{"id":179601,"date":"2024-02-04T02:26:22","date_gmt":"2024-02-03T23:26:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179601"},"modified":"2024-02-04T02:26:22","modified_gmt":"2024-02-03T23:26:22","slug":"ninka-xaaskiisa-gubay-muqdisho-kuma-sugna-garoonkana-kama-dhoofin-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-xaaskiisa-gubay-muqdisho-kuma-sugna-garoonkana-kama-dhoofin-video\/","title":{"rendered":"\u201d Ninka Xaaskiisa Gubay Muqdisho kuma sugna Garoonkana kama dhoofin\u201d +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179602\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-23.24.49.png\" alt=\"\" width=\"1406\" height=\"806\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-23.24.49.png 1406w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-23.24.49-300x172.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-23.24.49-1024x587.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-23.24.49-768x440.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-23.24.49-696x399.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-23.24.49-1068x612.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-23.24.49-733x420.png 733w\" sizes=\"(max-width: 1406px) 100vw, 1406px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa shaaciyay xog ku aadan halka uu joogo ninka baxsadka ah ee xaaskiisa ku gubay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Yabooh oo wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Universal ayaa xaqiijiyay in eedeysanaha uusan haatan ku sugneyn Muqdisho, isaga oo xusay in uu joogo gobollada dhexe.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu beeniyay in ninkaasi uu ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, sida horay loogu sheegay warar soo baxayay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rabaa inaan ku xaqiijiyo ninkaas inuu hadda joogin magaaalada Muqdisho, uuna ka baxay dhowr maalmood kahor, waxaan arkaayay meelo ay ku qoran tahay garoonka ayuu ka baxay ninkaasi garoonka kama uusan bixin dhulkuu ku baxay, haddana gobollada dhexe meelo kamid ah ayuu joogaa\u201d ayuu yiri guddoomiye Maxamed Yabooh.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenku wuxuu sheegay in eedeysane Sayd Cali Macallin Daa\u2019uud uu Xamar ka baxay maaln kadib markii uu dhibka gaystay, isla markaana mar dambe la ogaaday.<\/p>\n<p>\u201cQofka haddii baaritaan lagu haayo ogaashihiisa waa kasii duwan tahay Sayd Cali Muqdisho ma joogo, dhowr maalmood kahor ayuusan joogin, sida ay xogta nagu soo gaareyso isla markiiba maalin kadib magaalada waa uu ka baxay\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in laamaha amniga ay sameeyeen dadaal xoogan, welina uu socdo baaritaanka lagu hayo eedeysanaha, si loo soo qabto.<\/p>\n<p>\u201c24-kii saac ee ugu dambeysay ayaan dadaal ku bixineynay, haddana weli juhdiga waa socdaa, marka dhacdadaas waxaa waayay waa mid aan aad uga xunahay\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Booliska Soomaaliyeed ayaa dhankiisa sheegay in la rumeysan in ninkan uu u baxsaday gobollada dalka, kadib markii uu dhibaatada ka gaystay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cEedeysane Sayid-cali Macalin Daa\u2019uud oo ku eedeysan in uu 26 Jan 2024 gubay xaaskiisii Marxuumad Luul Shiikh Cabdi Jaziira, isla markaana baxsaday. Baadi goobka eedeysanaha ayaa ka socda Caasimada iyo Gobolada dalka oo la rumeysanyahay inuu u baxsaday\u201d ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay taliska booliska Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Si kastaba, falkan argagaxa leh ayaa dhaliyay carro xoogan, waxaana weli cadaalad dalbanaya ehellada marxuumadda oo sheegay in aan la aasi doonin inta laga soo qabanayo ninka gubay, waxaa sidoo kale arrintaan si kulul uga hadlay baarlamaanka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F1086518586132524%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa shaaciyay xog ku aadan halka uu joogo ninka baxsadka ah ee xaaskiisa ku gubay magaalada Muqdisho. Yabooh oo wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Universal ayaa xaqiijiyay in eedeysanaha uusan haatan ku sugneyn Muqdisho, isaga oo xusay in uu joogo gobollada dhexe. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179602,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179601","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>\u201d Ninka Xaaskiisa Gubay Muqdisho kuma sugna Garoonkana kama dhoofin\u201d +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-xaaskiisa-gubay-muqdisho-kuma-sugna-garoonkana-kama-dhoofin-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"\u201d Ninka Xaaskiisa Gubay Muqdisho kuma sugna Garoonkana kama dhoofin\u201d +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa shaaciyay xog ku aadan halka uu joogo ninka baxsadka ah ee xaaskiisa ku gubay magaalada Muqdisho. Yabooh oo wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Universal ayaa xaqiijiyay in eedeysanaha uusan haatan ku sugneyn Muqdisho, isaga oo xusay in uu joogo gobollada dhexe. