{"id":179637,"date":"2024-02-06T18:26:21","date_gmt":"2024-02-06T15:26:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179637"},"modified":"2024-02-06T18:26:21","modified_gmt":"2024-02-06T15:26:21","slug":"ninkii-xaaskiisa-gubay-oo-laga-soo-dajiyay-garoonka-muqdisho-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xaaskiisa-gubay-oo-laga-soo-dajiyay-garoonka-muqdisho-video\/","title":{"rendered":"Ninkii xaaskiisa gubay oo laga soo dajiyay garoonka Muqdisho +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179639\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/426266042_933174571592198_1369893043989001482_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"810\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/426266042_933174571592198_1369893043989001482_n.jpeg 810w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/426266042_933174571592198_1369893043989001482_n-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/426266042_933174571592198_1369893043989001482_n-768x1024.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/426266042_933174571592198_1369893043989001482_n-696x928.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/426266042_933174571592198_1369893043989001482_n-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 810px) 100vw, 810px\" \/><\/p>\n<p>Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaa galabta laga soo dajiyay eedeysane Sayd Cali Macallin Daa\u2019uud oo loo haysto inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis Maxamed, kaas oo lagu wado in la horgeeyo maxkamad.<\/p>\n<p>Eedeysanaha ayaa isaga oo baxsad ah shalay laga soo qabtay deegaanka Gaadaale oo hoostaga degmada Hobyo, xilli uu halkaas ku dhuumaaleysanayay.<\/p>\n<p>Garoonka waxaa ku sugnaa mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda saraakiisha amniga iyo ehellada Luul Cabdicasiis oo weli dalbanaya in si deg deg ah loo dilo eedeysanaha.<\/p>\n<p>Waxaa la filayaa in ninkan loo horgeeyo cadaaladda, maadaama dhibaato wayn uu gaystay, isla markaana uu gubay xaaskiisa oo xaamilo ahayd.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee, Luul Cabdicasiis ayaa Jimcihii ku geeriyootay magaalada Muqdisho kadib dhaawacyo daran oo kasoo gaaray dabka la sheegay inuu qabad siiyay ninkii qabay ee maanta lasoo qabtay.<\/p>\n<p>Luul ayaa ka mid ahayd shaqaalaha garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Marxuumadda ayaa waxay lahayd uur lix bilood ah markii falkaan loo geysanayay, iyaada oo sidoo kale aheyd hooyo kaligeed ku ahayd korinta lix carruur ah oo agoon ah oo nin kale u dhashay.<\/p>\n<p>Ninka dabka qabad siiyay marxuumadda ayaa waxay is guursadeen muddo hadda laga joogo 6 bil, ayaga oo qoyska uu sheegay in uusan jirin wax khilaaf ah oo ehelku ogaa oo ka dhaxeeyay.<\/p>\n<p>Si dhab ah looma oga illaa hadda sababta ka dambeysa falkaan argagaxa leh ee uu kula kacay xaaskiisa, inkasta oo ay soo baxayaan warar sheegaya inay salka ku hayso arrimo masayr.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FHaajirlegend%2Fvideos%2F766948718155795%2F&amp;show_text=false&amp;width=380&amp;t=0\" width=\"380\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaa galabta laga soo dajiyay eedeysane Sayd Cali Macallin Daa\u2019uud oo loo haysto inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis Maxamed, kaas oo lagu wado in la horgeeyo maxkamad. Eedeysanaha ayaa isaga oo baxsad ah shalay laga soo qabtay deegaanka Gaadaale oo hoostaga degmada Hobyo, xilli uu halkaas ku dhuumaaleysanayay. Garoonka waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179638,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179637","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ninkii xaaskiisa gubay oo laga soo dajiyay garoonka Muqdisho +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xaaskiisa-gubay-oo-laga-soo-dajiyay-garoonka-muqdisho-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ninkii xaaskiisa gubay oo laga soo dajiyay garoonka Muqdisho +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaa galabta laga soo dajiyay eedeysane Sayd Cali Macallin Daa\u2019uud oo loo haysto inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis Maxamed, kaas oo lagu wado in la horgeeyo maxkamad. Eedeysanaha ayaa isaga oo baxsad ah shalay laga soo qabtay deegaanka Gaadaale oo hoostaga degmada Hobyo, xilli uu halkaas ku dhuumaaleysanayay. Garoonka waxaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xaaskiisa-gubay-oo-laga-soo-dajiyay-garoonka-muqdisho-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-06T15:26:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-15.23.56.