{"id":179609,"date":"2024-02-04T14:26:45","date_gmt":"2024-02-04T11:26:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179609"},"modified":"2024-02-04T14:26:45","modified_gmt":"2024-02-04T11:26:45","slug":"xamaas-oo-dalbatay-in-lasiidaayo-marwan-barghouti","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-dalbatay-in-lasiidaayo-marwan-barghouti\/","title":{"rendered":"Xamaas oo dalbatay in lasiidaayo Marwan Barghouti"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-179610\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/w1280-p4x3-barghouti.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/w1280-p4x3-barghouti.jpeg 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/w1280-p4x3-barghouti-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/w1280-p4x3-barghouti-1024x768.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/w1280-p4x3-barghouti-768x576.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/w1280-p4x3-barghouti-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/w1280-p4x3-barghouti-1068x801.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/w1280-p4x3-barghouti-560x420.jpeg 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/w1280-p4x3-barghouti-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/w1280-p4x3-barghouti-265x198.jpeg 265w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Waxa ay Falastiiniyiinta qaarkood u arkaan Nelson Mandela-hooda, waana musharraxa ugu cadcad ee mustaqbalka noqon doona madaxweynahooda. Waa maxbuuska ugu magaca weyn eek u jira xabsiyada Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Hadda ayaa xorriyadda Marwan Barghouti waxa ay ka mid tahay qodobada wadaxaajoodka xabbad joojin dhexmarta Xamaas iyo Israa\u2019iil. Hogaamiyayaasha Xamaas ayaa Jimcihii dalbaday in Israa\u2019iil ay sii deyso Barghouti, oo ah hogaamiye ka tirsan kooxda Fatax ee ay Xamaas siyaasadda ku loollamaan, waxayna sheegeen in sii deyntiisu ay qeyb ka tahay heshiis kasta oo lagu soo afjarayo dagaalka.<\/p>\n<p>Dalabkan ayaa indhaha mar kale ku soo jeedinaya Barghouti, oo dowr muhiim ah ku leh siyaasada Falastiiniyiinta xitaa isaga oo muddo ka badan labaatan sano xabsiga ku jira. Siideyntiisa ayaa aasaas u noqon karta in ugu danbeyn loo doorto xafiiska qaran.<\/p>\n<p>Xamaas ayaa sii deyntiisa dooneysa in ay dadweynaha taageero kaga kasbato, iyadoo sidoo kale u aragta Marwan in uu yahay shaqsi mideyn kara Falastiiniyiinta.<br \/>\nSarkaal sare oo ka tirsan Xamaas Osama Hamdan ayaa dalbaday in la sii daayo Barghouti iyadoo dhexdhexaadiyeyaasha caalamiga ah ay isku dayayaan in ay heshiis dhex dhigaan Israa\u2019iil iyo Xamaas ka dib ku dhawaad afar bilood oo dagaal ah.<\/p>\n<p>Israa\u2019iil ayaa dooneysa in la sii daayo in ka badan 100 qof oo la haystayaal ah oo wali ku jira gacanta Xamaas. Xamaas ayaa dalbanaysa in la soo afjaro weerarada militeri ee Israel ee khasaaraha badan dhaliyay, lana sii daayo kumanaan maxaabiis Falastiiniyiin ah.<\/p>\n<p>In ka badan 100 la hayste oo Israa\u2019iiliyiin ah ayaa la sii daayay ka dib xabbad joojin asbuuc socotay bishii Novembner. Israa\u2019iil ayaa qiyaasaysa in 136 qof ay wali ku jiraan gacanta Xamaas in kastoo 20 ka mid ah lagu dhawaaqay in ay dhinteen. Iyadoo ay Israa\u2019iil ka socdaan bannaanbaxyo lagu dalbanayo in la haystayaashaasi sida ugu dhaqsaha badan lagu sii daayo ayaa cadaadisku uu ku sii kordhayaa Ra\u2019iisulwasaare Minister Benjamin Netanyahu oo laga dalbanayo in uu heshiis galo.<\/p>\n<p>Falastiiniyiinta ayaa dhibaatada ehelladooda xiran ay u tahay mid xanuun leh. Halka Israa\u2019iil ay \u201cmaxaabiista ammaanka\u201d u aragto in ay yihiin argagixiso, Falastiiniyiintu waxa ay u arkaan geesiyaal la dagaallamayay gumaysiga Israa\u2019iil. Dhab ahaantii qof kasta oo Falastiini ah waxaa jira saaxiib, qaraabo ama qof uu yaqaan oo la xiray.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda xuquuqda aadanaha Israa\u2019il ee HaMoked ayaa sheegtay in Israa\u2019iil ay hadda u xiran yihiin ilaa 9,oo (sagaal kun oo qof). Xamaas ayaa dooneysa in dhammaantood la sii daayo. Laakin Xamdaan ayaa hadalkiisii Jimcaha xusay oo kale magacyada Barghouti iyo Axmad Saadat.<\/p>\n<p>Saadat ayaa hogaaminayay koox yar oo 2001-dii dishay wasiir Israa\u2019iili ah, waxaana loogu xukumay 30 sano oo xabsi ah dowrkii uu ku lahaa ka qeybgalka weerarkaasi.