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-xaaskiisa-gubay-muqdisho-kuma-sugna-garoonkana-kama-dhoofin-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-03T23:26:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-23.24.49.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1406\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"806\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-xaaskiisa-gubay-muqdisho-kuma-sugna-garoonkana-kama-dhoofin-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-xaaskiisa-gubay-muqdisho-kuma-sugna-garoonkana-kama-dhoofin-video\/\",\"name\":\"\u201d Ninka Xaaskiisa Gubay Muqdisho kuma sugna Garoonkana kama dhoofin\u201d +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-xaaskiisa-gubay-muqdisho-kuma-sugna-garoonkana-kama-dhoofin-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-xaaskiisa-gubay-muqdisho-kuma-sugna-garoonkana-kama-dhoofin-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-23.24.49.png\",\"datePublished\":\"2024-02-03T23:26:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-xaaskiisa-gubay-muqdisho-kuma-sugna-garoonkana-kama-dhoofin-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-xaaskiisa-gubay-muqdisho-kuma-sugna-garoonkana-kama-dhoofin-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-xaaskiisa-gubay-muqdisho-kuma-sugna-garoonkana-kama-dhoofin-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-23.24.49.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-23.24.49.png\",\"width\":1406,\"height\":806},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-xaaskiisa-gubay-muqdisho-kuma-sugna-garoonkana-kama-dhoofin-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"\u201d Ninka Xaaskiisa Gubay Muqdisho kuma sugna Garoonkana kama dhoofin\u201d +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\u201d Ninka Xaaskiisa Gubay Muqdisho kuma sugna Garoonkana kama dhoofin\u201d +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-xaaskiisa-gubay-muqdisho-kuma-sugna-garoonkana-kama-dhoofin-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\u201d Ninka Xaaskiisa Gubay Muqdisho kuma sugna Garoonkana kama dhoofin\u201d +VIDEO - Wardoon","og_description":"Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa shaaciyay xog ku aadan halka uu joogo ninka baxsadka ah ee xaaskiisa ku gubay magaalada Muqdisho. Yabooh oo wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Universal ayaa xaqiijiyay in eedeysanaha uusan haatan ku sugneyn Muqdisho, isaga oo xusay in uu joogo gobollada dhexe. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-xaaskiisa-gubay-muqdisho-kuma-sugna-garoonkana-kama-dhoofin-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-03T23:26:22+00:00","og_image":[{"width":1406,"height":806,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-23.24.49.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-xaaskiisa-gubay-muqdisho-kuma-sugna-garoonkana-kama-dhoofin-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-xaaskiisa-gubay-muqdisho-kuma-sugna-garoonkana-kama-dhoofin-video\/","name":"\u201d Ninka Xaaskiisa Gubay Muqdisho kuma sugna Garoonkana kama dhoofin\u201d +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-xaaskiisa-gubay-muqdisho-kuma-sugna-garoonkana-kama-dhoofin-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-xaaskiisa-gubay-muqdisho-kuma-sugna-garoonkana-kama-dhoofin-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-23.24.49.png","datePublished":"2024-02-03T23:26:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-xaaskiisa-gubay-muqdisho-kuma-sugna-garoonkana-kama-dhoofin-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-xaaskiisa-gubay-muqdisho-kuma-sugna-garoonkana-kama-dhoofin-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-xaaskiisa-gubay-muqdisho-kuma-sugna-garoonkana-kama-dhoofin-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-23.24.49.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-03-at-23.24.49.png","width":1406,"height":806},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-xaaskiisa-gubay-muqdisho-kuma-sugna-garoonkana-kama-dhoofin-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"\u201d Ninka Xaaskiisa Gubay Muqdisho kuma sugna Garoonkana kama dhoofin\u201d +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179601"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179601"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179601\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179604,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179601\/revisions\/179604"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179602"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179601"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179601"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179601"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}