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1334\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1298\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xaaskiisa-gubay-oo-laga-soo-dajiyay-garoonka-muqdisho-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xaaskiisa-gubay-oo-laga-soo-dajiyay-garoonka-muqdisho-video\/\",\"name\":\"Ninkii xaaskiisa gubay oo laga soo dajiyay garoonka Muqdisho +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xaaskiisa-gubay-oo-laga-soo-dajiyay-garoonka-muqdisho-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xaaskiisa-gubay-oo-laga-soo-dajiyay-garoonka-muqdisho-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-15.23.56.png\",\"datePublished\":\"2024-02-06T15:26:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xaaskiisa-gubay-oo-laga-soo-dajiyay-garoonka-muqdisho-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xaaskiisa-gubay-oo-laga-soo-dajiyay-garoonka-muqdisho-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xaaskiisa-gubay-oo-laga-soo-dajiyay-garoonka-muqdisho-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-15.23.56.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-15.23.56.png\",\"width\":1334,\"height\":1298},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xaaskiisa-gubay-oo-laga-soo-dajiyay-garoonka-muqdisho-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ninkii xaaskiisa gubay oo laga soo dajiyay garoonka Muqdisho +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ninkii xaaskiisa gubay oo laga soo dajiyay garoonka Muqdisho +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xaaskiisa-gubay-oo-laga-soo-dajiyay-garoonka-muqdisho-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ninkii xaaskiisa gubay oo laga soo dajiyay garoonka Muqdisho +VIDEO - Wardoon","og_description":"Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaa galabta laga soo dajiyay eedeysane Sayd Cali Macallin Daa\u2019uud oo loo haysto inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis Maxamed, kaas oo lagu wado in la horgeeyo maxkamad. Eedeysanaha ayaa isaga oo baxsad ah shalay laga soo qabtay deegaanka Gaadaale oo hoostaga degmada Hobyo, xilli uu halkaas ku dhuumaaleysanayay. Garoonka waxaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xaaskiisa-gubay-oo-laga-soo-dajiyay-garoonka-muqdisho-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-06T15:26:21+00:00","og_image":[{"width":1334,"height":1298,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-15.23.56.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xaaskiisa-gubay-oo-laga-soo-dajiyay-garoonka-muqdisho-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xaaskiisa-gubay-oo-laga-soo-dajiyay-garoonka-muqdisho-video\/","name":"Ninkii xaaskiisa gubay oo laga soo dajiyay garoonka Muqdisho +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xaaskiisa-gubay-oo-laga-soo-dajiyay-garoonka-muqdisho-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xaaskiisa-gubay-oo-laga-soo-dajiyay-garoonka-muqdisho-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-15.23.56.png","datePublished":"2024-02-06T15:26:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xaaskiisa-gubay-oo-laga-soo-dajiyay-garoonka-muqdisho-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xaaskiisa-gubay-oo-laga-soo-dajiyay-garoonka-muqdisho-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xaaskiisa-gubay-oo-laga-soo-dajiyay-garoonka-muqdisho-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-15.23.56.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-15.23.56.png","width":1334,"height":1298},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xaaskiisa-gubay-oo-laga-soo-dajiyay-garoonka-muqdisho-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ninkii xaaskiisa gubay oo laga soo dajiyay garoonka Muqdisho +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179637"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179637"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179637\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179640,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179637\/revisions\/179640"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179638"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179637"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179637"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179637"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}