<\/p>\n<p>Falastiiniyiinta ayaa u arka Barghouti oo 64 jir ah, kana tirsan xisbiga Fatax ee Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas, in uu yahay kii beddeli lahaa Cabbaas oo 88 jir ah, madaxna u ah maamulka Falastiiniyiinta ee caalamku aqqoonsan yahay, ahna dowladda iskeed isku xukunta oo maamusha qaybo ka mid ah dhulka ay Israa\u2019iil haysato ee Daanta Galbeed.<\/p>\n<p>Qadoura Fares, oo madax ka ah Wasaaradda Arrimaha Maxaabiista ee Falastiin, taageerana Barghouti ayaa sheegay in haddii la sii daayo uu noqon karo musharrax la isku raacsan yahay kaasi oo mideyn kara Xamaas, Fatax iyo kooxaha kale ee Falastiiniyiinta. Ra\u2019yi aruurin la sameeyey bishii December ayaa sheegeysa in Barghouti uu yahay siyaasiga ugu saameynta badan Falastiiniyiinta isaga oo ka horreeya Cabbaas iyo Hoggaamiyaha Xamaas Ismaaciil Haniyeh.<\/p>\n<p>Israa\u2019iiliyiinta ayaa Barghouti u arka nin argagixiso ah, iyadoo in lagu qanciyo in ay sii daayaan ay tahay mid adag.<\/p>\n<p>Barghouti, ayaa ahaa hogaamiyihii Daanta Galbeed intii uu socday Kacdoonkii labaad ee Falastiiniyiinta horraantii 2000, waxaana shan mar lagu riday xukun xabsi daa\u2019in ah dowrkii uu ku lahaa dhowr weerar oo ay dad ku dhinteen. Intii uu socday kacdoonkaasi ayay dabley Falastiiniyiin ah fuliyeen weeraro ismiidaamin ah oo dhimasho iyo dhaawac sababay oo lala beegsaday basaska, maqaayadaha, hoteellada iyo dad Israa\u2019iiliyiin ah oo ku sugnaa gudaha Daanta Galbeed, taasi oo keentay aargoosi ba\u2019an oo ay sameeyeen militariga Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Sannadkii 2002-dii, Barghouti ayaa loo xiray eedo dhowr ah oo la xiriira dil. Ma uusan iska difaacin isagoo diiday in uu aqqoonsado sharciyadda maxkamadda.<\/p>\n<p>Barghouti ayaa ku dhashay tuulada Kobar ee Daanta Galbeed sannadkii 1962-kii. Isaga oo taariikhda iyo siyaasadda ka baranaya jaamacadda Bir Zeit, ayuu gacan ka geystay mudaaharaadyadii ardayda ee lagaga soo horjeeday gumaysiga Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Israa\u2019iil ayaa horey u diiday baaqyo ah in ay sii deyso. Waxa ay diiday 2011-kii in ay ku darto ilaa kun qof oo lagu bedeshay askari Israa\u2019iili ah oo lagu hayay Gaza, sida uu Fares sheegay. Yehya Sinwar, oo ah hoggaamiyaha Xamaas ee Gaza ahna ninkii ka danbeeyey abaabulka weerarkii Aktoobar ayaa lagu sii daayay heshiiskaasi maxaabiista la isku dhaafsaday.<\/p>\n<p>Wada xaajoodkii 2011-kii ayaa ku saabsanaa oo qura sii deynta hal la hayste. Iyadoo nolosha in ka badan 100 qof oo la haystayaal ah ay hadda miiska saaran tahay ayaa waxaa jira cadaadis ka badan kii hore oo saaran Israa\u2019iil sidii ay ku sii deyn lahayd maxaabiista Falastiiniyiinta ah. Taasi waxa ay ka dhigi kartaa mid u jilicsan in ay gasho heshiis keeni kara in Barghouti la sii daayo ayna Xamaas xoojiso sumcaddeeda Falastiiniyiinta.<\/p>\n<p>Source Voa<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa ay Falastiiniyiinta qaarkood u arkaan Nelson Mandela-hooda, waana musharraxa ugu cadcad ee mustaqbalka noqon doona madaxweynahooda. Waa maxbuuska ugu magaca weyn eek u jira xabsiyada Israa\u2019iil. Hadda ayaa xorriyadda Marwan Barghouti waxa ay ka mid tahay qodobada wadaxaajoodka xabbad joojin dhexmarta Xamaas iyo Israa\u2019iil. Hogaamiyayaasha Xamaas ayaa Jimcihii dalbaday in Israa\u2019iil ay sii deyso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179610,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179609","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xamaas oo dalbatay in lasiidaayo Marwan Barghouti - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-dalbatay-in-lasiidaayo-marwan-barghouti\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xamaas oo dalbatay in lasiidaayo Marwan Barghouti - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxa ay Falastiiniyiinta qaarkood u arkaan Nelson Mandela-hooda, waana musharraxa ugu cadcad ee mustaqbalka noqon doona madaxweynahooda. Waa maxbuuska ugu magaca weyn eek u jira xabsiyada Israa\u2019iil. Hadda ayaa xorriyadda Marwan Barghouti waxa ay ka mid tahay qodobada wadaxaajoodka xabbad joojin dhexmarta Xamaas iyo Israa\u2019iil. Hogaamiyayaasha Xamaas ayaa Jimcihii dalbaday in Israa\u2019iil ay sii deyso [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-dalbatay-in-lasiidaayo-marwan-barghouti\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-04T11:26:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/w1280-p4x3-barghouti.