8220;Waa wax aan la aqbali karin in Waaxda Amniga Gudaha ay si qalad ah ugu ogolaatay argagixsadan in uu dalkeenna soo galo isaga oo sii mara xudduudda koonfureed ka dib markii la ogaaday in uu ku jiro liiska argagixisada,&#8221; ayaa lagu yiri warqad kasoo baxday Aqalka Aqlabiyadda iyo jamhuuriga.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa la kulmay kororka shaqsiyaadka ku jira liiska argagixisada ee isku dayaya inay ka gudbaan xuduudihiisa, iyadoo mas&#8217;uuliyiintu ay qabteen 172 tuhmane tan iyo sanadkii 2023.<\/p>\n<p>Xaaladdan ayaa hoosta ka xariiqaysa caqabadaha hortaagan ammaanka xuduudaha Maraykanka iyo fulinta socdaalka, gaar ahaan xaaladda argagixisada caalamiga ah.<\/p>\n<p>Bishii Disembar 2023, saraakiisha dalka Costa Rica ayaa waxay xireen Cali Cabdinuur Axmed, oo ahaa Soomaali xiriir la leh Al-Shabaab, waxaana lagu xiray meel u dhow xudduudda dalka Panama.<\/p>\n<p>Horaantii sanadkii 2023, Costa Rica ayaa xirtay oo masaafurisay Luthman Warsame Faarax, oo ahaa wiilka ugu weyn hogaamiyaha sare ee al-Shabaab, kaas oo dalkaas ku joogay aqoonsi been abuur ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku simaha agaasimaha Waaxda Socdaalka iyo Dhaqangelinta Canshuuraha ee Mareykanka (ICE), Patrick Lechleitner, ayaa shaaca ka qaaday in xubin ka tirsan kooxda Al-Shabaab ee dagaalanta Soomaaliya loo oggolaaday in uu si xor ah u dhex noolaado gudaha Mareykanka ku dhawaad sanad kaddib markii laga soo qabtay xuduudka koonfureed ee dalkaas. Ninkaan oo la sheegay inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179570,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179569","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nin ka tirsan Al-Shabaab oo loo ogolaaday inuu ku noolaado Mareykanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-ka-tirsan-al-shabaab-oo-loo-ogolaaday-inuu-ku-noolaado-mareykanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nin ka tirsan Al-Shabaab oo loo ogolaaday inuu ku noolaado Mareykanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ku simaha agaasimaha Waaxda Socdaalka iyo Dhaqangelinta Canshuuraha ee Mareykanka (ICE), Patrick Lechleitner, ayaa shaaca ka qaaday in xubin ka tirsan kooxda Al-Shabaab ee dagaalanta Soomaaliya loo oggolaaday in uu si xor ah u dhex noolaado gudaha Mareykanka ku dhawaad sanad kaddib markii laga soo qabtay xuduudka koonfureed ee dalkaas. Ninkaan oo la sheegay inuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-ka-tirsan-al-shabaab-oo-loo-ogolaaday-inuu-ku-noolaado-mareykanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-03T18:21:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/flag-75047_1920.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1010\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-ka-tirsan-al-shabaab-oo-loo-ogolaaday-inuu-ku-noolaado-mareykanka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-ka-tirsan-al-shabaab-oo-loo-ogolaaday-inuu-ku-noolaado-mareykanka\/\",\"name\":\"Nin ka tirsan Al-Shabaab oo loo ogolaaday inuu ku noolaado Mareykanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-ka-tirsan-al-shabaab-oo-loo-ogolaaday-inuu-ku-noolaado-mareykanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-ka-tirsan-al-shabaab-oo-loo-ogolaaday-inuu-ku-noolaado-mareykanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/flag-75047_1920.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-02-03T18:21:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-ka-tirsan-al-shabaab-oo-loo-ogolaaday-inuu-ku-noolaado-mareykanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-ka-tirsan-al-shabaab-oo-loo-ogolaaday-inuu-ku-noolaado-mareykanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-ka-tirsan-al-shabaab-oo-loo-ogolaaday-inuu-ku-noolaado-mareykanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/flag-75047_1920.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/flag-75047_1920.jpeg\",\"width\":1920,\"height\":1010},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-ka-tirsan-al-shabaab-oo-loo-ogolaaday-inuu-ku-noolaado-mareykanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nin ka tirsan Al-Shabaab oo loo ogolaaday inuu ku noolaado Mareykanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nin ka tirsan Al-Shabaab oo loo ogolaaday inuu ku noolaado Mareykanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-ka-tirsan-al-shabaab-oo-loo-ogolaaday-inuu-ku-noolaado-mareykanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nin ka tirsan Al-Shabaab oo loo ogolaaday inuu ku noolaado Mareykanka - Wardoon","og_description":"Ku simaha agaasimaha Waaxda Socdaalka iyo Dhaqangelinta Canshuuraha ee Mareykanka (ICE), Patrick Lechleitner, ayaa shaaca ka qaaday in xubin ka tirsan kooxda Al-Shabaab ee dagaalanta Soomaaliya loo oggolaaday in uu si xor ah u dhex noolaado gudaha Mareykanka ku dhawaad sanad kaddib markii laga soo qabtay xuduudka koonfureed ee dalkaas. Ninkaan oo la sheegay inuu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-ka-tirsan-al-shabaab-oo-loo-ogolaaday-inuu-ku-noolaado-mareykanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-03T18:21:02+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1010,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/flag-75047_1920.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-ka-tirsan-al-shabaab-oo-loo-ogolaaday-inuu-ku-noolaado-mareykanka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-ka-tirsan-al-shabaab-oo-loo-ogolaaday-inuu-ku-noolaado-mareykanka\/","name":"Nin ka tirsan Al-Shabaab oo loo ogolaaday inuu ku noolaado Mareykanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-ka-tirsan-al-shabaab-oo-loo-ogolaaday-inuu-ku-noolaado-mareykanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-ka-tirsan-al-shabaab-oo-loo-ogolaaday-inuu-ku-noolaado-mareykanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/flag-75047_1920.jpeg","datePublished":"2024-02-03T18:21:02+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-ka-tirsan-al-shabaab-oo-loo-ogolaaday-inuu-ku-noolaado-mareykanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-ka-tirsan-al-shabaab-oo-loo-ogolaaday-inuu-ku-noolaado-mareykanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-ka-tirsan-al-shabaab-oo-loo-ogolaaday-inuu-ku-noolaado-mareykanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/flag-75047_1920.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/flag-75047_1920.jpeg","width":1920,"height":1010},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-ka-tirsan-al-shabaab-oo-loo-ogolaaday-inuu-ku-noolaado-mareykanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nin ka tirsan Al-Shabaab oo loo ogolaaday inuu ku noolaado Mareykanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179569"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179569"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179569\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179571,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179569\/revisions\/179571"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179570"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179569"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179569"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179569"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}