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-dalbatay-in-lasiidaayo-marwan-barghouti\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-dalbatay-in-lasiidaayo-marwan-barghouti\/\",\"name\":\"Xamaas oo dalbatay in lasiidaayo Marwan Barghouti - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-dalbatay-in-lasiidaayo-marwan-barghouti\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-dalbatay-in-lasiidaayo-marwan-barghouti\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/w1280-p4x3-barghouti.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-02-04T11:26:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-dalbatay-in-lasiidaayo-marwan-barghouti\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-dalbatay-in-lasiidaayo-marwan-barghouti\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-dalbatay-in-lasiidaayo-marwan-barghouti\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/w1280-p4x3-barghouti.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/w1280-p4x3-barghouti.jpeg\",\"width\":1280,\"height\":960,\"caption\":\"FILE PHOTO: Marwan Barghouti, a popular Palestinian leader, gestures as Israeli police bring him into the District Court for his judgment hearing in Tel Aviv May 20, 2004. REUTERS\/Pool\/David Silverman\/File Photo\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-dalbatay-in-lasiidaayo-marwan-barghouti\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xamaas oo dalbatay in lasiidaayo Marwan Barghouti\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xamaas oo dalbatay in lasiidaayo Marwan Barghouti - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-dalbatay-in-lasiidaayo-marwan-barghouti\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xamaas oo dalbatay in lasiidaayo Marwan Barghouti - Wardoon","og_description":"Waxa ay Falastiiniyiinta qaarkood u arkaan Nelson Mandela-hooda, waana musharraxa ugu cadcad ee mustaqbalka noqon doona madaxweynahooda. Waa maxbuuska ugu magaca weyn eek u jira xabsiyada Israa\u2019iil. Hadda ayaa xorriyadda Marwan Barghouti waxa ay ka mid tahay qodobada wadaxaajoodka xabbad joojin dhexmarta Xamaas iyo Israa\u2019iil. Hogaamiyayaasha Xamaas ayaa Jimcihii dalbaday in Israa\u2019iil ay sii deyso [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-dalbatay-in-lasiidaayo-marwan-barghouti\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-04T11:26:45+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":960,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/w1280-p4x3-barghouti.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-dalbatay-in-lasiidaayo-marwan-barghouti\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-dalbatay-in-lasiidaayo-marwan-barghouti\/","name":"Xamaas oo dalbatay in lasiidaayo Marwan Barghouti - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-dalbatay-in-lasiidaayo-marwan-barghouti\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-dalbatay-in-lasiidaayo-marwan-barghouti\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/w1280-p4x3-barghouti.jpeg","datePublished":"2024-02-04T11:26:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-dalbatay-in-lasiidaayo-marwan-barghouti\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-dalbatay-in-lasiidaayo-marwan-barghouti\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-dalbatay-in-lasiidaayo-marwan-barghouti\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/w1280-p4x3-barghouti.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/w1280-p4x3-barghouti.jpeg","width":1280,"height":960,"caption":"FILE PHOTO: Marwan Barghouti, a popular Palestinian leader, gestures as Israeli police bring him into the District Court for his judgment hearing in Tel Aviv May 20, 2004. REUTERS\/Pool\/David Silverman\/File Photo"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-dalbatay-in-lasiidaayo-marwan-barghouti\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xamaas oo dalbatay in lasiidaayo Marwan Barghouti"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179609"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179609"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179609\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179611,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179609\/revisions\/179611"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179610"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179609"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179609"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179609"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}